Top Tweets for #DNDF
Lt. Col. Ahmed Adan Abdullahi is the commander of the 13th #DNDF Battalion in @aussom_ Sector 4, leading troops in #Somalia’s stability mission after pursuing his childhood ambition of becoming a military officer.
Read his story: https://t.co/vJ5jQRQSeD…
#AUSSOMFrontlines

Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Jabuuti #DNDF ee #ATMIS ayu usoo dhamaaday tababar saddex bilood ah oo ku saabsan walxaha qarxa oo ka dhacay Xarunta Taliska Guud ee Qeybta 4aad ee ATMIS ee #Beletweyne, Gobolka Hiiraan.
Tababarkan oo ay si wadajir ah u bixinayeen @UNMAS iyo TDI, ayaa diiradda lagu saaray ka hortagga khataraha walxaha qarka #IED, isticmaalka hababka Electromagnetic Countermeasures (ECM), iyo maaraynta hawlaha walxaha qarxa si loo xoojiyo howlaha inta lagu jiro howlgallada.
Taliyaha qeybta 4aad ee ATMIS, G/sare Said Waberi Harour, ayaa ku booriyay saraakiisha inay adeegsadaan aqoonta iyo xirfadaha ay ku barteen tababarka si ay u yareeyaan khataraha walxaha qarxa oo ay u guuleystaan howlgallada. #ATMISIyoQeybaheeda

12 Askari oo ka tirsan Ciidamada #ATMIS oo ay 6 ka socotey #DNDF 6da kalana #ENDF ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo 2 todobaad ah oo ku saabsanaa hawlgallada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Tababarka ayaa ciidamada lagu barey xirfada qorsheynta sarana loogu qaadey xog uruurintooda iyadoo la adeegsanayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagama maarmaan u ah howlgallada casriga ah ee ciidamada.
Tababarka ayaa lagu soo gabagabeeyay xaflad ay ka soo qeyb galeen ku simaha taliye ku-xigeenka Qaybta 4-aad ee #ATMIS G/sare Alemayehu Geberegzeabher, madaxa hawlgalada qaybta 4aad, 3 xidigle. Ismail Mohamed Abbas & Madaxa Saadka 3 xidigle. Aadan Faarax Giire. #ATMISIyoqaybaheeda

15 saraakiil oo ka tirsan ciidamada #DNDF & #ENDF ee #ATMIS ayaa dhammaystay koorso saddex toddobaad socotay oo la xiriirtay Amniga Duulista taas oo lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Qeybta 4-aad ee Beledweyne, Gobolka Hiiraan.
Tababarka oo ay soo qabanqaabiyey UNSOS iyo shirkadda Hart International waxaa looga gol lahaa sidii sare loogu qaadi lahaa xirfadaha saraakiisha iyo sidii nidaamyada amni ee caalamka la isla oggol yahay looga hirgelin lahaa Qaybta Duulista QM iyo garoonka diyaaradaha ee rayidka.
Tababarka ayaa diiradda saray mawduucyo kala duwan, sida Amniga Duulista ee Hay’adda Caalamiga ah ee Duulista Rayidka (ICAO), iyo koorsooyin la xiriira baaritaannada X-rayga iyo shixnadaha.
Taliyaha Qeybta 4-aad, Gaashaanle Sare Said Waberi Harour oo ka hadlay xafladda xiritaanka ayaa ugu baaqay saraakiisha inay dhaqangeliyaan xirfadaha cusub ee ay barteen si ay u xaqiijiyaan badbaadada iyo amniga hawlgallada duulista ee Hawlgalka.

15 #ATMIS #DNDF & #ENDF troops have completed a three-week intensive Aviation Security (AVSEC) course at Sector 4 HQs in Beletweyne, Hiran Region.
The training, organised by @UNSOS_ and Hart International, aimed to enhance the officers' skills in applying internationally accepted security procedures at the @UN’s Movement and Control (MOVCON) Unit and the civilian airport.
It covered various topics, including International Civil Aviation Organization (ICAO) Aviation Security, X-ray Screener and Cargo Screener courses.
At the closing ceremony, Sector Four Commander Col. Said Waberi Harour urged troops to use their new skills to ensure the safety and security of the Mission’s aviation operations.

On Saturday, #ATMIS #DNDF and the Somali National Armed Force's (SNAF's) 27th Division launched a military offensive against Al Shabaab in Beerayabaal District, Hiiran Region.
The operation was led by SNAF Commander Col. Farah Koshin, Buula Burde District Commissioner Hassan Mohamed Abdi and ATMIS Djibouti Buula Burde Forward Operating Base (FOB) Commander Maj. Mohamed Ahmed Youssouf.
The offensive is part of a complex military operation targeting Al Shabaab militants in Hirshabelle State. #ATMISInTheSectors

Sabtidii, Ciidamada #ATMIS #DNDF iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliya qeybtooda 27-aad ayaa weerar milateri ku qaaday Al Shabaabta degan degmada Beerayabaal ee gobolka Hiiraan.
Howlgalka ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha Ciidanka XDS G/Sare Faarax Kooshin, Guddoomiyaha Degmada Buula Burde Xasan Maxamed Cabdi iyo Taliyaha Saldhigga ATMIS ee Jabuuti (FOB) Gaashaanle. Maxamed Axmed Yuusuf.
Weerarkan ayaa qeyb ka ah howlgalo waaweyn oo ciidamada ay ku bartilmaameedsanayaan maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada maamulka Hirshabeelle. #ATMISIyoqaybaheeda

