Top Tweets for #MASAR
#Wasiirka_Arrimaha_Dibadda iyo dhiggiisa #Soomaaliyeed ayaa adkeeyay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta xiriirka istiraatiijiga ah ee u dhexeeya #Masar iyo #Soomaaliya. 🇪🇬🇸🇴

From Masar Makkah to New destinations Umm Al Qura for Development & Construction Launches New Five-Year Strategy and announces Its Second Destination in Makkah
https://t.co/ciA81pBQQj
#Masar #UmmAlQura

Meaningful visit yesterday as @SheriR_Anderson UN Resident Coordinator & @MariaSt_UNHCR met students & teachers in schools supported by the #MASAR project. With support from @WorldBankMENA we are supporting @Refugees access quality #Education for a better future.🎓

En @Casaarabe Córdoba, mujeres agricultoras de Argelia participan en la primera edición de diálogos del programa #Masar Al An de @AECID_es, sobre mujeres en el sector agroalimentario en el Mediterráneo. @CooperacionESP

Waa Dhuumoo Dharag,
Kaas xiiqsan ee Cabaas la dhaho Baashihi #Masar iyo Qardaashkii #Turkiga Ee Dhulka islaamka iibiyey
Maanta Booskoodkii #Erdogan iyo #Sisi ku jiraan Diin ahaan buu u aaminsanyaha in la adeeco Xalaalnatahay Heshiisyada ay galaan @PhiloSomalia
@Abashaji001

سفارة دولة إسرائيل في مصر 🇮🇱🇪🇬
كل عام وأنتم بألف خير
بمناسبة رأس السنة الميلادية الجديدة ٢٠٢٦
#Hinda Culusow , Agaasimaha hab maamuuska Madaxtooyada Villa #Somalia, oo horcararaysa shirkii jaraaid ee Madaxweynayaasha #Sooomaaliya iyo #Masar.
Madaxweyne #Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa lagu eedeeyaa baratakool xumo inay ka haysato fagaaraha #caalamka , isaga oo aan helkiisa ma ahan cid kale aaminsanayn.
13% shaqaalaha u shaqeeya ciidamada Israel waa Masaari, waxaa sidaas sheegay xafiiska tirakoobka guud ee #Masar.
Waa shaqaale rayid ah oo u adeega ciidamada Israel. Waxay ka shaqeeyaan cunto karinta, dhar dhaqidda, kabo tirtirka, iyo adeegyada soo dhoweynta.

Madaxweyne #Xasan Sheekh ayaa gaaray Dalka #Masar magaalada Qaahira, Madaxweynaha Eritrea , Isaias #Afwerki ayaa sidoo kale ku sugan Masar.
Masar iyo Eritrea oo dhinac ah iyo Itoobiya ayaa xiriirkoodu xun yahay halka Dowlada #Soomaaliya la garan la’ yahay mesha ay raacsan tahay.

Ma run baa in Sirdoonka Masar ay qorshe qarsoodi ah ka wadaan si ay u wiiqaan Turkiga iyo Qatar?
Siyaasadda Bariga Dhexe meel xasiloon ma leh... 👀
Please fikirkiina qa muhiim, comment uska so muujiya
#Masar #Turki #Qatar #Sirdoon #BarigaDhexe
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Sirdoonka Masar uu shabakad sirdoon ku fidsaday si uu u dabagalo Turkiga iyo Qatar.
Laakiin yaa dhab ahaantii hoggaaminaya ciyaartan qarsoon? 🕵️♂️
#Masar #Turki #Qatar #Sirdoon #BarigaDhexe
#السعوديه_العراق #Afghanistan #كاريزما76 #patlama
Xariirka Soomaaliya la leedahay dalalka Masar iyo Itoobiya.
#Soomaaliya #Masar #Nabad #Isgaarsiinta #Dhaqaale #Wadahadal
WARKA: #Tigray Oo Digniin U Diray #AbiyAhmed, Xadhigga Dhallinyarada #DDS, Qorshaha Weerarka #Israel Ee #Masar & Xogo Kale
https://t.co/rEg9sLbxtp
wasiirka arrimaha dibadda #Turkiga , Hakan Fidan oo la kulmay madaxweynaha #Masar, waxay muujisay suragalnimada in ajandaha wadahadallada lagu soo daray arrimaha #Somaliland , iyadoo ka hadlaysa sababta qasab ka dhigaysa in laga hadlo waqtigan Somaliland ,

Shirkada Starlink iyo maalqabeenka Elon Musk ayaa xaqiiyay in Somalia laga heli karo Internetka Starlink. Waxana hadalka imaanayaa xili dalalka
#Turkey, #Hindia, #Sucuudiga, #Masar, #Pakistaan, #Iran .
Starlink now available in Somalia! 🇸🇴
Lama fahmin sababta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu hadlay Ingiriisi shirkii jaraa'id ee ka dambeeyay shir madaxeedkii Masar iyo Soomaaliya, iyadoo uu si fiican u yaqaan Carabiga! ❗️🤔🇸🇴
#XasanSheekh #Soomaaliya #LuqaddaHooyo #Masar

Madaxweynayaasha Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdifataax Al-Sisi ayaa shalay ku kulmay qasriga Al-Caalamayn, kulan muujinaya xoojinta walaaltinimada iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar 🇸🇴🇪🇬
#Somalia #Masar #Iskaashi_Soomaali_Masri

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.6M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
108.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.3M followers

NASA 
@nasa
92.1M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.6M followers

KATY PERRY 
@katyperry
86.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
80.6M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
72.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.4M followers

YouTube 
@youtube
68.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
68.5M followers

Bill Gates 
@billgates
63.4M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.5M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
61.1M followers

X 
@x
60.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
59.9M followers























