Subax wanaagsan DYOR🔥🔥 Waxaan idiin soo gudbinayaa a simple strategy, Waa strategy aad u fudud inaad raacdid, Laakin saa ogtihiin markay timaado suuqaan wax waliba 💯 guaranteed ah ma jiro, how ever Aniga intaan test gareeynaayey Waa mid aad u fiican oo wining rateka uu aad u sareeyo Hadaa rabtid confirmation kale waa ku darsan kartaa laakin badanaa iyada keligeed ayaa shaqeyso waa daily trading scalping strategy, on any asset micanaha wuxuu ku shaqeeyaa asset walba ha ahaado crypto, dahabka, forex, stock, marka let’s goo aa kuu sharxo.
A thread 👇👇
@ivar_x47 1- Maxad ku qadata trade ka markad qadanysid technically mise order book maxad xooga sarta?
2- mani faaidayn karta sida u fahmi lahyn una akhrin lahayn oder book ga si trade kena aan ugu dhisno?
3- SEI maxa kaga muqda ama arget halke gaari kara kula tahy adiga qiimanytada?
📢ebadal Exchange
Twitter space ama X ayaa dhici doona barri oo ay sponsor ka yihiin ebadal iyo 5A-HUB
👉Ebadal Exchange waa isku Bedelka lacaga crypto and fiat
👉Adeegyada aad ka heli kartaan ebadal Exchange
✅️adeeg degdeg siimo leh ( fast service )
✅️adeeg amaano leh ( secure service)
✅️ adeeg lagu kal soon aan karo ( reliable service )
24hr /7 waxay diyaar kula yihiin u adeegidda macaashiima.
👉Cinwaanka looga hadli doona space-ka ( waa maxay isbedelada cusub ee suuqa crypto-currency ).
👉Waxaa jiri doona Give away oo ay idinku talageen ebadal Exchange and 5A-HUB .
✅️3 qof ayaa nasiib uyeelan dona in ay helaan give away
Kasoo qeyb gal wacan
@zakariyasharif9 Hambalyo legend intan ka badan bad mudantahy, chanel ka kaliya daily warbixino iyo news dadka la wadaga dad badana wax badan ka faaiden thanks alot boss.👑🎉