@MowliidHaji Xaalka meesha u marayo iyo waxa uu ka hadlayo ma isu qalman uu hadan farayo ciidamada in ey cid weeraraan
Waa qeyb ka mida ayan darada Somaliya heysata
Maxey tahey sababta ka danbeysa in internetka laga damiyo somalia inteeda badan,
Qasaare intee le'eg ayaa ka dhashey,
Malaga yaabaa in halkaas wax laga baran karo oo shirkado badan kusoo biiraan kuwa hada bixiya adeega internetka