The looting of public land is a breach of the Somali constitution and national laws. In this joint statement with former Presidents @HESharifShAhmed and Abdiqasim Salad Hassan, we warn President Hassan Sheikh to refrain from this and return to the path of the law.
Waxaan shacabka Soomaaliyeed la qayb sanayaa farxadda dabbaal-degga munaasabadda 62 guurada ka soo wareegtay maalintii Gobollada Koonfureed ee dalkeennu ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii, isla markaana ay midoobeen labadii gobol ee Koonfur iyo Woqooyi.