Deni mindi afaysan buu wersengeli u dhiibay isagay na ku dhufanayaan
Alxaqiiqa MJ mudug malinta ay hawiya
Is layaan wada kasta oo aan ku taageri
Karo waa ku taageerayaa waa waxa ay maanta noo xeereen snm iyo reer mudug saw lama kala garan waayin
@gold_girl22 3000 oo Askari baa buuraha ku jiray
Goortuu dhahar weeraray bay intoodii
Bad nayd ka soo degeen tii kalle na way soo socdaan intaa keliya ayaaba meesha. Ka saari karta
Siyaasi Gamaal Hassan ayaa Madaxweyne Deni ugu hanjabay in aanu mahadin doonin dagaalka Dhahar ayaa yidhi; "Weerarka Siciid Deni ku qaaday magaalada Dhahar, waa nasiib daro aan miraheedda la mahadin doonin in maanta lagu duulo dhul nabad ah oo dad shacab ah loo geysto dil sababay dhimasho iyo dhaawac."
@MOHAMED5494887 Boqol magalo ka maqan
Buurta keliya 18 inka badan baa mu yaal
Banaaka intaan garan nayo Ilaa 15 kalle yaa ka maqan. Balbusle nin kujooge tuulo fiindhe
Darasalaam shimbiraale dawoco wardheer
Dhabqow shidan lama tirin karo