@HersiAHassan Xirsiyoow, arrintani sakaaro iyo muraayaddan aad ku eegayso uma dhawa. Waa masiirkii ummadda. Waxaan kugula talin lahaa inaad dadka aqoonta u leh la IR-ka la tashataan. Gaar ahaan dadka daraasadeeya PCR literature in Post-Soveit states.
@WaisAbdi1 Eeg waa laba midkood:
1. Ama Nacas reee soomalilaan ah ayaad tahay
Ama
2. faqash noo dhuumanya oo ummadan burburinaya ayaad tahay.
There is no way, qof somalilander xalaal ahi waxan u soo qoro.
@thebhlub Maxaa ku dhex jira qabiilka uu ahaa? Ii sheeg hal shay oo macna leh oo uu maanta ka tarayo nolosheena, xitaa hadduu ahaa HA?
Ninkan ujeedo ayuu u dagaalamay waanu ku jabay militari ahaan iyo siyaasad ahaanba. Thats what history writes. Juslike, the mad mullah, iyo afweyne.
@AwHirsiSO@michaelgwaltz Ahahaha Somalia mabay soo hadal qaadine, xageed aduu ka keentay?! ....There has no change in American policy [on Somaliland recognition as of now]. Sidaa u fahan, sheekhoow hadday doonaan next week bay badalayaane
@DrMohamedOmarr Well done, Mr. Ambassador. Regardless of their doctorinal subscriptions, Islamic scholars deserve the highest state reception and listening to their recommendations.
@ahmednasirlaw Degdeg ayaad qiimaynta u samaysay. Anagaad na odhan jirteen ' iidoor salfududaa, wuxuu sugayo muu dhawro!' Waar waa dambeeyaa, ee ha u sugi waayin.