Journalists are professional first responders to every crisis situation and disaster.
Risk assessment for every assignment is important for reporters going to the field. In our third day training, we learn more about planning and preparations. @CanHCKenya#CanadaFund#CFLI
Hooyo Mataano dhashay oo ka mid ah dadka ku jira kaam ku yaala Guriceel ayaa baylah u ah dhibcaha roobka guga.
Xaliimo Macalin Xuseen oo dadka Kaam ka Mid ah ayaa xaaladaas nooga warantay.
@ygaraad Dadbaa ka shaqeeyay oo Illaah uu ku garabsiiyey in ilmahooda oo idinka ah ay ku dalxiisaan dal xor ah oo amni ka jiro, balse idinku kuma aadnaan simin amaanadaas caruurtiina oo inaka ah, halka aan inaguna aynaan hayn wadiiqo mustaqbal fiican u horseeda caruurteena.
@ygaraad Midnimadii miyaa halkaas ku luntay? Saw tii aan lahayn ha la ilaaliyo madaxbanaanida Soomaaliya!!!
Nabad iyo Nolol arinkan faahfaahin ha inaga siiyaan.