It's time to wake up and work hard to make Somaliland people United again. To make sure that we have to make change by voting for the humble and diplomatic man
Heego badan ayaa social media ku matagtay maanta. 😂😂
Laascaanood 6dii Feb 2023 ayaa gacanta Somaliland ka baxday. 6dii Feb 2023 waxay ahayd maalintii go'aankii Muse Biixi ku gaadhay in magaaladda laga saaro ciidankii Somaliland, oo ay u gacan gasho xoogagii jamaahiirta la magac baxay oo u badnaa shacab iyo Ciidankii Ka mushahar qaadanjiray Somaliland ee beesha Dhulbahnate u dhashay.
Waxa ku xigtay go'aankii Muse Biixi kaga faraxashay Laascaanood ee uu kaga soo baxay Goojacade, goaanka lagu gaadhay magaaladda Burco 23kii August 2023. Waa laba maalmood ka hor 25kii August 2023.
Heegoy, meel aad ka soo faraxalateen oo aad waliba ceeb kaga soo baxdeen, oo aad 500 oo askari oo ku jiraan sarakiishi Ciidanka Somaliland kaga soo cararteen, miyaad maanta nafis siyaasadeed ka daydaysaan? waa wax lagu qoslo.
#Somaliland
"This is how you take over a nation by soft jihad.
The Mayor of London is a Muslim.
The mayor of Birmingham is a Muslim.
The Mayor of Leeds is Muslim.
Mayor of Blackburn - Muslim.
The mayor of Sheffield is a Muslim.
The mayor of Oxford is a Muslim.
The mayor of Luton is a Muslim.
The mayor of Oldham is Muslim.
The mayor of Rochdale is Muslim.
All this was achieved by only 4 million Muslims out of 66 million people in England:
Today, there are over 1800 mosques in England.
There are over 80 sharia courts.
There are more than 50 Sharia Councils.
78 percent of Muslim women do not work, receive state support + free accommodation.
A large percentage of Muslims do not work and receive state support + free housing.
State-supported Muslim families with an average of 3 to 8 children receive free accommodation.
Now, every school in the UK is required to teach lessons about Islam."
- Johann P @JohannPbooks
@OGAA_NSHO Ilaahaw tanoo kale yaanay nagu dhicin. Markaad qayrkaa iska celin kari waydo ee cidadaad garabka ka sugaysayna ku dulayso Wax ka xun ma jiro
@CashoCosob Reer sh isaxaaq dhaqanba uma laha dilalka qorshaysan iyo shirqoolke, dilkaasi wuxuu ku dhacay si degdeg ah oo aan u muuqan in ay ahayd wax laga soo baaran dagey.
Wararka aan salka lahayn ee isku dirka ah ka kora
Marka hore Ilaahayba mahadleh nagu guuleeyay fartayadii iyo ducadayadiiba. Intaa ka bacdi Waxan halkan hambalyo aan lasoo koobi karin uga diraya madaxwaynaha la doortay ee #Somaliland mudane CABDIRAXMAAN MAXAMED CABDILAAHI #CIRRO alle hakugu astuto xilkaa laguu doortay.