Top Tweets for #UGAASKA
Marti sharafteena, soo dhowaadha 🙌
#Caleemasaarka #Ugaaska Beelwaynata #Murusade .
Allaha aqbalo ducada 🤲🏽🤲🏽
Minister of Information @DaudAweis emphasized the vital role of traditional Somali culture as the backbone of national state-building during a major inauguration ceremony in Mogadishu, attended by top federal leadership.#Somalia #SONNA
#Congratulation/ Hambalyo #Ugaas ka Guud ee Beesha Murusade iyo #Ugaaska Guud ee Hawiye ee #Ugaas Cabdirisaq #Ugaas Cabdullahi #Ugaas Xaashi #Ugaas Faracade.👑
Waxaa Dhacday Caleemasaarkii Abid ugu waynaa ugu qaalisanaa oo loo sameeyo isim la Caleemasaaraayo.👑
@HillinHayaan👑
Update Madaxweynaha soo socda #2026 Musharax Madaxweyn Hassan Ali Khaire @HassanAKhaire iyo Ugaaska Guud ee Beesha #Murusade Ugaas Abdirisaaq Ugaas Abdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade. Diyaar garow Caleemo saarka #Ugaaska.

#Baaq
#Ugaaska iyo Odayaasha #Gandaha waxay ku baaqayaan in dhamaan #Beesha_Ciise weyn meel kasta oo ay joogaan , qurba-joog iyo qaran-joogba , in ay u diyaar garoobaan #Halgan adag oo difaac ah , si loo ilaaliyo #Nolosha #Sharafta #karaamada iyo #dhulka beesha .

#Somaliland aka ##TheCartel is so desperate, SAY ONE TIME SOMALILAND, PLEASE PLEASE
#Embarrassing moment for #Qaranka
@a_jeyte45259 @abadir_haji @Ehelsan_Saleban @filsanfilsan @fuadcab
@Sitti_Salal_Dji Sixitaan
▪︎Ciyaartani waa #Heerimadee
▪︎Wil-wiluhu : waa ciyaarta lagu galbiyo laguna soo dhaweeyo , dadka la maamuusayo , sida #Ugaaska iyo #Caruuska oo kale ,, #Tirtifana waa la yidhaa
Waana 2, 3 illa 4 qof oo ka hor boodbooda cidda la maamusayo
#Ramadan Kariim
#Ugaaska 19-naad ee beesha ciisaha

Guriga Ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Dooddi ayaa magaalada Jigjiga saaka lagu weeraray, waxaana xabsiga loo taxaabay gabdho ay walaalo yihiin oo qaarkood dhaawacyo la gaadhsiiyey, carruur iyo dad kale oo waayeel ah oo guriga joogay.
#Ceelkii #ugaaska #Guntiinada #Xirtay ee #Libaax_seexay anaga duminay mana sii dhisnaan Doono haduu rabo in naftiisa iyo Tolkiisa maalkiisa in uu naga badbaado
Wadadeena hanooga Guuro inta intaas ka horeeysa wllhy billaahi adiga iyo Tolkaagaba dhiigunu waa nooxalaal suma wllhy☝🏼
inta intaas ka horaysa waad iska cabaadi kartaa soomaali anaga waxa nooyerin karo majiro umada soomaaliyed aad dhibteen wax walba ood igeeysaten anaga idinka goonayna oo wllhy #Ugaadka #Boonta☝🏼😎
#War_Saxaafadeed👇
#Ugaaska iyo Wax-garadka #Degmada #Xeraale ee gobolka #galgaduud oo Shir,jaraaid ku qabtay guriga-dhaqanka ayaa cadeeyay go,aankooda iyo mowqif kooda ku aadan Gobolka cusub ee Galwaaq oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Galmudug haatana mamulka galmudug uu qorsheyneyo in lo horgeeyo golaha barlamanka galmudug si loo meel mariyo,,
@MrQoorqoor @abdullahiaarab @SalahJama 😎
Magicii gobolka cusub Aragnay galwaaq =galgadud+cabudwaq
Astaantiisiina waa calan beel
Halkaas waxaa kucad in barnamijkan ninkeensaday asagiina meel marsaday
Gobolkaan cusub wajigiisii koobaad waad aragteen
Anagoo og reer walba oo soomaliyed kheed uu calan kusheego in uu toshay waxaan sugnaa waa Gobalka #Gal_waaq oo shaqeeya😂😂

