Top Tweets for #iM252
Ma jaratay tikit-kaaga FREE-ga ah si aad u raacdo diyaaraddan? Hadda ka jaro https://t.co/8HjfbmTGca oo ka mid noqo ka qeybgalayaasha Somali Technology Expo 2026.
#SomTechExpo #Tikitsom #iM252
⏳ 18 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada Aleelo Pixel, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252 #SomTechExpo #Tikitsom

⏳ 19 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada SetSom Technologies, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252 #SomTechExpo #Tikitsom

Waxaan idin la wadaageynaa #natiijada cod bixintii ku saabsaneyd da'da telefoonnada #dhalinyarada maanta, codeynta oo ka dhacday bogga #iM252 ee #Facebook ayey natiijadu noqotay sida hoos ku xusan.

Ciid wanaagsan saaxiibbayaal, farxad iyo nabad ku ciida.
#iM252

Waxa soo baxay Samsung Galaxy S22, S22+ & S22 Ultra.
Wxn soo koobaayaa waxyaabaha ay leeyihiin:
- S Pen
- Selfie camera 40 MP
- 10 illaa 100x Zoom.
- illaa 9 midab.
- 4K illaa 8K video recording.
- 128GB illaa 1TB keyd ah.
- iqk
Qiimaha $800 illaa $1900
#iM252 #SamsungGalaxyS22

Ma ku dhibbantahay nalka qolkaaga kuugu xiran?
#Nalka_iM252 waxa aad ka daari kartaa ama ka damin kartaa telefoonkaaga adigoo aan ka kicin sariirta!
Intaa keliya maahee si buuxdana waad u maamulan kartaa.
Ka dalbo hadda Whatsapp +252 614 888 887
#iM252
👉https://t.co/rbLbO6hgGu
U adeegso telkaaga sida computer oo kale, oo ku xiro qalabyada lagu xiro computer https://t.co/E3rZof5I05
#iM252 - https://t.co/PPuldB4WdI

Hadii uu kaa dab la'yahay telkaaga, ka jaajareyso midka saaxiibkaa!
Ka daawo halkan https://t.co/Wm3QbLJbxQ
#iM252 - https://t.co/g1RKAjb24z

Ku adeegso telkaaga androidka 2 whatsapp, 2 facebook, IWM oo 2 ah.
Ka daawo halkan: https://t.co/neRXa6FLxP
#iM252 - https://t.co/IAW1RKHJOD

Sawiradaada ku jira telkaaga Android-ka waad qarsan kartaa barnaamij la'aan!
Ka daawo halkan https://t.co/hPz1RwzWZd
#iM252

Telkaaga Androidka ku keydso muuqaallada facebook, weliba barnaamij la'aan! Ka daawo halkan: https://t.co/8oL1rBx2be
#iM252

Ma daneyneysaa barashada luqad cusub? Spanish, German, Turkish, mid un? Daawo muuqaalkan si fududna u baro https://t.co/ozl1pTj6Rr
#iM252

Sida ugu degdegga badan ee aad qof uga wici karto telefoonkaaga!
Daawo muuqaalkan: https://t.co/pXwLyVJoL4
#iM252 - https://t.co/WkOFqyz5CN

Ku dejiso muuqaallada facebook computer-kaaga barnaamij la'aan.
Daawo muuqaalkan: https://t.co/t4SMoChmZP
#iM252 - https://t.co/WkOFqyz5CN

La hadal telefoonkaaga, hakuu jawaabee cod ahaan. Sida loo adeegsado @googlenow
Ka daawo halkan: https://t.co/9066Va1Res
#iM252

Ma tahay shaqo doon? daawo muuqaalkan si aad u hesho boqolaal CV-yo naqshadeysan, kana xulo midka aad doonto!
https://t.co/6QR7mJrHGh
#iM252

Last Seen Hashtags on Sotwe
snapchat
momson()* +filter:native_video
Seen from Brazil
WomensStory
Seen from United States
MiMejorIdeaHaSido
Seen from United States
Solo
Seen from United Kingdom
brosis
Seen from United States
anxiouspanda
Seen from United States
Unexpected
Seen from United States
minichat(***********************************************************************************************************************************) filter:videos
Seen from Mexico
meesshoshare
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



