⏳ 19 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada SetSom Technologies, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
⏳ 20 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada Yiksi, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
⏳ 21 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada Sanguni Electronics, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
⏳ 22 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada Namari App, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
⏳ 23 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada LikeNew, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
⏳ 24 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada Aleelo Solutions, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
⏳ 25 maalmood ayaa ka hadhay! Ku soo dhawaada Hormuud, soo-bandhige STE2026.
Iska diiwaangeli hadda https://t.co/8HjfbmUe1I
Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026, ha maqnaan, hana ka mashquulin!
#iM252#SomTechExpo#Tikitsom
Giving your #smartphone to your #kids may seem like a quick way 2 keep them entertained, but it can also have negative #consequences. They may access unsuitable apps, games, or websites or damage your device accidentally. It’s better to get them their own age-appropriate devices.
Bal ka waran, dunida oo aan telefoon jiri lahayn, sidee baad u noolaan lahayd? ma ka nasan lahayd, mise waad u darsan lahayd telefoonkaaga?
Duni bilaa telefoon ah, bal adba!
#iM252
Marka aad qof farriin ugu dirto Messenger-ka, waxaa loo diraa ogeysiis, sax?
Waxaad sxbkaaga u diri kartaa farriin aan lahayn wax ogeysiis ah, waxa uu keliya farriintaas arkayaa marka uu gudaha u galo Messenger-ka.
Ka daawo: https://t.co/WLEmOtVEIy
#Apple, waxa ay qabatay bandhig ay ku shaacisay qalabyo cusub, iPhone 13 midab cusub leh, iPhone SE 3 raqiis ah iyo waxyaabo kale. Ogow hadda guud ahaan waxa ay soo bandhigtay Apple 8-da Maarso 2022.
Ka daawo https://t.co/qYm6jBIBLX
#iM252
Waxaa la filayaa in Whatsappka lagu soo kordhiyo REACTIONS aad saari karto fariimaha laguu soo diro sida Messenger-ka oo kale.
👍 ❤️ 😂 😮 😥 😡
#iM252#Whatsapp
Shirkadaha waaweyn waxa ay ku tartamaan qalabyo kala duwan. Apple TV, waa mid ka mid ah qalabyada ay Apple kula tartanto Google, Amazon, iyo shirkado kale oo badan. Wax ka ogow maanta Apple TV.
Ka daawo https://t.co/IVuZU7Tpe6
Mararka qaar adiga oo qoraal dheer qoray ayaa laga yaabaa in uu si kedis ah qoraalka kaaga tirmo, baro sida fudud ee loo soo celiyo qoraalka aad dooneyso in aad dib u hesho adigoo aan dib u qorin (waa 3 daqiiqo keliya).
Ka daawo https://t.co/NsjhFxmmQY