@a_jeyte45259 Yaa diidan in wadanka shaqaa ka socota : shaqo tuugo iyo mid kala dir Soomaaliyeed yaa xawli uga socda dalka. Naag 4 bilood ka hor la furana ilmaa Laga dhalowhaayaa.
#Congratulazioni a Sagal Abdi-Wali MP @SagalAbdiWali eletta a Holborn and St Pancras!
Da rifugiata somala a Leader di Camden a prima donna MP della circoscrizione dal 1979.
Una vittoria storica per Labour @UKLabour e una testimonianza di diversità, speranza e impegno e futuro.
@DrBaadiyow Mr Badiyo, please, talk about the ongoing electoral problems and national cohesion corrosion, otherwise stop insulting the somalis intelligence.
@a_jeyte45259 Yaa diidan in wadanka shaqaa ka socota : shaqo tuugo iyo mid kala dir Soomaaliyeed yaa xawli uga socda dalka. Naag 4 bilood ka hor la furana ilmaa Laga dhalowhaayaa.
@MUFASAllcv Sanbaloolshow, dulmi ninkii wax ka dhisaa asagu ugu dambayn dilaa. Xasan adiga wax ka keenay, adigaa soomaali ka dhex naadinayey in qabaa’ilku kala mudanyihiin, qabiil baas waa basal, cadaw yuu u sii kala fuqfuqi. Sinnaan, cadaalad iyo karti ku kala horrrayn yaa la rabaa
@DrBaadiyow Apparently the Hamza-dr Badiyow academy goes well along with the present political setting. Neither human solidarity for the victims of the evictions nor a single word over the systematic destruction of the national cohesion. It’s easy and nice to talk of abstrct leadership
@HassanAKhaire Hassan is wittingly undoing the Somali state, there is no need to tell us that;
do Somali politicians and intellectuals see an effective way to stop this treacherous man before it’s too late? It’s time to take hard decision, not to beg elections.
@HersiAbdikadar@ProfAbdiSamatar@Amohamednur Waa la isku haystaa wixii xildhibaanka kaa dhigay. Codkaaga waxaad ku biirisay goonigoosadka iyo kuwa jabka Soomaaliya ka shaqeeya ee ayaga adeejiya
Turkiya waa same la jeclaha kaliya ee Soomaaliya maanta leedahay. Wax ha la saxo lakiin cadaawad Turki cidna ka maqlimayno
@hiiraan Dastuurka, doorashada iyo guddiga doorashada wada sharci darrada ah yaa xasan sh raba in u ekaysiiyo wax xalaal ah .
Waa been Xasan u abaabulay in u shacbiga iyo gaar ahaan bulshada caalamka ka dhaa dhiciyo in u yahay nin sharci dhawra
Baabi’nta doorashada galmudug waa arrin Hassan Sh. Uga golleeyahay in u dadka ka dhaadhiciyo in qaab sharci ah oo asaga ka madax bannaan doorasho u socoto. Waa isku day’ aaminaad u raadin doorasho-ku -sheegiisa beenta ah