Ciidanka #DNDF #ATMIS, Booliska ka tirsan Hawlgalka & Kuwa Ghana ayaa shalay ku xusay #MaalintaCaalamigaaheeCarruurtaAfrika Xerada Barakacayaasha ee Wabi Shabeelle ee magaalada Beledweyne. Waxaa saraakiisha hoggaaminayay SP. Chungu Moffat, waxayna carrabka ku adkeeyeen ahmiyadda aqoonta iyagoo sidoo kale ugu baaqay qoysaska deegaanka inay carruurtooda ka diiwaangeliyaan iskuullada.
Saraakiishu waxay cunto & agab kale oo aan cunto ahayn ugu deeqeen xerada. Maalinta Carruurta Afrika waxaa sanad walba la xusaa 16-ka Juune. #Waxbarasho #CarruurtaAfrika

On Monday, 11 #ATMIS #DNDF troops completed a one-month intensive Counter-Improvised Explosive Device (C-IED) training at Sector 4 headquarters in Beletweyne, Hirshabelle State.
The training, conducted by @UNMAS, aims to equip officers with skills to conduct route searches & minimise the threat of Improvised Explosive Devices (#IEDs) mounted by Al-Shabaab along major supply routes.
#ATMIS Sector 4 Commander Col. Said Waberi Harour & DNDF Battalion Commander, Col. Mohamed Hassan Abdallah, awarded certificates to the troops & emphasised the importance of the training, urging them to apply the acquired skills for security & protecting local communities from the dangers posed by IEDs. #ATMISInTheSectors

Lix ka tirsan saraakiisha Ciidanka Jabuuti #DNDF #ATMIS ayaa Talaadadii dhammaystay tababar saddex maalmood socday oo ay ku barteen xirfado aragagaxisada loogula dagaallami karo hab elektoronik ah. Tababarka waxaa soo qabanqaabisey Hay’adda @UNMAS ee ku sugan Xarunta Dhexe ee Qeybta 4-aad ee Beledweyne, HirShabelle.
Tababarka gaarka ah wuxuu sare u qaadayaa awoodaha nabad ilaalineed ee ciidanka, xoojinayaa dadaallada shacabka looga ilaalinayo halisaha walxaha qarxa, wuxuu sidoo kale joogteynayaa amniga gobolka.
Taliyaha Qeybta 4-aad ee ATMIS, Gaashaanle Sare Saciid Waaberi Haruur ayaa ugu baaqay saraakiisha inay xirfadaha ay barteen ku dabaqaan hawlgallada si loo dhimo saameynta walxaha khatarta leh.
#ATMISIyoQeybaheeda

On Tuesday, 6 #ATMIS #DNDF troops completed a three-day Electronic Counter Terrorism Course (ECC) training organised by @UNMAS at Sector Four HQs in Beletweyne, Hirshabelle State.
The specialised training enhances the troops’ peacekeeping capabilities, bolstering efforts to protect civilians from IED threats and maintain security in the region.
At the closing ceremony, ATMIS Sector Four Commander, Col. Said Waberi Harour urged the troops to apply their newly acquired skills in operations to mitigate the impact of hazardous devices. #ATMISInTheSectors

Today in #Beletweyne, #ATMIS Sector 4 Commander Col. Said Waberi Harour met Hiiran Governor Musa Salat Wehliye & local officials to discuss security, esp with end of #Ramadan approaching.
The Governor praised ATMIS #DNDF & #ENDF troops for tireless peace and security efforts. He called for continued collaboration with #Somali security forces to effectively address potential security threats during this period. #ATMISInTheSectors

So, we are in a full-on free fall, then?
Cool. 😎 🇨🇦 #HateGate #Canada #TrudeauMustGo #FuckThe338 #PierrePoilievreIsLyingToYou #DNDF #Diagolon #DiagolonForever #FindYourFriends
If you at all doubt the decline. Ask yourself how many #FastAndFurious movies there are. Then ask how many songs are simply being reprocessed not newly written. #OnlyFans is a thing, so is #TikTok It's not complicated, we peaked a LONG time ago. #DNDF
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣*gasp inhale*🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 #diagolonnow #diagolonforever #DNDF #NOGOTT #OhCanada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Breaking: No public inquiry into foreign interference: Special rapporteur Johnston to undertake 'public hearings' https://t.co/lR1SF1fv7p
@DiagolonMonkey @peoplesreset I don't know if I should enjoy the giggle or lean in with nearly 2 years of personal observations of the truth here Monkey. This newest turn of events is priceless and very sad. #NOGOTT #DNDF Have a safe day❤️
Last Seen Hashtags on Sotwe
Content
Seen from United States
teenageee
Seen from United States
ometv(()) within_time:222m
Shameon57MuslimNations
Seen from United States
somno
Seen from Australia
minichat
Seen from France
schoolgirl leaks
Seen from Ireland
justiceforbhoomika
Seen from United States
TrashToImpact
Seen from United States
我的岳母苏沛真
Seen from Vietnam
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers










































