Top Tweets for #Boojin
Sakariye Cismaan, @SakariyeDhegnas waa qoraagga buugga #BoojinBookTour #Boojin xalay ayaa lagu soo bandhigay Hargeisa. Runtii waa buug aad u qiimo badan oo dad badan xusuusinaysa maraxaladdii horraantii 2000, aad baad u mahadsantahay Sakariye.
Buugga waxaa daabacday @HiilPress

Second day of the #NugaalBookFair went great. We had a lively session. Discussions on literature never ceases to animate me.
#BOOJIN

Faallayn Buugga Boojin
…
Qoraaga: Sakariye Cismaan
Madbacadda. Hiil Press
Boggaga: 302
Daabacaadda: 2022
…
#BOOJIN, Waa magaca buuggaas aanu dacallada ka hayno aniga iyo Sakariye Cismaan oo ah qoraaga qalinka dahabiga ah u qaatay, sidii uu innoogu soo gudbin lahaa Sheeko-fanneedka buuggaas dhexdiisa muushka ah. Waa sheekooyin xiiso gaar ah leh oo akhrintoodda aadan ka daalaynin, mar wuxuu ku dhex geynayaa waayo dhallinyarnimo oo is-xifaalayn iyo kaftan leh, marna wuxuu sidii oo aad daawanyso kaaga faalloonayaa nolol jacayl iyo kala fogaansho xanuun badan.
Boojin waxaan oran karaa waa buug kuwiisa oo kale ay yartahay in ay isku dayaan dadka wax-qora.
Boojin, sida uu qaamuuska Af Soomaaligu, 1973 Yaasin C. Keenadiid, ku fur furayo macne ahaan waa: “Xoog kula tegida ama ku haysashada qof aan ku qanacsanayn in uu sii joogo halkaas lagu hayo”. Wuxuu intaas ku darayaa, in inta badan loo adeegsan jiray dumarka si loogu khasbo guurka. Mar marna rag iyo dumarba waa la boojimaystaa si looga helo xoolo lagu furto. Si fudud waxaa u oran karnaa waa ‘afduub’.
Buuggan aad ayuu xiiso u leeyahay, sida magac ahaantiisa ka muuqatana, waxaa ku dhex jirta dhacdooyin lala dhaygago.
Waad ku mahadsantahay Sakariye, sida aad noogu hurtay in aad nagu habto haruubadan kuu dhaansanaa.
Kaftan iyo ujeedo; Sawirkan waxaa la qaaday 2-da bishii July mar aan ka qaybgalay bandhigga buuggan oo Garoowe lagu qabtay huteelka Dream point. Qoraagu kaamirada ayuu u dhawaa sidaas ayaa uu ku caddaaday, aniguse waan ka foggaa waxaana noqday madow. lol.
Nabad ahaada, intii akhrisayna salaama.
…
20.09.2023
Boorama, Awdal.
Muumin Jamaac.

I am grateful to @HarareMohamed for this beautifully written review of #Boojin, my Somali novel. It’s still very much a surreal experience the reception my debut novel received. This reenforces my desire to write more novels about the Somali condition, a subject barely touched.
BOOJIN - Sakariye Cismaan
BUUG SAFKA HORE KAGA JIRA HALABUURKA SHEEKOOYINKA SOOMAALIYEED.
Buuggan wuxuu ka mid ahaa buug aan May-dii tagtay kasoo iibsaday Carwada Buugta Muqdisho. Bishii hore dhammaadkeedibaan subax arkay isagoo saaran maktabad aan buug kale kula riseeyay. Bogga ugu horreeya eegbaan is iri. Beryihii ka danbeeyay isha kama qaadin. Waan macaansaday, dhex maquuray sheekada ku jirta, dhex mushaaxay goobaha uu ka hadlayo. Mar aan qoslo, mar aan naxo, mar aan la murgo sheeko aan ogahay in ay mala awaal tahay iyo mar aan miisaan saaro hab tebinta qisada ku jirta ayay igu dhaafeen maalmihii tagay.
Markaan billaabayay buuggu weynaabaan is lahaa. Maantana baalasha ugu danbeeya markaan soo gaaray muxuu u dhammaanayaabaan is iri. Eray kuma dhammaan dhibco taxanbuu ku dhammaaday (…) anoo sii raba.
Buug sheeko mala awaal ah oo aan billow illaa dhammaad aqriyo waxaa iigu danbaysay Maana-faay oo Ayaan-daran iiga danbeeyay. Labadaa buug ee hore ee qiimaha leh waxaan ka jeclaysatay buuggan Boojin oo toos ii taabanayay maadaadma xilliga qisada la qorayo ay tahay xilli i quseeya - 2000-aadkii.
Waxyaabaha I cajabiyay waxaa ka mid ahaa sida qoraaga buugga, Sakariye Cismaan, uu afka hodan iyo cabqari ugu yahay. Markuu wax tilmaami tago wuxuu kusoo hor istaajinayaa qofka uu tilmaamayo. Wuxuu ku dhex geynayaa goobta uu ka hadlayo. Muuqaalka ka sokow kama tagayo dhawaqa, dareenka iyo urta. Wuxuu isticmaalayaa erayada saxda ah ee halkaa laga isticmaalo. Dadka qisadiisa ku jira mid midbuu kuu barayaa illaa uu si dhaba ah kuu dhacsiiyo. Waxaa dhacaysa in illaa 10-15 qof oo buuga ku jira aad la saaxiibto. Dabeecaddooda barato oo sii qiyaasi karto sida ay u fikirayaan. Haddana fajac aadan filayn ka waayi meysid.
Inkastuu buuggu tebinayo qiso mala awaal ah haddana inta ay qisadu socoto waxaad dhex dabaalanaysaa mowduucyo siyaasadeed oo xasaasi ah sida: qarankab, fowdo, dowladnimo. Kuwo dhaqaale sida ganacsiga gudaha iyo kan dibadda, iyo sida dabaqadda nolasha caasimaddu u kala duwan tahay. Arrimo bulsho sida: waxbarasho, xeer, guur, gudniin, quursi iyo mowduucyo kale.
Waa buug milgo iyo miisaan leh oo aan mahadinayo inuu kusoo biiray dhaxalka halabuurka Soomaaliyeed.
Waxaa qorey wariye sare @HarareMohamed.

