Top Tweets for #amniga
Amniga iyo xasilloonida waa saldhigga horumarka Soomaaliya. Waxaa muhiim ah in la xoojiyo wada-shaqeynta iyo dadaallada lagu ilaalinayo nabadda si shacabka ay ugu noolaadaan ammaan iyo rajo wanaagsan. 🇸🇴 #Soomaaliya #Nabad #Amniga

Warar ayaa sheegaya in Sacuudigu adeegsanayo tababarayaal ka socda 🇺🇦 Ukraine iyo 🇨🇴 Colombia si loo tababaro ilaa 5,000 oo Soomaali ah oo ku sugan Galmudug. Haddii la xaqiijiyo, waxay noqon kartaa isbeddel cusub oo dhinaca amniga ah. #Soomaaliya #Amniga

Mustaqbal wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa tallaabooyin xoojiya amniga, dhiirrigeliya wada hadalka, isla markaana u fura waddada horumar iyo barwaaqo qof walba.
#Nabad #Amniga #Mustaqbal

Ingiriis baa noo sameeyey istraatajiyada #Amniga isagoo noo soo mariyey Hayada #AdamSmith markaa imikana waxanu ka wada hadlaynaa Iskaashi Amni iyo la dagaalanka Argagixisada.
Wasiirka xilkanina waa ku cusub yahay oo Maayarkii baa ugu dambeeyey, Shaqadana tiisii maaha @Abdirahmanirro madaxweyne waxaad cid u dirsataa kusoo baadha oo kuusoo xaqiijiya #Ingiriis tabababarada uu siiyey #Sirdoonka #Socdaalka #Booliska iyo #CiidankaQaranka
Kadib su’aalahan aynu ka jawaabno,
1) horumar mise dib u celin?
2) Iskaashi mise infiltration?
2009 ilaa 2026 in slides ka tababrada ay bixiyeen isku mid noqonayaan waa xaqiiq.
#Dal na amnigiisa kuma halayn karo dal kale mid dhow, mid fog, saaxiib iyo cadow toona.
@truehalyay @The_Adal_Empire @SuugaanMal @ArdelSomaul @survivalAlerts @Checkmatedsl @Burji_Isaaq @SNMKIDS @nuur1_nuur @KhadirOz_lander @cabdifatax @AbdiqaniMuze @somalilandmfa @RoblyXNews24 @MadaxtooyadaJSL @nura_ayn @Abdallayasin151 @Saeed_beeldeeq @barwaqo2022 @burcovolunteers @ProfGeesinimo
Somaliland’s Interior Minister met a UK delegation to discuss stronger security cooperation, counterterrorism, and security reforms. Both sides pledged closer collaboration.

Amniga Soomaaliya waa mas'uuliyad wadajir ah. Waxaan aaminsanahay in wada-hadal, iskaashi u dhexeeya dowladda, bulshada iyo ciidamada ay yihiin furaha lagu soo celin karo xasilloonida. Dadkeennu waxay mudan yihiin nabad waarta. 🇸🇴🤝
#Soomaaliya #Nabad #Amniga

Qasa ma maanta ayuu Fanaanku ogaaday oo uu u heesay, mise timir laf baa ku jirta. 😂😂🤣🤣😂 wax kale noo sheeg @HangoolX kolay waad ogtahay fanaanka cida soo dhex martay.
Qolyahan #Amniga u sarcana dhibtoodu waa in aan war ka bixin. Hawlgal ay qayb ka ahaayeen iyadoo looga sheekaynayo oo laga been sheegayo ayay iska dhagaystaan oo ay yidhaahdaan walaa waar maxaad wax usoo joogtay 🤣🤣🤣 markaa waan ogahay in aanad xadhiga fanaanka u jeedine waxaad ogtahay ee ku hoos duugan noo sheeg hala dhimane 🤐
Nabad waarta ma lagu gaari karaa haddii kala qaybsanaanta siyaasadeed ay weli saameyn ku yeelanayso nolosha maalinlaha ah ee shacabka caadiga ah?
#Somalia #Muqdisho #Nabad #Xasillooni #WadaHadal #Amniga #ShacabkaSoomaaliyeed #GeeskaAfrika
masuuliyadda daraddu waa arrin u baahan in laga #xisaabtamo.
Baarlamaanka waqooyi bari,Waa in ay Si Degdega ug yeedhaan Gudida nabada gelayada Maamulka, Gaar ahaan Wasiir Arimaha #gudaha,Wasiirka #Amniga iyo #Taliyaha guud ee ciidamada.


🚨 Breaking: Dowladda Soomaaliya waxay bandoow habeenkii ah ku soo rogtay Baydhabo, kadib markii ay la wareegtay maamulka shalay.
#Baydhabo #Somalia #BreakingNews #Amniga
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa xeer ku aasaasay Hay’adda Hawl-gabka iyo Xaqsiinta Ciidammada Qaranka, isagoo sanduuq gaar ah u sameeyay ciidamada hawlgabay iyo kuwa naafoobay.
#Somaliland #CabdiraxmaanCirro #CiidankaQaranka #Hawlgabka #Amniga #GallaydhTV

Madaxweynaha #Puntland Said Abdullahi #Deni, ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda #Turkiga ee #Soomaaliya #Alper aktas, oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan safaarada, kulanka ayaa diirada lagu saaray xaaladda guud ee #Dalka gaar ahaan dhinacyada #Amniga, #siyaasadda iyo #Bani’aadantinimda .
Taliyaha Qaybta 5-aad ee #AUSSOM, G/Sare Oscar Hatungimana ayaa Arbacadii Madaxtooyada #Jowhar kula kulmay Madaxweynaha #HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (@GudlaweHussein) si ay uga wada hadlaan #amniga iyo hababka lagu xoojin karo xasilloonida gobolka.
Madaxweyne @GudlaweHussein ayaa ku baaqay in la sii wado hawlgallada wadajirka ah iyo wadaagista xogaha u dhaxeeya #AUSSOM-BNDF iyo Ciidanka Amniga Soomaaliya si sare loogu qaado amniga iyo xorriyadda dhaqdhaqaaqa.
G/Sare Hatungimana ayaa mar kale xaqiijiyay sida Guutada #Burundi ay uga go’an tahay taageeridda dadaallada Soomaaliya hoggaaminayso si loo soo celiyo #nabadda iyo #maniga Dawlad Goboleedka HirShabeelle. #AUSSOMIyoQeybaheeda

#AUSSOM waxay soo dhawaynaysaa go’aanka loo dhan yahay ee Golaha Ammaanka ee @UN uu ku cusboonaysiiyay waajibaadka Hawlgalka tan iyo 31 Disembar 2026. Go’aankan ayaa mar kale xaqiijinaya sida beesha caalamka ay uga tahay #nabadda, #xasilloonida iyo #amniga #Soomaaliya.
#AUSSOM waxaa ka go’an inay si buuxdo u hirgeliso waajibaadkan cusub oo dan u ah Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa kormeer amni ku sameeyay Dekadda Muqdisho, si loo xoojiyo sugidda amniga iyo la-dagaallanka khataraha amni.
#Somalia #Muqdisho #NISA #Amniga #DekaddaMuqdisho #bbvipks4 #M1グランプリ2025 #EpsteinFiles #Ashes2025
Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.6M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.2M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.1M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.3M followers

X 
@x
60.8M followers
























