Top Tweets for #QANDALA
In #Qandala, summer heat pushes families to the outskirts for cooler weather - putting them at risk from explosive hazards.
In June, IOM & Puntland Ministry of Security raised awareness about these risks reaching 26, 373 people via their phones.
@UKinSomalia #EORE

๐ #Dhaadaar โ #Qandala
Wafti ka tirsan Golaha Wasiirrada Puntland oo uu hoggaaminayo Mujaahid Wasiir @FarahJuxa, kana kooban xubno dhowr ah oo Golaha Wasiirrada ah, ayaa saaka ka degay Cal-Miskaat, xilli halkaas uu ka socdo dagaal culus.

Brig. Gen. Ahmed Abdi lost his life alongside a bodyguard in an explosion that occurred near Dhasaan in #Qandala. He played a crucial role in the fight against ISIS in Al-Miskaad.
ุงูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู ุงูููู
ุงุบูุฑ ูู ูุงุฑุญู
ู ูุงุณููู ูุณูุญ ุฌูุงุชู .
#Somalia
#NORTHEAST
#Puntland

1/
The geology of Qandala, Puntland mirrors Yemenโs Jabali Mine, where zinc, lead & silver occur in Jurassic limestones and dolomites along fault zones.
#Qandala #Sanaag #RasAsayr #SomaliaMining #Zinc #Lead #Silver #Galena #Puntland #EconomicGeology #MiningAfrica

๐จ#Dhaadaar || MP Farah Jama, accompanied by Qandala District Commissioner #Khuurshe, has handed over a camel caravan to the Puntland Defence Forces. The camels were contributed by the residents of #Qandala district to support the @Pldefenceforce .
These camels will assist the military in transporting supplies, ammunition, and evacuating the wounded. In the rugged terrain of #Almiskaad, they have become a vital logistical asset.
This is a powerful example of unity between the people and their government โ a partnership built on strength and dignity.

๐จNew: Great progress in #Dhaadaar, #Qandala! The water well drilling by @PL_CTOperations will greatly benefit the local community by improving access to clean water.

This could be anywhere in #Calmiskaad and #CalMadow.
I spent the last few days in Muscat, #Oman for business. A city with terrain remarkably similar to Cal Miskaad, especially the historical city of #Qandala, #Puntland. Itโs time we migrate back to Puntlandโs coastal cities.
#Qandala Mid kamid ah Magaaloyinka ugu taariikhda dheer dhulka xeebaha ah, Magaalo Cajiib ah oo leh Xadaarad fog, Dhulka kulaala Buuraha Cal-miskaad. Gacankii hodanka. #PuntlandBariSomalia
#QANDALA: Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland, oo saaka ka dhaqaaqay tuulada Dhaadaar ayaa sahamin iyo miino-baar kaddib si nabad ah ula wareegay degaanka Dhasaan ee degmada Qandala, oo uu ku eg yahay wejiga labaad ee dagaalka Ciribtirka Argagixisada ISIS.
Qaar kamid ah Saraakiisha ciidamada Puntland ee hoggaaminaya dagaalka oo hadda ku sugan Dhasaan ayaa sheegaya in aysan wax iska caabin ah kaga imaan mileeshaadkii Daacish oo mudda sannado ah ka talinayay degaanka, kaddib markii ay isaga carareen saacado ka hor intaan ciidanku gaarin.
Saraakiisha Ciidamada Puntland waxay sidoo kale sheegeen in uu weli baaritaan amni ka socdo gudaha degaanka Dhasaan, gaar ahaanna saldhigyadii ay ka carareen dagaallamayaasha Argagixisada ISIS, kuwaasi oo hubin kaddib la soo bandhigi doono wixii loogu tegey.
Qabashada degaanka Dhasaan ee degmada Qandala ayaa ka dhigan in uu dhammaystirmay wejiga labaad ee dagaalka cirib-tirka mileeshiyaadka Daacish, iyadoo loo gudbi doono wejiga saddexaad ee sifaynta firxadka iyo haraadika kooxda ee ka baxsaday gacanta ciidamada.
Puntland Post

#QANDALA: Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo dhammaystiraya wejiga labaad ee hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIS ayaa mar kale saaka dhawr jiho kaga ruqaansaday jiidda Dhasaan ee degmada Qandala.
Ciidamada oo markii u horraysay u baxay dhul ka dabacsan buurihii adkaa ee uu horay uga socday hawlgalka ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda Argagixisada ka sifeeyaan degaanno ay ku jiraan Af-cad, Xankookib iyo Dhasaan, halkaasi oo uu ku eg yahay wejiga labaad ee dagaalka.
Wararka ayaa sheegaya in durba hadda ciidamadu gaareen degaannada qaar islamarkaana aysan weli la kulmin wax iska caabin ah taasi oo muujinaysa jabka iyo kala firxadka ku dhacay dagaallamayaashii Argagixisada ISIS oo habqankoodii ciidamadu daba joogaan.
Puntland Post

Last Seen Hashtags on Sotwe
amazonsexposition
Seen from Pakistan
้่ฎฟ
Seen from Australia
AttackonPolice
Seen from United States
ipcam
Seen from Brazil
snowbunnys
Seen from France
chofรกn
Seen from United States
esex #discord
Seen from Australia
ุชูู_ุชูู
Seen from Canada
tenga #้ฃๆบๆฏ
PampasGrass
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers

































