Top Tweets for #Shacab

Puntland waa mid, labo ma aha. Madaxweyne waxa ka ah dalxoreeye Madaxweyne @HESaidADeni . Cidii meel kale wax looga soo meeriyey ha kula laabteen. Puntland waa mid shacab, dowladda, ciidan isku duuban.
#Puntland #Somalia #MadaxweyneDeni #Dalxoreeye #Midnimo #Shacab #Ciidan #Dowlad
โHORTA WAA SUโAAL WEYN: Dalka yaa iska leh? ๐ค
Xasan โxabaalo qote @HassanSMohamud โ intaas buu garan laโyahayโ waxba kaga ma duwana USC warlord Aydiid.
Dalku shakhsi ma leh, shacabka Soomaaliyeed ayaa iska leh. ๐ธ๐ด
#Somalia #Shacab #Puntlandโ

Caawa Garowe looma kala harin!
Dabaaldegga 1-da August wuxuu noqday mid aan caadi ahayn โ yar iyo weynba waa isku soo baxeen si ay u muujiyaan farxadda Puntlandnimo.
Habeen dambe waa inoo ballan ah.
Guulaysta shacabka Puntland!
#Puntland #1August #Garowe #Dabaaldeg #Shacab #Midnimo #GuulPuntland #Puntland27
MUDANE
@HESharifShAhmed
@HESaidADeni
@AAbdishakur
@PresidentMadobe
@HassanAKhaire
DALKA HADII LEXEJECLO KAA HAYSO,OO AADAN U ADEEGAYN DAWLADO SHISHEEYO,IS CADEE , OO IS DIWAAN GELI,
QAADO KAADHKA DOORASHADA,OO SI HUFAN OO XALAAL AH TARTAN.
#KACDOON #SHACAB
#OLOLAHA. #1P1V

Afur Wadareed #Madax iyo #Shacab madashu waa Caasimda bilan ee #Garowe_Puntland.
ILLAHAY baa ku mahadsan
#Nabada
#Bilicda
#Horumarka
#Dowladnimada
#Gobanimada_Dadkeena ๐ฏ๐๐ฝ

#Dawlad + #Shacab = #Isku_tashi_bulsho.
Dawlad kaligeed wax ma qabato hala garab istaago. #SSC_KHAATUMO
Mohamed Masakiinkan Ina @AIGutale waa uu jeeda wax loo soo dhibay buu aqriyeey.Mesha #Siyaasad_marinhababin_ah ayaa socoto.#Laba_Ladaar baa wada
shaqeeyneyso oo #Shacab jiheyneyso.
@HESaidADeni #Garacad hano danbeysee kiskii Maxkamada yaalay & Odaygii Qabiilsana meel haku sheego
War bal qofkaan @AIGutale dhageystay dekeda garacad dowladaa iska leh ๐คฃ๐คฃ @HassanSMohamud wadadii uu balan qaaday iska daaye Dekedii naftirkeedii ayuu shacabkii ku heystaa ๐คฃ๐คฃ ilaahow ceeb ha noo dilin, tolow wax cadeyn ah ma hayaan isma oran.
@FrauSchwarz3 @AmbWarsame @Halla3655437082 @AbdiSamawad @awdal_waaye @Puntlander416 @ShAbdiHersy
#shacab kii Laascaanood Oo calan-ka somalia ku labisan ayaa Ku Naaloonaya Neecawda Xornimo..cawa
Barkhad NuuriYe๐ธ

Ciidamadii la soo tababaraayeey saddex Sano & dheerad halkey ku danbeyeen?
Ciidamadii hoorey loo soo tababaray, kuwey Dalka iney ka dhifaacan la rabay, ayaa hadda 3-Bilood Ciidamo soo tababartay oo ey ku raban iney #KACDOON #SHACAB ugu hortaagan oo ey #WIILASHEYNA nagu layaan.
Sida ku cad heshiiska dowladda Imaaraatku lagashay #Somalia wuxuu Xaq u siinayaa adeegsiga marinnada barriga,dekadaha badda, garoomada cirka & dhulka Soomaaliya,Imaaraatku waxay u madax banaanyihiin tabarka ciidammada, qalabayntooda, siinta hubka, rasaasta & agabka kale.

#UPDATES
#Qaylodhaan #Shacab
55 muwaadin oo reer #Somaliland ah ayaa baaq qaylo-dhaan ah kasoo saaray xaaladda qasan ee #Laascaanood ee gobolka #Sool iyo dirirta u dhexaysa Ciidamada #SL iyo kooxaha hubaysan ee #SSC.

@SomaliPM @MohamedHRoble Layaaaab #qaran & #shacab midna lagumadhiso #donations be serious.
Hadii ey #westernEU wax qabanaayaa hadhiisaan kaabayaasha dhaqaale ee ma aha #caawinaad.
๐ธ๐ดweyn wey is caawinkaraan lkn waan jabnay si #qalbi ah.
Ciidanka xoogga Dalka #Soomaaliyeed oo maleeshiyaada #AlShabaab ka furtay gawaari shixnad sida oo ay lahayeen #shacab kuwasoo ay doonayeen in ay gubaan
https://t.co/gIHVKRhAii
#Warshadda #Isbuunyada #Tabaarak waxay aheyd warshadaha yaryar ee lagu liibaaney shaqadeeda. Bulshada in badan baa ku tiirsaneyd wax-soo-saarkeeda. Dabkii qabsadey 30 July 2021 wuxuu sababey khasaare gaarey agabkii warshadda. #Tabaarak waxay mudan tahay gurmad #dowlad & #shacab.

Dekedda #Garacad waa mashruuc ummadeed oo ay maalgashadeen #shacab & #ganacsato #Soomaaliyeed. Madaxda #Dowladda Federaalka ah way diideen xataa inay dhagax-dhigaan. Amnigeedu waa sugan yahay. Dhibka & hagardaamada ha laga daayo.
Shacabka soomaaliyeed; dhalinyarada, haweynka iyo mooryaanta la qalday waxaan leeyahay: xasuusnaada mucaaradka qoysaskooda waxay ku noolyihiin dalka dibadiisa oo way nabdoonyihiin. Walaal adiga naftada iyo tan qoyskaada ha haligin.
#mogadishu #shacab #nabad
Waa tilaabo horey loo qaaday xariirka HirSh. & #DowladDeegaanka Soomaaliyeed ee Ethiopia, si loo xaqiijiyo #Amniga, #ganacsiga iyo isku socodka labada #Shacab. Waa arin soo daahday balse mudan in la bogaadiyo. @Dr_Udub @Dr_Udub @HShPrezWare @GahairAhmed

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.6M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers

































