OCHA 24 sano ayay isticmaalasay map kan oo ay leedahy gobolada Sool Sanaag iyo Togdheer waa dhul lagu muransan yahay oo cidleh iyo cid masuul ka ah toona lama yaqaan.
Sidoo kale waxay OCHA red zone galisay goboladan yadoo ku darasa liiska dhulka ugu khatarta badan, xaga amni xumadana ay adagtahay in laga hawl galo.
Taasi may ahayn wax iska dhacay ee waxay ahayd arin si wada jir ah ay uga shaqeeyeen xafiis hoosaad yada OCHA ee ku yaal Hargeisa iyo Garowe yagoo ka shidaal qaadanaya siyaasadaha labada maamul ee ku aadan goboladan.
2023 markii duulaankii SNM lascanod ku qaaday la soo afjaray, maamulkii SSCKH wuxuu bilaabay dedaalo aad u wayn si gargaar loogu helo dadkii shacabka ahaa ee ay saameeyeen colaaduhu, kuwii gudaha deegaanka ku barakacay iyo kuwii gobolada kale aadayba.
Dadaalkii SSCKH waday waxay kala kulantay culeys uga imanayay xafiis hoosaadyo OCHA ay ku leedahy Garowe iyo Hargeisa oo ku doodaya inaan gobolada wali lagu heshiis, taas oo ay Puntland u dheerayd yada maadaaboo ay dagaalkii Lascanod qayb ka ahayd dood odhanasa Sool anaga ayaa maamulna NGO gii isagoo aan nasoo marin ka hawlgala deegaanadaasna waxaanu kala noqonaynaa warqada ogolaanshaha ee ay Puntland ku joogaan.
Digniintaas waxaa jabisay Alight NGO oo hawlo shaqo gargaar ah ka fulisay gobolka SOOL
taas oo keentay in rusqadii shaqo puntland ay ka ceshato dhamaana ay ka joojiso hawlihii gargaar ee ay ka waday gobolada puntland.
Dhanka Hargeisa waxay yadu xooga saartay in OCHA headquarter si guud culeys loo saaro yadoo kaashanaysa safaarada UKSOMALIA yadoo la gudbinayo fariimo digniin amni ah iyo in markasta dagaal dib u qarxi karo sidaa darteed ay UN NGOs ka fogaadaan inay wax gargaar ah ka fuliyaan gobolada Sool, Sanaag iyo Togdheer.
Maanta waxaynu joognaa 08/16/2026 in ku xigeenkii uqaabilsanaha qaramada midoobay Somalia uu yimid Lascanod isagoo la kulmay madaxda deegaanka iyo haayadaha gargaarka ee maxaliga ah taasina ma aha arin ku timid si fudud ee waa dadaal iyo dagaal dheeraad ah oo ay galeen maamulka WB iyo shacab kuba.
Waxayna guuldaro u sugnaatay kuwii ku macaashi jiray inay been iyo dacaayado raqiis ah ka qoraan dhulka iyo dadka reer waqooyi bari gaar ahaan kuwa Gooni-goosadka ah iyo taageerayaashoda.
Maanta baalkii dhul lagu muran san yahay oo aan laga hawl gali karin waanu soo xidhnay waxaana lagu dari doonaa diiwaanka dagaaladii lagu kala adkaaday
Warkii ugu fiicnaa ee ka soo baxay Maamulka waqooyibari Soomaaliya!.
Airport-ka caasimadda in lagu dhiso isku tashi iyo iskaa wax u qabso waa tallaabo wayn oo horey loo qaaday.
Guud ahaan, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha waxaa lagu dhisi karaa islaa wax u qabso iyadoon meel kale laysku hallayn.
Waan hubaa in qofkastaaba maal ama muruq kaga qayb qaadan doono.
ستقوم تركيا بالتنقيب واستخراج النفط من أجل الصومال!
نشرت تركيا اليوم سفينة حفر في المياه العميقة قبالة سواحل الصومال للتحقق من تقديرات وجود 30 مليار برميل من النفط في المياه الإقليمية. وإذا تأكدت هذه الأرقام، فقد يصبح الصومال الدولة الثالثة عشرة عالمياً من حيث احتياطيات النفط.
في حال اكتشاف تركيا للنفط في الصومال، تنص اتفاقية تقاسم الإنتاج على التوزيع التالي:
– نسبة 5% من إجمالي الإنتاج لصالح الصومال.
