Masjidka dhexdiisa ayaan qoraalkan ka soo qorayaa kadib markii aan soo xasuustay waxa dalkeena dumiyay inay yihiin wadaado qamiisyo soo gashtay kadib na dalkii iyo dadkii qixiyay walina isla ayagii ay rabaan in Dowladnimada na baraan Yaab!!😳
Magaca diinta oo laga been sheego waa danbi aan wax lagu tilmaamo la aqoon marba shaati la soo xirto😭😭
@DrBaadiyow Xiisada aad u moodo mid aan laga fiirsan ee katagaan Hirshabelle hadii aan sidhaba looga hortggin waxey kala diri kartas maamilkaas oo dib danbe loo soo dhisi doonin Hirshabelle wadajir ah waana kala qeebsami doonaa maamulkaas .
@DrBaadiyow Masuul sare nin xog ogaal ah baa tahay dalkaan waxii ka soo dhacay u soo taagna dadka nuucaaga oo kale wadamada horumaray dalka ayeey ka badbaad shaan dhibkasta oo dalkooda soo wajaha, haddaba Maxaa diiday in aan aragno mar walba wacyi gallintaada iyo baraarujin taada ?