Noloshu way gaabantahay masuuliyada dumarka dunida oo dhan ha isasii saariin ee ka bax guriga safar soco jimicso waxbaro is ogow naftaada jeclow shaqada aad jeceshahay shaqo aan ahayn ha qabanin Maya dhe Marka aad la kulanto bulsho doonaysa inay kugu xidhaan xayndaab dumarnimo.