Top Tweets for #JIILCUSUB
WAR-GELIN MUHIIM AH
Daah-furka Madasha Isbedelka Jiilka cusub
Goobta: International University of East Africa - IUEA, #Kampala
Taariikh: 25 May, 2024
Wakhtiga: 5:00PM ( Galabnimo)
Sh. @MAbduweli
Halkaan ka daawo muuqaalka
https://t.co/mXwcH4oGei
#JiilCusub #RajoCusub
Somali New Generation for Change Forum is a pioneering organisation dedicated to empowering Somali’s new generation to shape a peaceful, secure and brighter future.
#JiilCusub #RajoCusub #SNCForum #Somalia #Somalis

"Garoowe waxay caasimad u tahay 9 Gobol, sidoo kale waxay xarun u tahay seddexda qeyb ee Soomaaliya qeyb ka mid ah. Waa maagaalo miisaan iyo mug weyn ku fadhida, una baahan qorshe gaar ah." Musharrax Duqa Garoowe, Axmed Shire Axmed.
#JiilCusub #JihoCusub

Today, is a big day for #JeenyoFC. Our new chairman Mohamed Abdullahi Haji has received Membership Certificate and the renewal of the club identity & Club License from Somalia’s Football Federation.
#JiilCusub #YoolCusub. #JeenyoFamily

"Markii aan noqday duqa Magaalada waxaa markii ugu horreysay Soomaaliya u sameeyay waji Soomaaliyeed oo caasimaddii matala, masiirkeedana u fadhiistaan Soomaali wada dhan".
Hoggaamiye @ThabitMhd
#JIHOCUSUB
#JIILCUSUB

Musharax Madaxweyne @ThabitMhd ayaa waqti qurux badan la qaatay dhallinyarada #Soomaaliyeed.
#JIHOCUSUB #JIILCUSUB
#DanguudIyoDowladnimo
Musharrax @ThabitMhd wuxuu noqday musharraxa kaliya ka hadlay dowrka haweenka iyo ka qeybgalka arrimaha siyaasadda, wuxuu ku dheeraaday sida ay muhiim u tahay in haweenka waxbartay laga qeyb galiyo siyaasadda dalka.
#JIHOCUSUB
#JIILCUSUB
#DanguudIyoDowladnimo

Waxaan galabta casirkii booqday Beerta Benaadir oo aan kula soo kulmay bulshada, si gaar ah dhallinyarada oo aan waqti fiican la soo qaatay. Somalia waxay u baahan tahay Hoggaamiye u bareeri kara khatarraha, si dalka amni ahaan & garsoon ahaan loo xoreeyo.
#JIHOCUSUB #JIILCUSUB
Waxaan u taaganahay qabashada xilka Madaxweynaha J.F.S. Qorshaheyga Siyaasaddeedna waa #7HORTABIN
Waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ka codsanayaa duco iyo taageero.
#JIHOCUSUB #JIILCUSUB
#RabbiTaloKuFilan

Xasuusaha hoggaamiyaha dhallinyarada ee Jiilka cusub iyo Jiheeyaha Mudane @ThabitMhd
#jiilcusub
#jihocusub
#DanguudIyoDowladnimo
#15MAY2022
Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay maanta sugayaan Hadal-jeedinta Hoggaamiyahooda @ThabitMhd , taas oo ku xiran rajadooda iyo inaan mar dambe la dhihin "Waxaa tihiin mustaqbalka berri".
#Jihocusub
#Jiilcusub
#DanguudIyoDowladnimo

"Dhallinyarada duul la dareen ahoo, duruufahooda fahmey doonayaan".
Codka dhallinyarada Soomaaliyeed.
#Jiilcusub #Jihocusub
#DanguudIyoDowladnimo
Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Thabit Cabdi Maxamed oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa qaatay shahaadada musharraxnimo ee madaxweynaha Soomaaliya.
#JIHOCUSUB #JIILCUSUB
#DanguudIyoDowladnimo

Ololaha siyaasadda waxaa mashquul lagu noqdaa musharraxa balse haddii la is weydiin lahaa qofnimada & aragti, ma dhacdeen in kan doorka ah laga dawakhmo.
Hoggaamintu kuma asteysno buunbuunin ee waa waxaad toshay, waxaad ka tagtay iyo talo waxaad leedahay.
#JIHOCUSUB #JIILCUSUB
Last Seen Hashtags on Sotwe
masÖr
Seen from Turkey
minichat()** filter:videos
Seen from Netherlands
redbubble
Seen from Spain
doingItForHim
Seen from United States
nudedance
Seen from Turkey
上吊
Seen from Netherlands
transscat
Seen from Spain
snapchat() +filter:native_video
Seen from Mexico
Horizonte
Seen from Spain
sanalshow
Seen from Turkey
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers









