Top Tweets for #maydh
Tolweynaha Sharafta leh ee #Muse Ismacil Waxaan Fayara ineey la wareegan magalada #Maydh mamulkeeda oo ay Maal gashadan Maxaa yeelay reerka Yar ee #Jibriil Adan ee dul fadhiya Qabuuraha 1000 sano way ku Fashilmeyn Maamulka Magalada iyo hormarinteeda. Dakadi u dhisay madaxweyne Muse Bixi waxeey noqotay Xarun ay Caruurta ku dabashan. Waxaa ugu wacan waa maamul xumo ku habstay Magalada Maydh. Reer ka yar ee #Jibriil Adan ee dul fadhiya #qabuuraha way ku dabar go,eyn meesha ee kala warega magalada waa muhiim Aduunka Imika wuxu isu badalaya dekedaha. @OsmanAdam847691 @Lariabdirisaq @mireadam2
4 cisho kahor ayaan idinla wadaagay hawlaha turkigu kawado bariga gobolka sanaag e somaliland"
Waxaase yaableh dowladii somaliland arimahan way ka aamustay,
Turkigu wuxu rabaa inu la wareego xeebaha gobolka sanaag sida #Lasqoray #maydh #cilaamato ilaa #xiis

In the future, I want to live in #Maydh as soon as possible. I also want to own a house there so I can spend my holidays relaxing. I will live near the sea so I can invite my friends over and serve them fresh fish #sanaag republic
#somalilnd ๐
#Maydh, Magaalo Xeebeedka Taariikhiga ah ee Gobolka Sanaag โ #Soomaaliland
#Maydh waxay leedahay taariikh qadiimi ah, waana magaalo leh xeeb qurux badan, sidoo kale waa magaalo istaraatiiji ah oo ay si weyn u xiiseeyaan dalxiisayaashu.
#Sanaag_Somaliland #XeebtaMaydh
#Maydh (or Mait) is an ancient coastal town in the Sanaag region of #Somaliland, known as a major historical hub for trade and Islamic scholarship, particularly associated with the 12th/13th-century saint Sheikh #Isaaq ibn Ahmed Al Hashimi

The fishing port of Maydh, Sanaag, Republic of Somaliland
The journey of Prophet Moses(AS), is described as a sea voyage toward the south, toward the #Somaliland , known historically as the Land of Punt. This region had ancient trade links with the Pharaohs of the north and was reached by specialized sailing ships.
#Maydh region ๐๐๐
Ancient Somaliland.
Qoraa udhashay wadanka falastiin oo cadeeyay in magaalada MAYDH ee gobolka SANAAG ay ahayd halkay ku kulmeen nabi MUUSE ุนููู ุงูุณูุงู
iyo KHADAR ุนููู ุงูุณูุงู

Is this the most beautiful hidden beach in the Horn of Africa.?๐
Maydh Beach is a paradise of endless white sand, crystal-clear turquoise water, & pure serenity๐
#Maydh,#Sanag,#VisitSomaliland

The future of the Somali naval forces and the breathtaking beauty of Maydh Beach in Sanaag, Somalia.
#Maydh
Waakan ninkii Britishka ahaa ee @DavidGreenhh aka Qawdhan oo xeebtii #Maydh ku dabaalanaya๐
Reerkii hadda David, Mike, John, & William miidhan bay la bexeen si ay ictiraaf u helaan.
#David_Green oo falanqeeya siyaasadda ayaa sheegay in socdaalka Madaxweynaha Jamhuuruyadda #Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (@Abdirahmanirro ), lagu wado inuu ku tago magaalada Addis ababa inay xoojinayso iskaashiga istaraatajiga ah ee u dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo #Itoobiya.
David Green wuxuu tilmaamay in booqashada madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ee Itoobiya uu yahay tallaabo muhiim ah oo kor loogu qaadayo cilaaqaadka Somaliland iyo Itoobiya.
Mr. Green wuxuu intaas ku daray in wadahadallada ku wajahan heshiiskii is afgarad ee bishii January 2024kii ay kala saxeexdeen Somaliland iyo Itoobiya ay salka ku hayaan dhisida xidhiidh istaraataji ah oo ku wajahan kobcinta ganacsiga iyo xasilloonida mandaqada gobolka Geeska Afrika.
David Green oo ka mid ah aqoonyahannada taageera Somaliland, ayaa si joogto ah wax uga qora horusocodka Somaliland iyo guuldarooyinka dawladda Soomaaliya. Waxaanu ku baaqaa in beesha caalamku ay guulaha Somaliland abaalmarin uga dhigto aqoonsi caalamiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabduraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa dhawaan markii uu ka soo laabtay socdaalkii uu ku tagay Kenya caddeeyay inuu dhawaan booqasho rasmi ah ku tagi doono dalka Itoobiya, si uu u xoojiyo iskaashiga Jamhuuriyadda Somaliland la leedahay dalalka deriska ah.
Somaliland iyo Itoobiya ayaa leh xidhiidh iskaashi oo ku wajahan dhinacyada ammaanka iyo ganacsiga.

#TikiTaka in #maydh #Somaliland
This is a reminder of the cost we are paying for being attached to the failed state of #Somalia. We have the dreams and talents of our youth being wasted away for something that disintegrated 34 years ago.
The status quo is neither right nor useful.
Dekeda Maydh.
Mida kamida wax qabadkii Muse Biixi Cabdi mudadii uu xilka hayay.
#Cirshiida, #Ceerigaabo, ilaa cirirfka xeebta #Maydh, Dhulkaa la wada calmaday ee dahabku ceegaago, Waa carro #Ogaden ee ciduhu (Soomaali) saa ma og yihiin?
Mase ...... #Sanaag #SSKHAATUMO #Somalia
Beesha Jabraahil Ogaden Bahgari Ee Gobolka Sanaag Cirshiida
#Somalia #Somaliland #Puntland #Jubbaland #Khaatumo
Boqor Sharmarke oo ahaa Boqor xukumi jiray Saylac xaaskisa oo aheyd Yemeniyad Ayaa bartay Shacabka Saylac iyo Guud Ahaan Reer Somaliland cunista Canbaabuur ka xiliga Ciida. #Saylac #Maydh #Burco #Gaashaamo Ciidanka Boqorka Halka ilaa Maanta Caruur Ayaa u Joogta

Last Seen Hashtags on Sotwe
baits
Seen from United Kingdom
friend #sex
Seen from Turkey
เธญเธกเธเธงเธขเธเธฒเธขเนเธเน
Seen from Thailand
___ANil__Rao__
Seen from France
เธฃเธฑเธเธเธฒเธเธเนเธฒเธเนเธเน
Seen from Thailand
omegle
Seen from United States
nsfw #persona5
Seen from United States
AIใคใฑใกใณ้จ
Seen from Japan
muscle
Seen from Japan
ntr
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.4M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.3M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.8M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.3M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.5M followers

X 
@x
60.8M followers

























