I live in Gaza, a scary war .
My family is going through the hardest times ever, please don't leave us alone.
If you are scrolling, comment with "You are not alone " or leave a dot, it's just a dot.
https://t.co/9ylfNqrylB
Itoobiya waxay gaartay marxalad ay Villa Somalia si toos ah ugu caga juglayso in ay u adeegsan doonto hogaamiye kooxeedka ayada raacsan ee dadka qaar u yaqaanaan maamul goboleedyo soomaaliyeed hadayna u fulinin wax yaabaha ay rabto (Blackmail - إبتزاز )
Ma ahan hadal aan iska leehay waa hadal dhab ah , hadaada waxaas igu raacin waxaan kuu adeegsan hogaamiye kooxeedka maamulada ciidankaygu mas'uulka ka yahay .