Top Tweets for #Mustafe
Suldaan #Mustafe ayaa sheegay in Maamulka #Woqooyi Bari uusan wax tallaabo ah qaadin tanyo markii la xasuuqay dadka reer #Adhicadeeye.
Credit BBC.
Haddaydaan #Sheikh maxamed Abdi umal Soomaalinimo iyo D5
ahaan udiidayn intaa Sheikh #Mustafe idiin sheegaybuu idiin sheegay.
war jaahilnimada iskadaaya oo Allihiina kabaqa wxani siyaasad iyo xifaaltankii Soomaalida way idinla dhaaftaye oo isla yaaba!
#Qudus๐ุฃููุณ ู
ููู
ุฑุฌู ุฑุดูุฏุ
Bal qiyaas cidhib dambeedda ilmahaa yar iyo taariikh xumada
iyo diin la'aan lagu samaynayo๐ญ
"Ina walan wal-wiilkiisu wiilkuu Dhalo gaaladuu weheshan' doonaaye~Sayid maxamed 1913
ilaahow dadkaa sharkooda naga badbaadi--ุงูุง ููู ูุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนููโผ๏ธ

#InPhotos: A farewell ceremony for the former Deputy Director of the #Somaliland Civil Service Institute, #Mustafe Ahmed Mohamoud, and a welcoming reception for the incoming Deputy Director, #Mohamoud Dahir.

#Mustafe is the 2nd chairman of Al-Ictisam extrimist group and expected upcoming leader of the group. Ideologically the group is a caliphate seakers and anti-nationalist, but they currently use the greater ๐ธ๐ด as bridging stone for their Islamist agenda (caliphate).
@thebhlub Rasmiyan Mustafe waa guddoomiye ku xigeenka Ictisaamka Somalia oo ah urur siyaasadeed diiniya oo inuu dalkan ka shaqeeyo ay xadgudub ku tahay distoorka Somaliland.
Public Speaker #Mustafe oo loo garan oghayahay Sh. Mustafe Ismacil hadda iyo kafib #Somaliland lagama ixtiraami doono, wallawaynta uu iska dhaadhicinayo iyo isagu way is huranyihiin yaan cabasho laga soo maqlin.
Adeerkay Mustafe, waa YouTuber Af-ku-xoogle ah oo cadowga Somaliland u afduuban. Waxa uu rumaysan yahay in 90% dadka sacabka u tuma ay Walaweyn yihiin oo uu ku khasban yahay inuu raali geliyo. Wuxuu yidhi mar uu Maraykan noogu yimi : " aniga meel kasta oo aan u safro waxa isoo dhaweeya Walaweynta oo I xishmeeya; laakin, dadka reer Somaliland ima qadariyaan - oo xataa Airports-ka dunida iyo ka Hargeisa midna iiguma yimaadaan, shirarka aan qabtana ma xiiseyaan." Keligiis maaha - Ina Sheikh Cabdiraxman Kaariye iyo 5 kale oo Hargeisa inoo fadhiya iyaguna waa la mid . @yGabobe @AbdisalamYassi1
The Governor of the Somali region of Ethiopia #Mustafe is a murderer who killed more than 400 children and their mothers in the Dacawalay area, in Ethiopia @Mustafe_M_Omer @EthiopianHRC @AbiyAhmedAli @EdnaAdan @FaisalAliWarabe @musebiihi https://t.co/S4bTVq2OkZ
@Mustafe_M_Omer Look how PP politics is backward. Why do you need to write about he said &they said gossip? #Mustafe is incompetent .Many still believe its capacity is reduced from original after PP leader Abiy shamefully sweared in Egypt saying แแแ
แแแ
แ แแแฐแฝแ infront of Egypt TV.
Why #PP is leaning toward #Mustafeโs Somali region now?. Well the obvious reason is #PP leaned to Amhara to fight #Tigrayan TPLF by promising land from western & south Tigray. It lost Amhara support & turn to Somalis by giving disputed land to Somalis from Oromia.@HaileTaye3
#DEG_DEG: Mudaharaadyo lagaga soo horjeedo Maamulka Madaxweyne #Mustafe ayaa hadda ka bilowday magaalada #Jigjiga.
Shacab ka gadooday dulmiga & dhibaatada ayaa iskugu soo baxay dariiqyada
Ciidanka DDS ayaa maalmahan gabbood-fallo u geysanayey xubnaha @ONLFofficial
The price of peace !
Somali regional state of Ethiopia has embarked on a remarkable development path, underscoring the government's commitment and the achieved value of peace in the region.
#SomaliRegionalstate , #PMOEthiopia
#Mustafe M. Omer, #InvestEthiopia ,
@Shewalem_Asfaw Mr. Cagjar and his Malatia so called Lyu Police killed 300 Innocent people at Dawacalay olny 3 hour if this massacre what else we called. #Mustafe must face the justice.
Somaliland youth are advocating their government to stop Khat/ Jaad from Oromia Ethiopia ๐ช๐น. I donโt support this idea,because this will hurt poor farmers in Oromia which has nothing to do with president #Mustafe of Somali region who is committing war crimes in #Dawacely village against Isaaq tribe civilians. I am advising president @ShimelisAbdisa to speak with the federal government about war between Isaaq tribe in Ethiopia and Liyuu police who are supporting Ogaden tribe to grap more more land by using the government resources

I strongly condemn President #Mustafe of Somali region of Ethiopia ๐ช๐นand #Amhara extremists in Jigjiga for forcefully taking the house of #Ugaas Abdirashid of Gadabuursi tribe. This is unacceptable for someone from Gojam taking the house of #Ugaas Abdirashid. #Amhara extremists took the house during Derg and theyโre still illegally occupying. News Jig-Jiga:- Taliska gurracan ee Mustafe Cagjar oo kaashanaaya xabashida damaca foosha xun leh ayaa ku kacay tacadi ka dhan ah ugaaska guud ee beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi.
Malayshiyaad ka amar qaata maamulka balaayo-doonka ah ee ina Cagjar ayaa weerar ku qaaday guriga uu ugaasku ku leeyahay magaalada Jigjiga kuwaasi oo dhaawacyo u geystay xubnaha qoyska ee saaka ku suggnaa aqalka ugaaska kadibna xabsiga u taxaabay ehelkii oo dhan.
Guumeystaha xabashida ayaa damcay in ay la wareegaan gurigan oo ah aqalkii lagu dilay ugaas Rooble sidoo kalena uu ku dhashay ugaas Cabdirashiid kaasi oo ay markasta muran geliyaan guumeystuhu.
Ugaaska oo ku suggan magaalada Addis-abbaba ayaa hadda dacwada guriga u gudbinaaya dawlada federaalka Ethiopia kadib markii uu caddaalad ka waayey maamulka xabashidu haysato ee Jigjiga. @PMEthiopia

Madaxweynaha la doortay ee #Somaliland Mudane C/raxmaan Maxammed C/laahi (#Cirro) ayaa Madaxweynaha #DDS, Mudane #Mustafe Muxummed Cumar iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee magaalada #Hargaysa u soo maray safarkiisa.

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.7M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.4M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers






