#UGAASKA Beesha #Sadde " Ugaas #Maxamed Ugaas Axmed Ugaas #Faarax Oo Soo Saaray War-saxaafadeed Ku aadan Hubkii Sharci Darada Ahaa Ay Gacanta Ku Dhigeen Shacabka Degmada Cabudwaaq
Tr; 18/07/2024
Sida la wada ogyahay, koox abaabulan, oo ka ganacsata hubka shircidarrada ah, ayaa saanad ciidan oo kontarabaan ah, soo gelisay Waqooyiga Galgaduud, 16kii July 2024.
Hubkaas, oo ahaa mid aan lagu wargelin hoggaanka dhaqanka, madaxda maamullada iyo guud ahaan dadka deegaanka, ayaa qarka u saarnaa in uu gacanta u galo kooxo halis ah, qatarna galiyo amniga deegaanka, dowladda Galmudug iyo guud ahaan Dalka.
Si looga baaqsado halistaas, ayuu shacabka waqooyiga Galgaduud, oo ah mid mar kaste foojigan, si dhiirranaan leh, uga hortagey isku daygaas lagu tahriibinayey hubka sharcidarrada ah. Ciidamada amniga ee galbinayey hubkaas waxay ku fashilmeen in ay shacabka ka qanciyaan walwalka amni ee la soo darsay, waxayna taa beddelkeeda ugu jawaabeen jaho wareerin iyo xasuuq aan loo meeldayin, kaa oo galaaftay 12 qof, halka ay ku dhaawacmeen 50 muwaadin.
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo caddeysay in hubkaasi uu ahaa mid sharcidarra ah, ayaa waxaa haddana ayaandarra ah in ay u gooddisay shacabkii baajiyey qatartaas, iyada oo aan waxba ka ka soo qaadin shacabkii ay, sida bahalnimada ah, u xasuuqday, iyada oo maanka lagu hayo in dhammaan beelaha Soomaaliyeed ay hubeysanyihiin, oo aysan jirin cid lagu sameeyey hub-ka-dhigis, taa beddelkeedana ay dowladdu hubeysay dhinacyo gaar ah.
Hubka lagu soo tahriibiyey Galmudug waxuu baal-marsanyahay shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah ee la xariira maamulka iyo xakameynta hubka, ka hortagga qulqulka hubka sharci darrada ah iyo ka hortagga danbiyada abaabulan. Sida daraaddeed, Waxaan dalbaneynaa qodobada soo socda:
1. In si deg deg ah ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaadato mas’uuliyadda shacabkii ay ku xasuuqday deegaanka Shiilmadow ee degmada Caabudwaaq 15kii July 2024, iyaga oo difaacanaya amnigooda gudaha.
2. In dowladda Galmudug ay qaadato doorkeeda ku aaddan tirakoobka qasaaraha shacabkeeda ka soo gaaray dhacdadaan iyo in ay ku dhiirrato tallaabooyinka sharciga ah ee ku habboon fal-danbiyeedka isugu jira tahriibinta hubka sharci darrada ah iyo xasuuqa shacabka.
3. In cid kaste oo ku leg leh ka ganacsiga hubka sharci darrada ah ay joojiso falkaas, innaga oo uga digeynno in ay mar kale isku biimeeyaan ficilkaan qar-iska-tuurka ah.
4. In baaris caalami ah lagu sameeyo dhacdadaan, maadama danbiyada tahriibinta hubka ay yihiin kuwa saameenayo amniga gobalka iyo dhaqaalaha adduunka, ayna tahay mid ka gudubtay xuduudaha Dalka.
5. Waxaan ugu baaqaynaa bulshada deggan xuduudadaha Dalka in ay ilaaliyaan amniga, kana hortagaan falalka sharcidarrada ah, maadaama aysan wali Dowladdu si buuxda ula wareegin masuuliyadda ilaalinta amniga xuduudaha Dalka.
Wa Billaahi Towfiiq.

