Top Tweets for #fursad
Bagmati nadi ma paani bade cha. Herna aauni manche pani tyatiikkai bhed cha. #fursad
Alxamdulillaah, amaanka Muqdisho ayaa keenay in dad badan ay ku dhiiradaan maalgashi, garoonkuna waa buuxaa maalin kasta ajaaniib iyo qurbo joog 🔥🇸🇴
#Muqdisho #SomaliaRising #Fursad #Maalgashi #Horumar
🚨🚨 Halis kuso wajahaan Jamhuriyada Somaliland 🚨🚨.
Turkidii ayaa bilaabey iney narrative abuuraan oo ay buunbuuniyaa abaaraha kajira Gobolka Awdal iyo Salel, iyaga oo ka dhex arkey #Fursad ama #Albaab laga so gali karo Somaliland.
Hadaba Dowlada Jamhuriyada Somaliland waxa looga fadhiyaa sida ugu degdeg badaan iney dadka reer Somaliland ee Abaarahu ku dhaceen ay uu gurmato kalinteeda dowladnimo ay qaadato, lanaa socoto dhamaan wixi dhaqdhaaq ah Gobolka Awdal iyo Salel.
@cabdifatax @SSTHawdReserve @cabdiraxmanmid @Checkmatedsl @MadaxtooyadaJSL @khadarlooge @redsoilman @westtoeastt @muslimhero11 @WajaaleMan @ahmedkahin23 @nuur1_nuur @MohamedAbdisam @true0ptimist

Xog cusub, Fursado cusub!
Waxbarashada iyo shaqooyinka berri ma aha sida maanta!
Ka qeybgal kulanka Dr. Sayid Mohamed Abdule oo ku saabsan sida teknolojiyaddu aduunka u beddelayso.
📅 1-da May
🕡 6:30 PM
📍 Main Hall 2, PSU
#FutureReady #PSU #Innovation #Fursad #Technology #Mustaqbalkaaga #Waxbarasho #ShaqooyinkaBerri #Horumar #KulankaPSU

#Ramadaanku waa fursad Alle ina siiyey si aan ugu sixi karno nolosheena sannadkiiba mar. Kadib 11 bilood oo aynaan si dhab ah nafteena ula xisaabtamin kadib, waxaan hadda heysanaa #fursad aanaan hubin in ay nagu soo noqon doonto.
Aan uga faa’iideysano #Ramadaankan in aan nolosheena dib u qaabeyno, si dhab ah khaladaadkeenii hore uga toobad keeno.
Alla weyne aan weydiisano inuu naga cafiyo danbigeenii hore, na ilaaliyo inta cimrigeena ka hartey, naguna gaarsiiyo #Ramadaantan tan xigta cimri, caafimaad, nabad & nolol wanaagsan
Aamiin 🤲 🤲 🤲
#RamadanKareem_2025

#Fursad🗳️ ,
-Dimuqraadiyadu waxay ku siisaa fursad aad ku muujiso waxa aad sheegayso..
Dimuqraadiyadu waxay ku siisaa fursad aad ku muujiso in ninkii dhabarka kuu sii jeediya 7 sanadood aad kaga adag tahay maalin aad dhabarka u sii jeediso.
=> Waxay sheegayeen , November arag

#Fursad: Ha laga faa'iideysto tababarkaas muhiim ka ah. Waa qayb ka mid ah hawlaha Jaamacaddu rabto in ay bulshada, gaar ahaan da'yarta.
#iskadiiwaangeli halkan hoose oo lingaxan hoose dhag ka sii:
https://t.co/2MXNPKdL4t

#Fursad Qaali ah : Caawa haddii Alle idmo waxa ay ku beegantay habeenkii khayrka badnaa ee 15 bisha Shacbaan.
habeenka 15 Shacbaan waxa uu Alle u danbi dhaafayaa Adoomadiisa oo dhan marka laga reebo labadan qof
(Cafi Walaalkaa).

FURSAD SHAQO!!!
Shirkadda Bile Media waxa ay qaadaneysaa 𝟲 qof oo xirfadlayaal 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗢𝗳𝗳𝗶𝗰𝗲𝗿𝘀 kuwaas oo ka howlgali doona xarunta dhexe ee Muqdisho.
Fadlan CV-gaaga shaqo ku soo dir
Email: [email protected]
Deadline | 05 February, 2024.
#BileMedia #Fursad

𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗼 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼
Hay’adda Save the Children Somalia Waxaa Ka Bannaan Fursad Ah (𝐅𝐢𝐧𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐀𝐬𝐬𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧𝐭 (𝙛𝒆𝙢𝒂𝙡𝒆 𝒄𝙖𝒏𝙙𝒊𝙙𝒂𝙩𝒆𝙨 𝙤𝒏𝙡𝒚))
𝗟𝗶𝗻𝗸: https://t.co/mQe4QvQKhn
#qaranjobs #Fursad #shaqo #SaveTheChildren #finance #Somalijobs
He teased his sister Katie, while she was getting a drink. *That* is his normal behavior.
Hopefully, kitteh’s will be back to a normal routine soon, and #Fursad can relax some.
Farxadda kuma xirna heerka dhaqaale ama aqooneed ee aad leedahay. Wiilkeenna Allah u siyaasidiyo farxadda. Waa sawir soo jiidasho leh. @GhediAli & @Abdishukrihaybe
#Somalia #fursad

Mudane Madaxweyne,
#Fursad sii Madaxweynaha la doortay oo haki ololahaaga dib-u-dejinta iyo guri dhiska.
Mudane Madaxweyne,
Xataa haddaad "sagxadda" tahay oo u baahan tahay meel aad madaxa iyo majaha dhigto,
Ogow dad badan ayaa kaa liita oo u baahan gurmad iyo quudin.

२००७ सालअघि राजपरिवार र राणाहरूका लागि मात्रै औषधि उत्पादन हुन्थे। २००९ देखि राजा त्रिभुवनले सर्वसाधारणका लागि खुला गरेका हुन्। - विष्णु थापा
#annapurna_post #Fursad #Nepal_News
https://t.co/WtA5PzNkQU
जवाहरलाल नेहरूले भोजको आयोजना गरेका थिए। त्यहाँ नेहरूले विजयलाई तेन्जिङको राष्ट्रियताबारे सोधे। तेन्जिङलाई राष्ट्रपति भवनमा राख्ने प्रयास भए पनि विजयले नेपाली दूतावासमा राखेका थिए। #annapurnaPost #Fursad #saturday https://t.co/8FVTiWrpUn
कवि अगमसिंह गिरी एक पुनर्पठन
- मनप्रसाद सुब्बाको फुर्सदमा स्रष्टा र सिर्जना विशेष
#annapurnapost #nepalnews #nepal #Fursad https://t.co/vxGNadWOhg
Last Seen Hashtags on Sotwe
beurette
Seen from France
زوجتي_وأنا
snapchatt
Seen from United States
whipping(**)* filter:videos
Seen from Korea
cuminthroat
Seen from Thailand
BibleBelievingChurchOfGodBBCG
Seen from United States
MsSethi
Seen from Mexico
corluesc
Seen from Turkey
secondaryinfertility
Seen from United States
CaughtOnCamera
Seen from Norway
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers




















