Sawirkaan waa 27 Febrary 1964 Baladweyne.
Soomaali u dabaal dagayso guul kadib dagaal dhex maray ciidanka xududuka soomaaliya iyo kan xabashida ee ku sugnaa xuduud beenaadka soomaali galbeed .
Waxay soo bandhigaayaan calanka ay ka qabsadeen itoobiyaanka oo muujinaayo guusha .
waa ka hor inta aanan af soomaaliga la qoron sida farta talyaaniga ay muujinayso .