Ilaah ha u naxariisto inti dhimatay inta dhawacana ilaah ha no caafiyo, reer lascanood samirka badiya farajka dhaw Insha Allah. Midnimo iyo dadaal Insha Allah anagana duca idinla garab taganahay ilaah ha idin la jiro 😢😢😢🥺
اللهم إننا لا نعلمُ ما تحمله الأيامُ لنا في بطون الغيب ولكننا نُؤمن بأنك أنتَ السميع العليم القدير فأجعل لنا ما سيأتي خيرًا مما قد أتى وما سنستقبله من الأيام أسعد مما قد مضى
اللهم أمين
🌸 صباح الخير 🌸
Intaadan wax ka hadlin naftada waydi: xog inte ah ba ka haysa? maxaa ka dhihi karta?muhiim ma tahay ina waqtigan hadasho?adi maxaa ka faaide dadkana maxe ka faaidayaan?hadaa intan mid meesha ka maqanyahay ma qurux badnanayso faladada.
#اللهم_وفقنابماتحب_وترضى🤲