Top Tweets for #calanka

Xurmadle, MD @Mustafe_M_Omer oo si faah-faahsan uga hadlaya xuska Maalinta #Calanka #DDS iyo macnaha ay ugu fadhido shacabka Deegaan.
Waxa aan ka digayno tan ayaa kamid ah! Waa qorshe la rabo sifudud dadkeenu inay ku aqbalaan #calanka #shaydanka waa duulaan inagusocda hadaynan ku baraarugin.
Wlken.wuxu taaganyay sida aad calanka djibouti ugu dabaal degayso ayaa ka somalia na logu dabaaldegikara gudaha SL kkk
Somaliland ma jiro sharci ama xeer manuucaya in calanka Galmudug ama ka Somalia la xidho ama loo dabaaldego, calanka Djibouti sidad U xidhan kartid bad ka Somalia'na U xidhan kartaa oo xor bad U tahay.
Hadaba dadka leh hala xidho Qadan, bal haynoo sheegan sharciga lagu xidhayo?

Labi Calaanka โค๏ธ๐ธ๐ด
โCalanka waa wadnaha oo aan ka goโayn.โ
#Somalia #LoveSomalia #Pride #Calanka #๐ธ๐ด

Calanka wuu ku jiraa wadnaha โค๏ธ๐ธ๐ด โ ma aha gacanta oo kaliya ๐
#Somalia #Calanka #Wadnaha #Qaran #ProudSomali ๐ธ๐ดโจ



#Suโaasha is weydiinta mudan ayaa ah sidee ku heshiiyey in la beddelo #calanka #Soomaaliya isagoo halkaas ku sugnaa? Ma lihid sharaf iyo wax la mid ah.!!!!?

#PUNTLAND Ciidankeeda Gacan waxaa ugu Dhagan #Calanka Puntland,Gacanta Kalena Waxaa ugu Dhagan #Calanka #SSC_Khatumo.
Markaas Dooda Oranaysa #Puntland Ma ogola #SSC_Khatumo. waaa Dood #Somaliland iyo Horgalo Ka timid. maxay kula tahay Adiga? โ๏ธ
Waa @HassanSMohamud oo door laxaad leh ka qaatay sidii #Ethiopia ay u #aqoonsan laheyd #Somaliland.
Xalayna waxa la sheegayey in #calanka #Somaliland aad looga lulayey #Muqdisho.
Darwiishkii Ismaaciil Mire waxa lagaa hayey, โKa shib dhaha Islaamoow, waa naf kii lahaa gadayeโ

I engaged in fruitful talks with President Abdel Fattah El-Sisi in Cairo today, leading to signing of a crucial defense pact between Somalia & Egypt to strengthen our security cooperation. Grateful for Egyptโs unwavering support of Somaliaโs sovereignty & territorial integrity.

#Calanka mid ka mid ah calamada Dawlad Gobaleedyada Federaalka #Soomaaliya oo #Hargeysa lagu dhexsito!
#Somaliland ma Dawladda Federalka Somaliya ayey is hayaan mise qaar ka mid ah Maamul Gobaleedyada #Federalka_Somaliya uun bay is hayaan!?
Sanad kahor #Calanka #Somaliland wuxuu ka taagnaa #Tukaraq, maantaboo ah Sanad kadib wuxu ka taagan yahay #Guumays Calanka #ssc-khaarumo.

Waka Soomaaliyeey Reer #Khatumo Calaankii lala caraarey no soo celiyeen.
@HassanSMohamud hadda #Kubadaa Adigey ku agtalaa ee #Calanka Muuse ku celi ama Khatumo aqoonso, Soomaalina marqaati ayeey ka tahay Maanta 06.10.2023 !!!
#Calanka Jamhuuriyadda Federalka Somalia ๐ธ๐ด iyo dhamaan maamuladda hoos yimaada Calamadooda oo maanta la sudhay Xarunta Dawladda hoose ee magaalada Laascaanood, dhamaadkii sanadkii tagay ee 2022 waxaa adkayd in qof Calanka๐ธ๐ด wataa ku dhex laafyoodo magaaladaan maantana wataa.

Markan oo kale waxa I qabata #Wadaniga #Dhabtaa ma noqotaa. Waa sababta aan u maleynayo in aad u aragteen @Abdi81464889 oo #Calanka #Somaliland xidhan 2022 isagoo weliba amaanaya.
Suuqaar la'aantaasi waa sababta aan u laanahay wiilal reer hargeysa ah oo @AwdalState7 taageersan.
@MukhtarAlaska #Calanka #somaliya lagama xigo #SSC oo iyagaa hormuud u ah cidna marti ugama ahan laakiin waxaa fiican in marka hore calanka #khaatumo meel saarno inagu isku tashano markaa ha la isugu yimaaddo kan soomaaliya.
(( ูุชูู ุงูุงูุงู
ูุฏุงูููุง ุจูู ุงููุงุณุ ,))
Maxaa kala garay daddkii sheganayayy #jamaahir Waxaan cod dheer kulenahay melna magaro daba dhilif dhig #Calanka buluuga ah,ย ee talada qado Garaad nabad diida dawadiisu waa dagal kamana duwana
#AL_Shabaab somaali(15)(sano kidib)
@ProfMullah away ayaan la yaabanaa #calanka baluuga ah iyo somalinimo nio usheeg muuse biixi ayaa madaxwayne u ah ๐๐๐
Meelkastaba waa #BULUUG ee Gabdhaha Reer Hargeisa, Barbara iyo Burco ee #Calanka BULUUGA lagu cilayo ha yimadano halkan #Laascaanood ! Talow #Garaadka Gabadha uu Casuumay yaa Hormuud uu ah ๐ด oo Casuumadas ku socota ?
Last Seen Hashtags on Sotwe
AntWhite
Seen from India
2019PolisiBaru
Seen from United States
bbc
Seen from United States
RandomChat
Seen from Netherlands
Reina
Seen from Japan
็ณๅฟไปๅ้็้้ฅ
Seen from France
Store2Web
Seen from United States
NoLimit()+++filter:media() - filter:images
Seen from Thailand
patreonpage
Seen from Netherlands
minichat()************************ filter:videos since:2026-10-18
Seen from Pakistan
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers


























