Top Tweets for #Buulo
STS recently conducted a training for lead farmers in #buulo gaduud, Kismayo, focusing on:
✅ Production cost analysis & cost-effective farming
✅ Supply chains & marketing systems
✅ Pricing strategies
The training aimed to strengthen farmers’ capacity to make informed...
@stsintersol lead farmers in #buulo Gaduud, Kismayo are showing how simple, climate-smart practices can transform farming. By planting a mix of maize with cowpea, bell pepper, onion, Swiss chard, and lettuce in their demo plots, they’re not only boosting harvests but also...


#Al_Shabaab #Militants #Raid #Somali #Forces #Military #Checkpoint, Inflicting #Losses Among #Troops, in #Buulo #Mareer, #Lower #Shabelle, #Somalia - 18 December 2024
Read more: https://t.co/NIRizOF2wE

Ciidanka #Buulo xaaji alshabaab cagta ku mariyey halkee lagu soo tababaray?
HSM waa in uu yiraahdaa #Ahmed Madoobe ciidanka ii tababar.
#Dhacdadii Cawsweyne ayaa ka dhacday mid la mid ah halkaas.

Ciidamada #ATMIS ee fadhigoodu yahay Saldhiga #Buulo Mareer oo uu hogaaminayo Gaash. Don Naijuka ayaa kulan la qaatay maamulka degmada oo uu hogaaminayey gudoomiye ku xigeenka degmada Muxidiin Khariif Calio.
kulanka ayaa ku saabsanaa sidii loo dhisi lahaa guddi mideysan oo ka kooban sagaal xubnood oo noqonayo gudiga maareynta musiibooyinka. Guddigan ayaa xoojin doona #tallaabooyinka amniga si looga hortago khataraha Al-Shabaab, waxaana ay qaadi doonaan mas'uuliyadda qiimeynta saameynta fatahaadaha ay ku yeelan karaan deegaannada bulshada, hirgelinta ka hortagga musiibooyinka iyo dadaallada yareyntooda. sidoo kale fududeynta faafinta fariimaha lagu yareynayo saameynta musiibooyinka. #ATMISIINQaybaha

#ATMIS troops stationed at #Buulo Marer FOB, led by Maj. Don Naijuka, held a meeting with local district administrators, led by Deputy District Commissioner, Muhidin Kharif Alio.
Discussions at the meeting revolved around the establishment of a unified nine-member disaster management committee. The nine-member committee will reinforce #security measures to counter threats posed by Al-Shabaab and assume the responsibility of evaluating the impact of floods on community settlements, implementing disaster prevention and mitigation initiatives, and facilitating the dissemination of potential mitigation strategies. #ATMISInTheSectors

Ciidamada #yugandha ee qaybta ka ah #ATMIS iyo Ciidamada Amaanka #Somalia ayaa maalintii Sabtida aheyd howlgal roondo ah oo amaanka lagu sugayey ka sameeyay degmada #Buulo Mareer oo 123 KM dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan #Muqdisho.
ATMIS waxay roondo joogto ah oo wadajir ah la sameeyaan Ciidamada Amaanka Soomaaliya si ay gacan uga geystaan xasilinta Soomaaliya iyo soo celinta nabadda. #ATMISiyoQaybaheeda

#ATMIS #UPDF troops and #Somali #Security Forces (SSF) on Saturday conducted a joint patrol in #Buulo Mareer district 123 km SouthWest of #Mogadishu. ATMIS conducts joint regular patrols with SSF to help stabilise Somalia and restore #peace. #ATMISInTheSectors

Hambalyo Degmada Buulo-burte Oo Ku Guuleystay Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Ee Bisha Ramadaan. Buulo-burte Waxeey Noqotay Horyalka Degmooyinka Sanadka 2022-ka,
#Buulo-Burte,, Congratulations 🎉🎊🎈

Tuulooyinka #Busleey iyo #Buulo Aluundi oo hoostaga degaanka Janaale ee gobolka #Shabeelahahoose ayay ciidanka Xoogga Dalka #Soomaaliyeed kudileen 7-katirsan meleeshiyaadka #Alshabaab kadib markii ciidanka kawarheleen inay tuulooyinkaasi kudhuumanayaan maleeshiyaadka nabadiidka

Buulo-barde, Hiiraan-Soomaaliya.
Mid mid u daawo kadibna maxaa dareentay nala wadaag !
Xuquuqda sawirrada, Abdisalan Mohamed Ibraahim #Buulo-barde,

#NEWS: Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa hada Shsegay in ay dileen Saraakaal ka tirsan Al-shabaab kadib howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degaanka #Buulo Mareer ee G/ S/Hoose, Sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga Dalka @Somaliya_Cusub @AnitExtremism #Soma
#Alshabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Deegaanka #Buulo-#gaduud, J/hoose #Somalia
https://t.co/CNkaDD8fpg

Last Seen Hashtags on Sotwe
azeri #gey
Seen from Turkey
baitedboys
Seen from Australia
minichat()()()()*******
Seen from Germany
türkifşasex
Seen from Turkey
시디
Seen from Korea
master köle
Seen from Turkey
Exhibitionist
Seen from Netherlands
minichatttt
Seen from United States
tsaxa
Seen from United States
bully pequeño
Seen from Argentina
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers
































