"Ugaas Hassen Ali (AUN)wuxuu ka mid yahay halyeeyadii ugu caansanaa taariikhda beelweynta Gariire.Waxaa lagu xusuustaa geesinimadiisa, hoggaamintiisa iyo ka hortagga gumeystihii Talyaaniga ee ku soo duulay dhulka Soomaali Galbeed 1937.
Sawiro: Xafalada xadhig ka jarka iyo mahadcelinta deg-cusub ee Shaakisa ayaa manta ka dhacday magalada Shaakisa ,
Xafladan ayaa ahayd mid si heer- sare ah loo soo agaasimay oo cajiib ah waxana ka soo Qayb galay wasiirka cadalada Dawalada Deeganka Soomaalida Mudane. Naaji.
It is a fact that Somaliland, as a sovereign and independent state, is uniquely positioned to play a more constructive and effective role in addressing Somalia’s challenges than regional actors such as Ethiopia, Kenya, Djibouti, and Uganda.
HABLAHA GARIIRE
Hablo weerar geli kara
Hablo geela dhicin kara
Gobannnimana hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka naqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana ka wada goba
Geesteenna mooyee
Gayi kale ma joogaan.
(Dhagankeen iyo Dhagan Ubowkeen)