Waa maxay sababta aynan cid ula wadaagin hadu xanuun maskaxeed inagu dhaco?
B. Waxaan ka baqnaa in Bulshadu ina tagoorto
T. Baqdin inaga haysta nafteena.
J. Dhaqan ahaan ceeba u haysaana.
#qeybtaxanuunadamaskaxdakudhaca
@Hamda_Raage waxay soo jeedinaysaa buuga SITAAD ee uu qoray Axmed Ibraahim Cawale.
Buugu wuxu ka hadlayaa dadka faraha baddan een wax baran, sida dumarku diintu kuso gaadhay, siyabaha ay farxada u helan iyo is-daren galinta diineed ee dumarka.
@zainnoted @BahjaDualle@nuraosman_
Rooda oo ka hadlaysa fikrad ay soo waday ilaa 2017 kana hadlaysa hooyonnimada kadib markii ay ogatay in lo bahan yahay cid hagta oo ay ka qataan fikrad una magac bixisay " Khibrad Hooyo".
@nuraosman_ @zainnoted @amuun_qawdhan@BahjaDualle@CigaalXamda