– يتم تخصيص ما يصل إلى 90% من الإنتاج السنوي لاسترداد التكاليف التي تكبدتها تركيا في مجال الاستكشاف والاستغلال.
– بمجرد تغطية هذه التكاليف، يتم توزيع الأرباح المتبقية بنسبة 70% إلى الصومال و30% إلى تركيا.
This is good news for Somalia and Turkey. Nothing starts with perfection. Somalia needs foreign investments in its resources including the energy sector.
BREAKING NEWS: DIPLOMATIC VICTORY FOR #SOMALIA
Somalia has secured a seat on the African Union Peace and Security Council (#AUPSC) after winning 46 votes in the latest election.
The victory comes at a time when Somalia is already serving as a member of the United Nations Security Council (#UNSC), placing the country in a strong strategic position within two of the most influential bodies responsible for peace and security in #Africa and globally.
This development is widely viewed as a significant diplomatic milestone, reflecting Somalia’s growing international standing and the increasing confidence African nations have in Somalia’s #governance and state-building progress.
@DPWorldUAE is the source of instabilities in the HoA using its port infrastructure as influence to destabilize countries and create secessionist groups.
DP Chairman recruited young girls for #Epstein and used Berbera as Israeli intelligence hub!
Today, DP World is in trouble!
Siciid Deni shaqadiisu ma in uu filada ka soo saaro hadba madaxweynaha joooga baa?
Horey waa Farmaajo, maantana waa Xasan.
Waxa xaqiiqo ah in Siciid uusan Xamar u tagaynin dan Soomaaliyeed, waa uun tiisa oo kaliya ama dano shisheeye oo dabada ka riixaya.
Siciid Deni shaqadiisu ma in uu filada ka soo saaro hadba madaxweynaha joooga baa?
Horey waa Farmaajo, maantana waa Xasan.
Waxa xaqiiqo ah in Siciid uusan Xamar u tagaynin dan Soomaaliyeed, waa uun tiisa oo kaliya ama dano shisheeye oo dabada ka riixaya.
Waxaan hambalyo iyo duca ba u dirayaa Ugaaz Abdirahman Ugaaz Mohamuud oo maanta caano shubkiisu uu ka dhacay Degmada faca way ee #Goldogob Mudug .
Ugaaz Alle Xilka culus ha kuu fududaayo Amiin , Ugaaz ka durba waxaa muuqata inuu midaayay Bulsho balaadhan oo ku Kala nool 4 dowladood ee qaarada Africa 🤝.
After completing his term, Mohamed Abdullahi Farmaajo, the 9th President of Somalia and a man with broad popularity across the country, quietly moved into a rented house in the capital. What followed was something rarely seen in modern politics. Somalis, both at home and across the diaspora, launched a grassroots fundraising campaign titled “Thank You, Mr. President.”
Over the course of several days, 300,000 US dollars were raised. People contributed voluntarily, not out of obligation, but out of genuine appreciation for his integrity, with the aim of building him a home as a lasting gesture of gratitude.
Construction of the house began in July 2023 in the Ceel Jaalle area of Marka city, Lower Shabelle region. The project has now been completed, and the home was officially inaugurated on February 6 by local residents on behalf of all the citizens, inside Somalia and across the diaspora, who took part in the campaign.
During President Farmaajo’s term, his administration was marked by:
▪️For the first time in decades, a noticeable reduction in corruption
▪️Rebuilding the Somali National Army
▪️Developing a plan to end the presence of African peacekeeping forces
▪️Ending the presence of the European naval force, EU Naval Force Operation Atalanta, which had been operating in Somali waters since 2008 under the pretext of combating piracy
▪️Restoring Somali control over its airspace and transferring management from Kenya to Mogadishu
▪️Advancing the long standing efforts to lift the arms embargo and secure debt relief
▪️Most notably, expelling the UAE and dismantling forces affiliated with it inside Somalia
This chapter remains, for many Somalis, a rare example of leadership remembered for integrity rather than personal gain.
P.S. The house should have been painted in white and blue. I don’t understand what the yellow color is meant to symbolize!
Somali people voluntarily built a home for the 9th president of the Republic Mohamed Farmaajo @M_Farmaajo. Former president Farmaajo becomes the First #African leader who was rewarded a home by his people for his transparent leadership & accountable government service.