Observations of Sakariye Cismaan @SakariyeDhegnas, author of #Boojin novel & editor-in-chief of @Gorfayn, about his recent visit of #Garowe city 👉
"Although there were some unfortunate recent skirmishes, the maturity of 20 years of stable governance finally prevailed. Puntland has one of the most robust governmental institutions in the country and the rock of this stability is the state’s elderly or ‘Isimmo’ as they’re known locally. They have an authority the mandated and elected president could only dream of. No politician or a group can reject their decrees. When politicians can’t reach a settlement, it’s the elderly that have historically calmed the waters."
👇 https://t.co/VkV7UhOL1O
Farxad bay ii ahayd ka qaybgalka Bandhigga Buugga #Boojin ee uu qoray sxbkay @SakariyeDhegnas oo safar dheer usoo galay inuu noo keeno dhigane si farshaxamaysan loo qoray kana hadlay sheeko Faneed iyo dhacdooyin taabanaya dhalinyaro.

Sharaf ayey ii ahayd in aan buugga sheeka-faneedka #BOOJIN, caawa ka guddoomo saaxiibkey qoraa @SakariyeDhegnas.

Sharaf ayey ii ahayd in aan buugga sheeka-faneedka #BOOJIN, caawa ka guddoomo saaxiibkey qoraa @SakariyeDhegnas.

Event: Book Launch in #Garowe
Date: 01 July 2023 @ 6:30pm
Venue: #DreamPoint Hotel
Book Title: #Boojin
Author: Sakariye Cismaan
@SakariyeDhegnas @mometov @MohamedSelh @abdikanihayir @AAMohamed23 @_xayaat
Please attend.
#BoojinBookTour #BOOJIN

Event: Book Launch in #Garowe
Date: 01 July 2023 @ 6:30pm
Venue: #DreamPoint Hotel
Book Title: #Boojin
Author: Sakariye Cismaan
@SakariyeDhegnas @mometov @MohamedSelh @abdikanihayir @AAMohamed23 @_xayaat
Please attend.
#BoojinBookTour #BOOJIN

It’s yours truly and my friend @MohametShariif in Garowe wishing you a very happy Eid. #BoojinBookTour #Boojin

Driving through beautiful and picturesque Nugaal. What a scenary!
#BoojinBookTour
On our way to Gaalkacyo, passing through Dayeenno, Gelinsoor, Bandiiradleey, Sadex Higlo, and Dagaari. #BoojinBookTour #BOOJIN
On the road to Gaalkacyo for a joint Puntland/Galmudug book event. Garowe will be next. Hope to see you all there. #BoojinBookTour #BOOJIN
I had the pleasure of attending the launch of the novel #BOOJIN in #Dhusamareb. The event was a sell-out, demonstrating the eager anticipation for this book. I’d like to thank @SakariyeDhegnas for the time & effort he put into writing this outstanding novel. #Galmudug #Somalia

My deepest gratitude to Dhusamareb residents and my dear friends that have worked with me so tirelessly and made the Dhusamareb event one of the most successul ones in my book tour. Thank you all. #FullHouse #SoldOut #BOOJIN

An open road, green pastures from recent rains, cloudy weather, and Hassan Ganey’s legendary Saylo sung by my two favourite vocalists, Samatar and Sahra Ahmed. What an atmosphere. #Boojin #NabadaaNaasLaNuugaLeh
On the road to Dhusamareb for the second stop of my Somalia book tour. See you all on Saturday evening or as the locals call it “ay Axad soo galayso”. #BOOJIN
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.6M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.5M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.2M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.7M followers

X 
@x
60.8M followers
























