Top Tweets for #markaleMidnimo

Soomaaliya Soomaali Baa leh
ุงูุตูู
ุงู ุชูุชู
ู ูุตูู
ุงูููู
Somalia Belongs to the Somalis
#SscStateOfSomalia #AwdalStateOfSomalia #SomalilandStateOfSomalia
#MarkaleMidnimo
#BlueRevolution
Laascaanood Sool #SSC Somalia.
๐ท @DhaloHassan
Indhahaa ku doogsada qalbiguna ka sii daran.
Qofka ka naxaya midnimada ummada soomaaliyeed intaasina dhibayso waa bukaaye allah ha caafiyo.
#SscStateOfSomalia #AwdalStateOfSomalia #SomalilandStateOfSomalia
#MarkaleMidnimo
#BlueRevolution
๐ท @DhaloHassan
#AwdalState is coming
#BlueRevolution wuu soconayaa ila iyo inta Somali oo dhami isku so laabanayso
#MarkaleMidnimoโโ๏ธ
M @HassanSMohamud "Annaga GOONNI-ISU-TAAGGA (Somaliland) ma OGGOLIN! Mana yeelayno kala gonta ummada Soomaaliyeed, Intaas waad nagu matasha,kaliya waxaad samaysaa qodobadda xoojinaya isku haynta ummada oo hadal un haa ku ekane waxaad Maamul u aqoonsata Sool iyo sanaag.
#SomalilandUnity like its predecessor #BaaqShacab and #MarkaleMidnimo, is just propaganda masquerading as patriotism. An orchestrated distraction from Somalilandโs recent political gains.

@SomPundit SL politicians are playing a game without an opponent. waxey u sacabatumanayan guul ayana waligod gari donin
#markaleMidnimo ๐๐๐
#MarkaleMidnimo members!!!
Woman bitten by shark yells 'I love sharks' as she's flown to hospital https://t.co/KBlQdrIayl
Alle Hawnaxariisto Markale Midnima donkii Soomaliyeed Abwaan Qoraa. Hal.Abuur Midayye Moxamed Baashe Xaji Xasan Naxariis iyo Janno alle haka waraabiyo Ummadda Somalia yeed Tiir ayaa ka tegey Allow somlia midey
#MarKaleMidnimo

inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun alle ha u naxariisto qoraa halabuur hoogaamiyihii ururka #markalemidnimo maxamed baashe xaaji xasan oo ku geeriyooday UK
@alihwarsame @Ibrahimnolosha @Dahirow10

Waxaan rajeynayaa in kulankaani noqdo mid baal cusub u furo umada Somaliyeed. Wadahadalka ayaa ah wadada ugu wanagsan ee lagu helo wada nolasho. Matalayasha konfurta waxaan ka codsanayaa in ay qiimaha ugu sareeya siiyaan qanacsananta walalaheyna gobalada waqooyi.
#markalemidnimo
The resumption of the talks between Somalia and Somaliland is a perfect illustration of the continued determination of the leaders of the region to resolve differences through dialogue.

Historical
#MarKaleMidnimo

Jihadda aad maanta soomaali u Jeedisaan ayaa tariikhda idiin gali doonta. @M_Farmaajo @HassanAKhaire @musebiihi @Golaha_shac_JFS @EdnaAdan @IsmailOguelleh
#markalemidnimo โ๐ป๐ธ๐ด

Madaxweynaha Jamhuuriyadda @M_Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka @AmbMursal, Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda @HassanAKhaire iyo wafdi ballaaran oo dowladda Federaalka ka socda ayaa u ambabaxay #Djibouti oo uu ka furmayo wadahadalka Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.

Natiijo aana ka ahen MIDNIMO waa waqti lumis iyo fashil. We will not be satisfied nothing other than REUNION.
#MarkaleMidnimo
#Reunion

@TheVillaSomalia @M_Farmaajo @AmbMursal @HassanAKhaire ilahay haka dhigo mid guul kudhamado. #MarkaleMidnimo

Odaygaa Soomaliyeed ee 80 jirka ah Ilahay hala garab galo wixii khayrku ku jiro ee ku aaddan wadahadallada uu marti-galiyay. #Markalemidnimo

Isu-imaatinka #Somalia & #Somaliland waa tallaabo loo qaadayo dhanka wanaaga.
Waxan qaba hadi tabashoyinka ay qabaan walaladen iyo xad-gudubyadi kaso gaaray dawadi militariga ahayd si toos ah loga wada hadlo in natijoyin wax kuool ah kaso bixi donan
#markalemidnimo

Gobannimadii ay qaateen goboladii waqooyi 26. June. 1960 ma waxay ahayd mid ay kaga mid noqdeen dawladaha beesha caalamku aqoonsan yahay, mise maysan helin dawladnimo ka horaysay tii midowga ee ahayd koonfur iyo waqooyi ee 1.July.1960 ?!.
#MarkaleMidnimo
https://t.co/n9Garot0oy
Last Seen Hashtags on Sotwe
momson #momson #momson #momson #momson #momson #momson #momson #momson #momson #momson #momson
Seen from Poland
็ทๅ
Seen from United States
stw selingkuh
Seen from Indonesia
momson
Seen from Turkey
เนเธเนเธเธชเธงเธเธเธงเธข
Seen from Thailand
mezzi_mobili_di_Aria_Terra_Acque
Seen from Korea
andreagranda
Seen from United States
Kyiv
Seen from Brazil
teeNager
candid school
Seen from Netherlands
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.5M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.4M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.9M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.6M followers

X 
@x
60.8M followers























