Inaad wax doonayso ku hanqal taagto wixii lagu farayna ka jeedsado laba is qaban ma'ahee, Waxa lagu faray qabo oo ka soo bax balanka kadib ayaad helaysaa intii lagu faray iyo dooonistaada in ka qurux iyo wanaag badane. FG: Salaada & Cadeyga joogtee waa quruxda iyo carafta nolosha