Top Tweets for #MAAMULKA
Dawladnimadu #faan keliya ma aha. Waa adeeg loo qabto shacabka, lagu horumariyo noloshooda, laguna sugo amnigooda. Dowladda wanaagsan waxaa lagu cabbiraa adeegga ay bixiso iyo sida ay u wanaajiso nolosha muwaadiniinta, ee ma aha hadal iyo #faan.
#maamulka #Maxamuudsaleeban

#FARIIN KU #SOCOTA #MAAMULKA W.B
Fariin amni awgeed Maadaama Gen #jimaacle wato ciidan iyo gaadiid dagaal oo aad u tira badan waa in ay caasimada soo gelin oo meel kale maraan waa suurad xumeen magaalada ah magaalada waxaa jooga wafuud badan oo #ajaanib ah iyo #safiiro caalami ah ceeb bay inagu noqonaysa in magaalada ay dhex maraan 100 tikniko ah kuwii shalay baa khalad ahayd in kastoo iyagu police u badnaayen baabur yar yarna wateen marna yaan la aqbalin in ciidan xajmigaa le,eg magaalada dhex maro
Dawlada faraalku ciidankeeda ha u samayso meelo loogu talo galay oo ay joogaan inta caleema saarku socdo amniga aan ka wada shaqayno โ
@NortheasternWB @AliYusufHosh

#News
Madaxweynaha #Maamulka Woqooyi-#bari Soomaaliya H.E abdiqadir axmed aw-cali Firdhiye ayaa la kulmay #xildhibaannada Gobolka #Soomaalida ee Woqooyi-bari #Kenya

#Maamulka Woqooyi-bari waxa uu aqoonsan yahay Puntland balse ma aqoonsana Somaliland โ sida ku xusan Dastuurka WB, waxa uu maamulayaa 200 mayl oo bad ah, waana maamul u furan in lagu soo biiro.

#Maamulka SSC Madaxweyne Firdhiye oo si rasmi ah uga qayb gelaya shirka Madasha Qaranka ee Madaxweynayaasha maamul-gobolleedyada
maanta Laascaanood ka Dhagax dhigay 8 Mashruuc oo horumarineed oo ay ku jirto Madaxtooyada SSC-Khaatumo
Waa Guul, Midnimo inta dhiman Tartiib'Tartiib

Sheekada runta ah waxay tahay xataa #Maamulka #Somaliland oo doorasho u dareeraysay ku dhowaaday 20sano
Ayaa waxaa diiwan gashan kaliye tiri dhan โMilyan iyo Sedex boqol oo Kunโ!
Maamulka #Soomaliland oo qiratay inay wali diiwan gelinti dhamaystirin, hadane waa ay codeeyaan inta diiwangashan!
Marka dadka reer #Somalilan ma 2malyan uun baa?! Khiyaaliga dadka waa sika hadlaan, oo @HassanSMohamud baa wado ee ha la diidi weeeyo!
Horeyso haloo socdoโฆ biloow barako
Puntland Vs Awdal
Tirada guud ee dadka ka codeeyay 2 gobol iyo badh oo Puntland ah oo ka kooban 36 dagmo waxay noqotay 252kun
Halka Gobolka Awdal oo kaliya uu yaalo cod dhan 181kun

Maareeye @Hon_Maareeye wuxuu yidhi #maamulka (Soomaalididka ee SNM somaliland)qayb kama ahan dawlada fadaraalka Somalia iyo dastuurka JFS ee uu caawa u doodayay in la dhamaystiro dastuurkanโ. Hadaba Suโaal Maareeye iyo 50ka Xildhibaan ee #maamulka (Soomalidiidka ee SL )u jooga Muqdisho maxay u joogaan golayaasha doodaha dastuurka JFS looga hadlayo? Gudoomiyaha aqalka sare, Raiisulwasaare ku xigeenka Iyo wasiirada dawlada JFS kamidka ah ee kasoo #jeeda (Soomaalidiidka ee SL) yay metelaan? Ma waxay moodayaan soomaalidu inay doqomo yihiin oo aanay waxa socda fahmayn?.
@HamzaAbdiBarre @TheVillaSomalia @HassanSMohamud

#Maamulka #SSC_Khatumo wan ku bogaadinaya diwaangalinta Ciidanka uu bilaabay maamulku runtiina wa Cudud Ciidan oo Somalia u aayi doonto gundhigna u noqon kara Dhismaha Ciidanka xooga dalka Jamhuuriyada Somalia

#BREAKING_NEWS
#Maamulka SSC-khaatumo ayaa si rasmi ah Ayaa Caasimada Maamulka SSC-Khatumo Ee Laascaanood ugu casumay Madaxweynaha Puntland.
Madaxweyne Cabdiqaadir Firdhiye iyo Isimada dhaqanka SSC oo Garoowe kula kulmay Madaxweyne Deni ayaa ku marti-qaaday in uu Todobaadkan booqdo Laascaanood.
Madaxda Puntland iyo SSC-khaatumo oo ay weheliyaan isimada dhaqanka ayaa sidoo kale shir gaar ah oo ku saabsan xoojinta iskaashiga labada maamul waxay ku yeelan doonaan Laascaanood



@JibrilQoobey Adiga cid waxa kaa waydiinaysa ma jira afkaagu ha karo #maamulka @SSCKhaatumo anka qablada siyaadayada waa @Muqdisho weeyi halkaas baa nalaga maamulaa
Waxaa dhaqan galay Amarkii #Hogaamiyaha #Maamulka
SSC-Khaatumo C/Qaadir Axmed Aw-Cali Kaas oo ahaa inaan Magaalada Wax Hub ah Laga dhex ridi karin magaalada lagu dhex arki karin wax gaadiid hub ah oo dhex mari karin marka laga reebo gaadiidka Laamaha amaanka
24Kii Saac hudhood

#Maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Heegan Galiyay Ciidmada difaaca #buuhoodle Oo Udiyaarsan Cidhib tirka Argagaxisada somaliland Ayaa Waxa Si Isdaba Joog ah Usoo Gaadhaysa Saanad Meletari iyadoo hubka noociisa waa wayn Lagu Diyaariyay Jiida hore ee Dagaalaka #SSCDF
@SSCKhaatumo

Last Seen Hashtags on Sotwe
baixarenda
Seen from Norway
ๅฐ้
Seen from Poland
GrdfIDF
Seen from United States
TechnologyTips
Seen from United States
ุนูุฒู
Seen from Jordan
spycam video
Seen from Turkey
nsfwtwt #dildo #wetpussy
Seen from Canada
forgestrong
Seen from United States
indian #femboy
Seen from India
tรผrbanlฤฑensest
Seen from Turkey
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers





























