๐ธ๐ด Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno GoleTalk โ madal Soomaaliyeed oo dadka isku keenta si ay u wadaagaan fikradahooda, wararkooda, iyo sheekooyinkooda.
Waxaan rumaysanahay in Soomaalidu u baahan tahay meel ay codkeeda ku muujiso, isku xirnaato, kuna dhisto bulsho dijitaal ah.
GoleTalk hadda waa live Android & Web. Waxaan ku casuumaynaa hay'adaha, shirkadaha, creators-ka iyo dhammaan Soomaalida inay nagu soo biiraan oo ay noqdaan qayb ka mid ah safarkan cusub. ๐ธ๐ด
Download: https://t.co/XGAtD3yLEX
@SomaliPM@voasomali@BBCSomali@TheVillaSomalia@MoCTSomalia
#GoleTalk #Somalia #Somaliland #Tech
The goletalk Promise:
1. If you follow someone, you'll see their posts
2. If someone follows you, they'll see your posts
Sounds basic, but apparently only truly elite coders can pull it off