@Gaashaan22 #MAREEXAAN KUWO ADINKA AH BAA LA ORDAAYA IRBAD SUUXDIN AH,, QARAN JACEEYL BAA DHOWRMAR JAMBAL LA IDIINKUGU DHIGAY,, ARRINKA AY DHOWR MASUUL OO MAREEXAAN AH LA IDIIN SOO DIRAYO SI KURSIGOODA AWGII CAQABAD IDIINKUGU NOQONAAN,, #UGAASKA U DIRA FARIIN CULUS RAGGAASI INUU ISKA MOOSO.
🔴🔴🔴 Breaking News🔴🔴🔴
#Ugaaska Sade oo baaq deg deg ah kaso saaray masuuliyad darada dowlada taagta daran ee fadhigeedu yahay Xamar. #Ugaaska oo si adag u canbareeyay masuuliyad darada dowlada federalka ah iyo dhibka ka dhacay agagaarka Cabuudwaq. ugu danbeyntii wuxu ka digay #ugaaska cawaaqib xumada ka dhasha hubeybta ay dowlada ka wado qeybo kamid ah qabiilada gobolka mudug dagto iyo dhaq dhaqaaqa la xaqiijiyay ee ka socdo qeybo kamid ah Galmudug wixi ka yimaado iney qaadi doonto dowlada federalka ah uu hogaamiyo #xasan sheikh
📣 #Ugaaska Beesha #Sade wuxu maanta uu mahad celiyay Taliyaha Ciidanka #Itoopiyanka shaqada fcn ay uu qabtan bulshada #Gedo! 👏🏽
Marku qof #Soomaali ku yidhaado, Itoopiyanku wa #cadoowgeena, wadey ma kuwa Gedo, #Bay, Bokol iyo meelaha kaley ilaaliya ba oo ma kuwa kaley ba laga hadlaya? Kkkk 😅
@ahmedkahin23 @Qani56270199 @KAGAMEAL @NaasirBoobe @NasteahJ @shafiAzmed @filsanfilsan @Araweelo2009 @Slactivistforev @AbdirahmanTaqal @GoitaAmiir @profmullah @Jfuad911 @Dirnimo @AbwaanMartini @Asmahan2006 @Hassen7827971 @Sadiq4555
Taliyaha Ciidanka #ENDF #ATMIS ee saldhigga milateri ee Garbahaarrey Gaashaanle Sare Zewdu Dobamo Edede ayaa Talaadadii kulan la qaatay ugaaska bulshada, Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo hoggaamiyaha degmada, Imaan Caddow Kaarshe. Waxay ka wada hadleen iskaashiga amniga iyo dib-u-dhiska ku socda garoonka diyaaradaha Garbahaarrey. Mashruuca ayaa deegaanka u furi doono ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqyada bulsho-dhaqaale.
Ugaas Xaashi iyo Caddow Kaarshe ayaa uga mahadceliyay ATMIS dadaalkooda sii socdo, halka Gaashaanle Sare Zewdu uu ammaanay wada-shaqeynta si wax looga qabto caqabadaha bulshada loona joogeeyo nabadda iyo xasilloonida. #ATMISIyoQeybaheeda

Thanks to #Gadabuursi & #Gurgure elders for Not allowing their children to participate in a war against #Afar. Hambalyo #Gadabuursi iyo #Gurgure ayaan bogadinaya oo wiilashoda udiiday dabka galbeedka Shinille ay reer #Mustafe Cagjar iyo #Ugaaska Ciise kashideen. @Sheekhmaxammed

Last Seen Hashtags on Sotwe
AcebBenifaió
Seen from United States
श्री_हरि
Seen from United States
TheWatchdogNetwork
Seen from United States
オスペンギン
Seen from Argentina
nsfwtwt
TEENAGE #TEENAGEGIRLS
Seen from Switzerland
نيج_عراقية
Seen from Italy
Pepperprawns
Seen from United States
แอบผัว
Seen from Germany
বাজার_দর
Seen from United States
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.1M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers
























