Waxaa jira 5 astaamood oo lagu garto qofka leh shaqsiyad wanaagsan taas oo uu kaga soocanyahay dadka kale ee la oran karo waxay xambaarsanyihiin shaqsiyad xun
Sanado ka hor ciidamadii Dhuusamareeb, Baydhabo, Gedo iyo Baladweyne laga dajin jiray waxay ahaayeen kuwa dano siyaasadeee lagu fushado o lagu ugaarsado dadka siyaasad ahaan ka aragti duwanaa rajiimka Farmaajo iyo Fahad haddase waxaa la helay dowlad iyo nidaam daacad ah
Ha ku qiimayn oo xukumin dadka tagtada ama the past. Dadku intaas wax bay baranayaan, isbeddelayaan, horay u soconayaan ee hala daba taagnaan shalay wuxuu ahaa. Maanta ayaa shalay ka muhiimsan. Jumca wanaagsan. Aan ku sallino suubbanaha, suuratal alkahfna aqrinno.