Top Tweets for #SPALearningLab
Waxan soo gaarnay gabogabadii tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda (@somalipubagenda), ahna Agaasimaha @SPAResearch_ , @FarhanShabel.
#SPALearningLab #ResearchTraining

Ustaad @MariamDini3 ayaa galabta bixin doonta xiisadda latalinta iyo hagidda ee la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. Waxaan uga mahadcelineynaa sida ay had iyo jeer noogu heellan tahay.
#SPALearningLab #BlogWriting

Galabta waxa wada ciyaaray kooxda kubadda cagta ee Somali Public Agenda (@somalipubagenda) iyo dufcada 9-aad ee ardayda dhammeysatay tababarka blog qorista. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay barbardhac. Waxa ay labada koox dhaliyeen min 10 gool.
#SPALearningLab #BlogWriting

This workshop was truly impactful. I appreciate the efforts of Abdirahman Sheikhdon.
#SPALearningLab #SomaliPublicAgenda
On August 11, 2025, the Somali Public Agenda Learning Lab had the honour of hosting Mr. Abdirahman Sheikhdon, a seasoned educationist, trainer, and the principal of Garowe Teacher Education College (GTEC), to deliver a two-hour workshop on Training of Trainers (ToT) to the SPA team and its friends.
The workshop was an engaging and interesting session, and covered a range of aspects that are imperative for effective and impactful training outcomes.
@SPALearningLab is grateful to Mr. Abdirahman Sheikhdon for sharing his knowledge, expertise, and wisdom with the SPA team and its friends.
#SPALearningLab #Workshop

Waxaa farxad weyn noo ah inaan billowno dufcadii 9aad ee tabobarka blog qorista. Dhammaan qalinleyda ka qeybgaleysa waxaan u rajeynayaa guul.
#SPALearningLab #SomaliPublicAgenda
Ogoosto 10, 2025, Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda iyo @DigitalShelter ayaa si wadajir ah u billaabay tabobar ku saabsan blog qorista kaas oo socon doona muddo 1 bil ah.
Tabobarkan oo ah dufcadii 9-aad ayaa waxaa ka qeybgalaya dhallinyaro tiradoodu gaareyso 32 oo isugu jira wiilal iyo gabdho xiiso gaar ah u qaba xirfadda sheeko-qorista.
Inta uu tabobarku socdo waxaa ardayda la siin doonaa casharro ka caawinaya sida sheekooyin xirfadeysan loo sameeyo loona faafiyo.
Sidoo kale ardaydu waxay la kulmi doonaan qoraayaal waayo-aragnimo gaar ah u leh sheeko sameynta kuwaa oo la wadaagi doona ardayda khibraddooda, sidoo kalena siin doona talooyin wax ku ool ah iyo dardaaran.
Dhammaan ardayda ka qeybgaleysa tabobarkan waxaan u rajeyneynaa guul.
#SPALearningLab #BlogWriting

Last Seen Hashtags on Sotwe
mgai()()()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video()**filter:native_video
Seen from Turkey
minichatt
Seen from Pakistan
MGAI(*)***+filter:native_video
ちくわ兄弟
Seen from Japan
ممحوونة
Seen from Saudi Arabia
Squirting
Seen from Turkey
vcs istri
Seen from Indonesia
anxiouspanda
Seen from Belgium
incestaunt
Seen from Turkey
อยากเย็ดน้องเมีย
Seen from Thailand
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers









