Top Tweets for #Kufsi
The rape of minors continues in laascanood.
Except the victims are forced in to silence giving the perpetrators a way out of their crimes.
#kufsi

11 years old Boy raped and murdered in #Gaalkacyo Puntland Somalia.
#Kufsi Land aka #Puntland Gaalkacyo @m_farole @Abukarawale @Puntlander416 @GenUgaask @kamalshifow @cunayee @NurTabulaRasa

Narrative BEEN ABUUR #KUFSI laga abuurayo reer #Laascaanood ayaa jira ee iska ilaaliya, waxay doonayaan diversion tactics and trap. DO NOT ENTERTAIN!
Shalay ayagoo is jecle walid'koodan kufaraxsanyihiin ayey isguursadeen In maantana ay udiido xuquuqdii sariirta ninkeda waxay ugu diiday ayaa mesha kujira horta Areyga #kufsi ee mamada isticmashay waxaa dhici karta in uu ka keenay ciilka ay u qabto raga #somaliyed .
waad salaaman tihiin dhamaantiin, maalimahan danbe dadku waxay Aad igu doodayan #kufsi,#gudniinka fircooniga ah, #siyasada ,#qabiil iyo wixii la mid ah.Wali miyadu aragteen cid uu doodaysa xuquuq dadka naafadaha ama hooyoyinka ! Fadlan ilaa wadaag aragtidaada hadaan qaldanahay!

-Soo #Kufsi laga hadli mayo horta?
-Kufsiga & raalli-ahaanshuhu isku meel magalaan?
-Sharciga kufsigu ma tirtirayaa dambiyada kale?
-Wiil ama nin ma la kufsan karaa mise maya?
-Haddii ay haa tahay sidee/xaggee?
-Halkaa markay joogto, sidee baa loo qeexi karaa jariimadaas?

#Kufsi geyste kaalmo maleh.
Haweenka Hadaad dishaan
Hadaad kufsataan Hablaha
Hooyooyinka Noqon Lahaa
Huq iyo kudishaan Halgaad
Halbawlaha Wada Jartaan
Hadhhowto Xageed Ku hiram
@NafisaOgle @Sooyaal5 @NimcoBakaal
Kufsi waa cawaanimo! Waa meel ku dhac kii ugu liitay. Cadaalad daro ka weyn ka ma jirto. #Kufsi waa ihaano Dumarka tan ugu xun ee la gaarsiiyaa. Gabarta dabaqa laga soo tuuray AUN. π‘π

Waxaan si adag u ceebeynayaa kuwa xadgudubyada #KUFSI kula kacay gabdhaheena Soomaaliyeed heer kasta & daβ kasta oo ay bulshada uga jiraan.
Falkaas xun waa mid khilaafsan shareecada Islaamka, #Dastuurka Qaranka, mabaadiida guud ee caddaalada, qiyamka iyo dhaqanka suuban.
Some of youβre elected, other influential a changemakers-
When the soldiers are part of the rape and the authorities are silent, What's the right to live? @SenatorAbshir @FadumoSomali @MinisterMOFA @AmbGamal @humanrights1st @mahadsalad @HRWLRF @DrMaryanQasim @MOWDAFA @NorwayMFA
Maalinta Khamiista ah ee 22-ka bishan August ayaa markale ay maxkamadda sare ee #Puntland u muddaysay dhegeysiga kiisa #Caaisha_Ilyaas.
Sabtidii lasoo dhaafay mid kamid ah eedeysanayaasha saddex ah ee loo haysto kiiskan ayaa qirtay #kufsi. #Somalia
Ma aysan mudnayn in laga ooysiiyo, Balse ilintu waa ay ceshan wayday , waxa ay u baahan tahay Cadaalad iyo Nabad Galyo si ay waxbarashadeeda usii wadato si nabad ah.
#Somalia
#CaddaaladDoon
#Kufsi
#nabad

Last Seen Hashtags on Sotwe
ΰΈΰΈ§ΰΈΰΈΰΈ΄ΰΈͺΰΈ£ΰΈ°ΰΈ«ΰΉΰΈΰΈΰΈͺΰΉΰΈ§ΰΈΰΈΰΈ±ΰΈ§
Seen from United States
whitegirl #twerk
Seen from United Kingdom
Traditionalwaterharvestingsytem
Seen from United States
ε½δΊ§TS
Seen from Vietnam
beyondthemap
Seen from United States
liftcarry
Seen from Japan
bikesmeanbusiness
Seen from United States
bibleapp
Seen from United States
eksib di
Seen from Indonesia
ε°η£ηε₯³
Seen from Malaysia
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers























