Top Tweets for #SHIRKII
#Shirkii ma Burburi doonaa mise waa laysku qasbi doonaa Siyaasinta Soomaalidaa.?
Waxaa La kala taagan yahay Xalane aan ku shirno iyo Villa Somalia aan ku shirno.

#SHIRKII #KISMAAYO
#Mudo kororsi Maya.
#Doorasho Muqdisho Maya.
#Doorasho Qof iyo Cod ah Wadadeedii kama shaqayn MW Xasan.
#Maamulada Galmudug Hirshabeele iyo Konfur Galbeed Doorasho Qabsada.
#Dastuurkii Hore waa lama taabtaan.
#Shirkii ayaa halkiisii ka sii socda maalintii labaad. Waxaa la filayaa in go’aamo wax ku ooli oo Awdal iyo Soomaliba dan u ahi ka soo bixi doonan.
Guul iyo gobanimo!
#Shirkii albaabaduu u xirahanyahay wali wuu ka socdaa Villa Somalia, waxaana madaxwayne Xasan Shiikh uu leeyahay "ciidamada federaalka jooga Baydhabo Maayland waxaan doonayaa inaan u soo daabulo Xamar,https://t.co/PeZa4ALOSB

Waxaa Gabi Ahaanka Joogsaday #Shirkii U Dhaxeyey Dhaqankii Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Qalaan Qale Ee Gobolka Galgaduud Rasmiyan Looma Oga Waxa Sababay Lkn Xogo Hose Ayaa Sheegay In La Isku Fahmi Waayey Cidka Ku Hareysa Gudaha Deegaanka Uu Ka Bilowday Dagaalka Ee Qalaan Qale

"Wuxuu Goluhu walaac ka muujiyey hab-dhaqanka Dowladda Federaalka ah lasoo ban-baxday oo ay kula dirirayso Federaalisim-ka, taasi oo dhaawac weyn ku ah hanaanka Geedi socodka Siyaasadda Soomaaliya". #Shirkii Golaha Wasiirada ee Todobaadkan.

"Goluhu waxaa uu ka hadlay Xaaladda Guud ee Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorka Siyaasadeed oo ay ku jiraan goáamada Masiiriga ah ee Puntland qaadatay iyadoo la illaalinayo Nidaamka Federaalka ah oo ah kan keliya ee lagu wada-heshiiyey".#Shirkii Golaha Wasiirada ee Todobaadkan

#Shirkii Baarlamaanada IGAD oo Suudaan ku soo geba geboobey

#Shirkii #Waddani: #Doorashadii #Cirro Iyo #Maxamed #Cali, #Bixitaankii #Muumin Seed Iyo… https://t.co/BxpB4Uq2Tl

Ismaaciil Hurre: Waxaa habooneed in #shirkii shalay ay ka qeyb gasho dowladda kaliya http://t.co/4Xn9Oyd4a6
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.2M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers











