Top Tweets for #Shabeelada
๐#ceel_baraf Guud ahaan #Deegaankii waxaa Gubay #Khawaarijta #Shabeelada #Dhexe waqtigaan xaadirkaa waa fal arxandaro ah Dadkaas maheestan #Dowlad #Difaacdaa ๐

#WAR CUSUB
Gudoomiyaha Jalalaqsi Nuur dheere ayaa kusugan Duleedka Magaaladasi oo ay kasocoto qaban qaabada soodhaweynta Ciidanka Beesha Xawaadle ee isaga baxay Furumihii #Shabeelada dhexe
FYI in #Shabeelada Hoose laga jaro #KG waxaa ku midaysanaay #Digil oo idil in laga jaro #KG, arimaha maanta taagan oo kale oo Waliba ka daran xaga siyaasada. Waxayna ahayd xilligi uu #Sharif Xasan ahaay Mdx #KG
Waxaa diiday Sharif Xasan &Sheikk Sharif, waliba #Tarsan oo ahaa Masuulka #Gobolka Banadir.
Si fiican usoo xog warayso arintaas aโผ๏ธ
Itoobiya ayaa lagu soo gabaday si dhulka Shabeelada Hoose loo boobo, taa dhici meyso ee dagaal sokeeye ha bilowdo, cida ay u daran tahay hala arko.

Soyaalkii 40kii odey dhaqameed ee #shabeelada dhexe lagu tooganayey
reer #lascanood waligood siyaad bare dulmiga ayey kula socdeen halka gashan lahaa kaso jeeda besha reer sheikh isxaaq uu naftisa u huray ciidanki toganayey na kaso horjeestay in odayasha la toogto
Halkani waa ma rumaysanaysaa iney tahay #Afgooye #Somalia #Shabeelada #hoose.
Guulow dhulkeena noo badbaadi oo noo ilaahi.
Guulow Nabad waarta.๐คฒ๐คฒ๐คฒ๐คฒ
Maxay beeralayda Soomaaliya u baahan yihiin si ay u macaashaan? Beeraleyda Soomaaliya waxay u baahan yihiin maalgashi iyo amni si ay badeecadooda ugu geeyaan suuqyo badan oo Soomaaliya ku yaalla
#Somalia #Shabeelada #Jubada #Beeraleey.
@Riovice @SomPundit @dhoorebbc @DhaloHassan

Ciidanka #kumaandooska Xoogga Dalka ee danab ayaa #Alshabaab kasaaray degmada #kuntuwaareey Gobolka #shabeelada hoose waxaa halkaasi lagu dilay maleeshiyaad iyo horjoogayaal waxaa xabsi laga siidaayay dad maxaabiis ahaan ay uheeysteen argagixisada

Howlgal qorsheeysan ayay Ciidanka kumaandooska xds kafuliyeen degaanka #Mubarak ee Gobolka #shabeelada hoose halkaasi oo ay kusoo qabteen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan #alshaab

Ciidanka Xoogga Dalka #Soomaaliyeed waxeey kordhiyeen howlgalada qorsheysan ee lagu baacsanayo maleeshiyaadka #alshabaab ciidanka ayaa maanta gudaha ugalay degaanka mubaarak ee gobolka #shabeelada hoose iyadoo wadooyinka kasoo saareen miinooyin @RadioSna

Wabiga shabeele ayaa fatahaada ku sameeyay Degmada #Afgooye ee Gobalka #Shabeelada hoose, waxuuna Saameyn adag ku yeeehay dadka, Beeraha iyo Xoolaha.
Dowladda ayaa wado qorshe wax looga qabanayo fatahaada.
@khadriinki @MoHADM_Somalia
#Afgoifloods ๐ญ
๐ธ Eng Salah Shek

Last Seen Hashtags on Sotwe
anxiouspandaa
Seen from United Kingdom
vgkbocil
Seen from Indonesia
ู
ููุง_ุญุตุฑูุงุช()
Seen from Italy
apocalipsis513
Seen from United States
Gacha18
Seen from Brazil
lezbiyen
Seen from Turkey
diyarbakฤฑrpasif
Seen from Turkey
mlbb #nsfw #fanart
Seen from Malaysia
paki #pussy
Seen from Pakistan
minichat(())**** filter:videos within_time:1h
Seen from Turkey
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers



















