Top Tweets for #beesha
#Xadhiga Iyo #Xaqdarada xadhiga #Sacdiyo. #Bajaaj Maxaad. Dulmiga. #Beesha #Malaabi Uga Hada Shay Tayaa Dad Doonayaa. In Ay Umad. Wax usheegan. Uguna. Gabadan Waxa loogu yeedho Somalinimo
#Xadhiga. Iyo #Xaqdarada. #Muqdisho
Cabdijibaar Diiriye Muuse oo ahaa komishanka maamulka magaalada #Harta Sheekh, hayb ahaana ka soo jeeda beesha #Arap Sheekh Isxaaq, ayay saaka ciidanka maleeshiyada #Beesha Reer Isaaq Ogaadeen ka afduubteen magaalada Harta Sheekh.
Sida wararku sheegayaan, waxa la geeyay xabsiga Garbacase ee magaalada Jigjiga oo dadka ay qalanayaan ay ku ridaan.
@Gaafaadhe iyo #Mustafe Cagjar waxay si toos ah u bilaabeen ugaadhsiga beesha Arap haldoorkeeda.

Qaar kamida ragii ugu mudnaa ee #Beesha Dhulbahante, laba nin ayaanse ka xusayaa oo kala ah #General #Boodhe, waa mid kamida ragii qiimaha sare ka ciyaaray dagaalkii 77 ( #Seben_seben) waana ninkii ugu horreeyey ee keenay qoryaha fudud ee lidka diyaaradaha la dhaho in hoos
Hadii Xaflada Xeer #Ciise lagu Dhigo Zaylac #Beesha #Gadabursi waxa ay la mid Yihiin Shacabka #Eritrea waxeey ku jiraan #Open Air Prison ilaa ay ka xuroobaan Waan u garabaya. @runtacad @FaisalAliWarabe @MediaWararka @Abdallayasin151
๐#Shakisa #Afdheer #DDS๐ฟ๐ช๐๐
#Beesha๐ฉต
#Gariire โค๏ธ
#Madaxweyne ๐ซก
#Dir๐ซถ๐ผ
#D4 โ๐ฝ
#Sedex #Xagalka #Baarey #FM7๐ฟ๐ช๐๐
๐#Degmada cusub ee #Shaakisa ee #Gobolka #Afdheer #DDS waa meelaha ay asiibtay xukumadu waan xududa oromiya iyo Deeganka soomalida.
Wax'a ka socota diyaargarowga xaflada xadhig ka Jarkaโจโ๏ธ๐ฅฎ๐ค๐
@KUpdulahi75058 @Qani56270199 #muxyadiin #shaahid ๐ฟ๐ช๐๐
Majority laga dhigayo Minority Beesha Gurgura #Beesha gurgure waxey degtaa gobolada kala ah ,nogob jaaaar,qoraxey, siti. lyo ismamulka dire dhaba Hadana wax matalaad ah iyo xuquq ah kuma laha deeganka . Maxey ku dhacdey?
Beelweynta Gurgure ee degta DDS Diredawa waxaa gacan bixiyay Mustafe Cagjar iyo Ibraahim Cusmaan #Beelweynta Gurgura, oo ka tirsan qabiilka Dir, waxay ka mid yihiin beelaha ugu waaweyn ee ku nool Dire Dawa iyo Gobolka Sitti ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Inkasta oo ay yihiin dad asal ahaan ku noolaa dhulkaas, haddana waxay la kulmeen cadaalad-darrooyin siyaasadeed, dhaqaale, iyo bulsho oo ay sabab u tahay isbeddelada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafaadka ka dhex jira beelaha Issa iyo Gurgura.
1. Taariikhda iyo Asalka Beelweynta Gurgura
Gurgura waxay ka mid yihiin beelaha ugu da'da weyn ee qabiilka Dir, waxaana lagu magacaabaa Gorgorah ama Gurgura. Beelahan waxay ku nool yihiin gobollada Dire Dawa, Sitti Zone ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, iyo deegaanada kale ee ku yaal Somaliland, Jabuuti, iyo Harar. Gurgura waxay caan ku yihiin ganacsiga iyo fidinta Islaamka, waxaana lagu xasuustaa inay dhiseen magaalooyinka Dire Dawa, Erer, iyo Sheikh .
2. Cadaalad-darrada Siyaasadeed iyo Dhaqaale
Beelweynta Gurgura waxay la kulmeen cadaalad-darrooyin siyaasadeed iyo dhaqaale oo ay sabab u tahay isbeddelada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafaadka ka dhex jira beelaha Issa iyo Gurgura. Tusaale ahaan, waxaa la sheegay in Gurgura ay lumiyeen dhul iyo hanti badan, sida 7000 oo guri iyo 500 hektar oo dhul beereed oo ku yaalay Hurso .
3. Khilaafaadka Beelaha Issa iyo Gurgura
Khilaafaadka ka dhex jira beelaha Issa iyo Gurgura ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay xaaladda siyaasadeed iyo bulsho ee beelweynta Gurgura. Waxaa la sheegay in khilaafaadkan ay sabab u tahay isbeddelada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafaadka ka dhex jira beelaha Issa iyo Gurgura .
4. Baahida Cadaaladda iyo Xuquuqda Beelweynta Gurgura
Si loo xaqiijiyo cadaaladda iyo xuquuqda beelweynta Gurgura, waxaa lagama maarmaan ah in la sameeyo isbeddelo siyaasadeed iyo dhaqaale oo ka tarjumaya baahiyaha iyo rabitaanka beelweynta Gurgura. Tani waxay u baahan tahay in la dhiso nidaamyo siyaasadeed iyo dhaqaale oo cadaalad ah, isla markaana la xoojiyo wada shaqeynta iyo isfahamka ka dhexeeya beelaha Issa iyo Gurgura .
5. Gabagabo
Beelweynta Gurgura waxay ka mid yihiin beelaha ugu waaweyn ee ku nool Dire Dawa iyo Gobolka Sitti, waxaana ay la kulmeen cadaalad-darrooyin siyaasadeed, dhaqaale, iyo bulsho. Si loo xaqiijiyo cadaaladda iyo xuquuqda beelweynta Gurgura, waxaa lagama maarmaan ah in la sameeyo isbeddelo siyaasadeed iyo dhaqaale oo ka tarjumaya baahiyaha iyo rabitaanka beelweynta Gurgura. Tani waxay u baahan tahay in la dhiso nidaamyo siyaasadeed iyo dhaqaale oo cadaalad ah, isla markaana la xoojiyo wada shaqeynta iyo isfahamka ka dhexeeya beelaha Issa iyo Gurgura @HADIOSMAN122 @AhmedYasineAli @AhmedTologist @WajaaleMan @faraXstateOmind

