Top Tweets for #CADAALAD
Libaax ayaa maxkamad furay si noolaha xawayaanka ugu soo dacdoodaa hadii uu cuno!!
Libaaxow #Cadaalad badane, bal nariistiisa fiiri maxkamad ayuu sameeyee. Ari iyo geelow sharciga raaca hadii ibaaxa idin cuno maxkamada udacwooda.
Wabilaahi al-towfiiq!!🤷🏾♂️
#Somalia #Mogadishu
@HassanSMohamud @HESharifShAhmed @SherifAbdinur @HassanAKhaire @AAbdishakur
Ilaahayow, ku hanuuni hoggaamiyeyaasha waxa khayr u ah dadka iyo dalka, kana dhig go'aamadooda kuwo horseeda nabad iyo caddaalad. 🌿
#Cadaalad #Nabad #Xasilooni #Duco
Aragtida dadweyneha Somaliyed.
“Hugaamiye nadiif ah waxaa nasoo maray Sharif Sheikh Ahmed, qaranka waxaa uqalma Sheikh Sharif waxaana ubaahanahay in loo dhiibo.”
#Cadaalad #Nabad #midnimosomaliyed
#Somalia #Mogadishu
@HESharifShAhmed
Shacab dulman, siyaasi iyo Beesha Caalamka dhamaan maanta waxey saf ugu jiraan Bad-baadiyaha Somaliya maanta ee M.W Sharif Sheikh Ahmed.
waxay Sheekh Shariif Sheekh Axmed u arkaan hoggaamiye khibrad iyo biseyl siyaasadeed leh oo dalka ku hoggaamin kara #Cadaalad #nabad, #midnimo, iyo xasillooni siyaasadeed.
#Somalia #Mogadishu
@HESharifShAhmed @HimiloQParty
Eedeymo culus ayaa soo baxaya: awood uruurin, musuqmaasuq, iyo cadaadis siyaasadeed. Halkee ayuu dalku u socdaa haddii wada-tashi la’aan lagu wado go’aamada muhiimka ah?
#Somalia #Musuqmaasuq #Doorashooyinka #Cadaalad #Dowladnimo

Wararka Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka xukun dil ah laga fuliyay Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay dilka gabadha yar ee Saabiriin Saylaan Cabdile. Kiiskan ayaa saameyn weyn yeeshay, haweenkuna waxay dalbadeen in Saabiriin cadaalad hesho. #Cadaalad #Gaalkacyo


Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa xiray Dahab Dental Clinic kadib markii lagu helay dukumiintiyo been abuur ah iyo qalab caafimaad oo aan habboonayn, kuwaas oo dhaawac u geystay bukaano Soomaaliyeed.
#Somalia #Caafimaad #Cadaalad #Xisaabtan

Cagaftii waxee kor tagtay gurigii gudoomiye mugaab #sinaan iyo #cadaalad @toxow252 @Ramadan70530344 catowga dhaafa 😂
Ciidamo ka tirsan Ururka Gantaal ee Qandala ma helin mushahar 4 bilood ah 😞. Taliyahooda wuxuu ka codsaday dowladda in xuquuqdooda la siiyo ✊.
#CiidankaSomaliyeed #Puntland #Cadaalad

🔴 Galkacyo... Nolosha qof lagu dilay $10 darteed!
Askari ayaa dilay nin masaakiin ah kadib muran canshuur ah oo yar.
Arrin murugo leh oo muujinaysa sida dhiigga Muslimiinta u noqday mid aan qiimo lahayn! 😔🩸
#Galkacyo #Somalia #Cadaalad #MuslimLivesMatter

Booliska SSC-Khatumo waxay qabteen 23 ka mid ah 24ka eedeysane ee kufsiga kooxeed ka dhacay Laascaanood; midka kalena weli waa la raadinayaa. Ilaahay ha naga badbaadiyo dhammaan. 🙏⚖️🚨 #Cadaalad #Somalia #JoojiXadgudubka

@Ducaysane17 Dhaliila maha waxaniye waa Maxay cadaalada wax loogu qaybinaya, ninka layaban in maxa hudhel hebel logu shiray dee ninka sida ufikirayow Ada cirka roob ku og, #SINAAN & #CADAALAD.
The leaders of #Somalia are hypocrites.
An individual who specializes in nepotism and favoritism claims to be forming a party so call “ #Cadaalad & #Wadajir” @TheVillaSomalia @Golaha_shac_JFS


Last Seen Hashtags on Sotwe
teeNager
Seen from Turkey
Gamechanger
Seen from United States
CandelonesMain
Seen from United States
exhibitionism
Seen from United States
BolaTinubuadministration
Seen from United States
teenage() video
Seen from India
Bitcoin
Seen from Brazil
معصيتّيَ_رِحّتِي
rape
Seen from Germany
精牛
Seen from Malaysia
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.6M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.3M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.5M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.9M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers
























