Today I chaired the first @SomaliaFGC meeting online due to #COVIDー19. We had good discussions on how we are improving financial governance through direct policy actions. We are committed to strengthening good governance, accountability& delivering on #Somalia's economic reforms
Dowladdu waxay maamulayaasha Isbitaallada ku war gelineysaa in bukaannada daryeelka caafimaad usoo doonanaya si taxadar leh ugu qaabilaan hannaanka ugu habboon si looga baaqsado in dadku waayaan daryeelka caafimaad ee ay u baahanyihiin.
👉https://t.co/rq4yaVoIUw
#KaHortagCorona
Dowladda ayaa maanta qolalka xaaladda degdegga ah (ACU) ee Isbitaal Martiini ku xirtay Labaatan (20) sariirood oo loo dhammeestiray dhammaan qalabkii loo baahnaa si loogu xanaaneeyo dadka uu soo rito #COVID19 ee xaaladoodu aadka u adagtahay
#KaHortagCorona#XilbaaNaSaaran
Xarunta isku xirka COVID-19 waxay fududeysay xariirinta bukaannada & xarumaha Caafimaad. Dowladda waxaa muhiim u ah bedqabka dadka ee qeyb ka qaado xakameynta cudurka, kuna dhaqan talooyinka caafimaad, si aad u badbaaddo bulshadana aad u badbaadiso
#KaHortagCorona#XilbaaNaSaaran
Ma jirto cid damaanad u heysata inuu ka badbaadayo Cudurka #COVID-19, ma jiro deegaan, dad iyo da' gaar ah oo cudurku beegsanayo, waxuu si isku mid ah ugu dhacay dad da' ah, dhallinyaro, dad ladan & dayar. Dawada ilaa hadda la hayo waa kahor tagga
#KaHortagCorona#XilbaaNaSaaran
H.E President @M_Farmaajo & @SomaliaMolsa Minister H.E
@HonWarfa officially launch #Baxnaano project which aims to provide cash transfers to 1.3 million poor & vulnerable households in #Somalia & establish the key building blocks of a national shock-responsive safety net system.
It was Mahatma Ghandi who said “A nation’s greatness is measured by how it treats its weakest members.” Thank you Mr President for your service to those in need.
Mahadsanid Mudane M/weyne.🙏
#Baxnaano
H.E President @M_Farmaajo & @SomaliaMolsa Minister H.E
@HonWarfa officially launch #Baxnaano project which aims to provide cash transfers to 1.3 million poor & vulnerable households in #Somalia & establish the key building blocks of a national shock-responsive safety net system.
The President of the FGS today launched in Mogadishu a programme of assistance for Somali youths Known as Baxnaano
"The assistance programme is timely because our country is fighting Covid-19” President Mohammed Farmajo said.
#somaliyouth#Somali