𝙔𝑨𝘼 𝙄𝑰𝙂𝑨 𝑱𝘼𝑾𝘼𝑨𝘽𝑰 𝑲𝘼𝑹𝘼 𝙎𝑼’𝑨𝘼𝑳𝘼𝑯𝘼𝑵?
Sharciga Doorashooyinka ee lagu dhisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Dastuurka 4ta Cutub laga badashay waxaa wax ka saxiixay qof ay Maxkamad ku eedeysay inuu galay khiyaano qaran iyo inuu shisheeye u adeego.
𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐬𝐡𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲;
Madaxda Dowladda Federaalka goormay ogaadeen inuu yahay khaa’inul wadan? Ma saxiixa ka hor mise keddib?
Shuruucda iyo heshiisyada uu wax ka saxiixay suuragal ma tahay ineyba ahaayeen shirqoollo shisheeye usoo dhiibtay?
Qof ay Maxkamad ku eedeysay khiyaano qaran, dhaqan gal ma noqon karaa saxiixiisa?
A bunch of very wet but happy “JOSP-ers” after a successful milestone mission bringing key stakeholders from 4 ministries & 5 UNagencies to HSS. The result of 12mths of hard work & joint advocacy. Big thanks for the continued support @USAIDSomalia@UKinSomalia#climateresilience
Flooding in Beledweyne is not a disaster without a solution or a profitable project! After three years of no rain, the flooding of the Shabelle River, especially in the city of Beledweyne, has returned. Flooding in Hiran region, especially in Beledweyne city, is one of the natu
An educated girl is an educated society.
الفتاة المتعلمة هي مجتمع متعلم.
Gabar wax baratay waa Bulsho wax baratay. ❤️
#Somalia#storytelling#photography