#Beesha Leylkase oo la wareegay Kasmtamka Waqooyiga Gaalkacayo.

Abwaano waa wayn baa ii muuqda
SUUGAANTA HAL'ABUURKA SOOMAALIYEED IYO #BEESHA #DHULBAHANTE WAA IN YAR OO KOOBAN INTANI.
Waxaa halkan ugu mahad-celinayaa #Guddiga #Sare ee #Jaaliyadda #Beesha #Sade ee #UK oo igu casumay ka qeyb-galka shirweynaha caawa lagu qabtay magaalada #London. Hoos ka akhriso #khudbadda aan halkaas ka jeediyay. Mahadsanid jaaliyadda #Birmingham iyo #Leicester. #Soomaaliya.
Xidigta Jarmalka Oo Buurta Gaacidh Ku Dalxiisaysa Ayaa sheegtay iney dooneeyso wiil u dhashay Beesha Dahab Jarato, War aniga ayaa ah #Beesha Dahab Jarato ee quruxey Waan ku so donaya dhawaan
Hada kawaran cadareey Diyaradaha soomaalia kashaqeeya #Beesha #Sade 5 kamid ah ayaad lleh kudhawaadna 10 Diyaradood wakiilo bayka yihiin marka aaway Diyaradihii #Beesha sade walaale runta waxay Tahay hadaad Dad muslim ah Tihiin in aad Dulmi cad maalinkaste nala soo doonataan oo hadana aad ku jabtaan ogoow erayga #Nabada waa mid kamid ah magacyada ilaahay cidii Diida illahay beey diiday #Dad illahay dagaal kulajira waaye tolkaaga ee reer ku #Diyaradihiisa hasoo diro ๐
#Kenyan ๐ฐ๐ช ayaa larabaa dhul aan lala heen in lagu qabsado waa caqliyada #hawidaarka ##Beesha #wardeycali iyo ##Beesha #Biimaal iyo #Dirtii kalle iyo #Digilkii iyo qabiilo badan ookale intaba waxaa lagu qabsaday shisheeye #hawidaarka xitaa waa in yahuuda loosoo wataa ayagu oromo iyo waxkalle oon loojoogin beey kahadlaan waa in sidii uajuuranka loo kala diraa Taasna waa in reer walba hubgataa oo gaalada shisheeyaha cidwalba ood hub kaheli kartaan ka qaata oo iska dhiciya ayaga kadaran marka usoo wata aniga taas baa taaganahay cadow hawidar kadaran soomaali malleh #Isbadal_Geeska โ๐ฝ๐
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers
















