Top Tweets for #qaawan
@M_Farmaajo Mahadsanid Mudane Madaxweyne #Farmaajo.
Sideedaba dowladikaama danbeyn oo dalkii waxaa #bililiqeystay mooryaan #qaawan oo aan waxba xeerineyn. Ciidamadii qalabka siday waa la #xasuuqey. Dowladnimaddii aad #cagaha dhulka u dhigtay la #tuur.

@M_Farmaajo Mudane Madaxweyne #Farmaajo, dalkii mooryaan #qaawan oo #gaajeysan oo #ooman ayaa #fiiq_fiiqatay ee fadlan ka soogaar.
Mudane Madaxweyne #Farmaajo dalkaan iyo dadkiisaba waa la soo #iibsaday, shacabkii Alla #oofsadayna waa la soo #qufay si booskooda loo #gato.

@M_Farmaajo Mudane Madaxweyne #Farmaajo, tani waa #dhaxalka mooryaantii #VillaSomalia bililiqeystay oo weliba isku daray #Qabiil u yeerasho iyo #ciidbuurasho caasimadda dhexdeeda, kana #xishoonwaayay shacabka #Soomaaliyeed oo dowladnimo #qurux badan haystay. Mooryaan #qaawan oo #gaajeysan.

#BREAKINGNEWS
Musharax madaxweyne @Abdirahmanirro oo digniin culus u diray ganacsato uu farta ku fiiqay.
“Ganacsatada siyaasadda ku jirta waan uga digayaa #dagaalka qaawan ee ay ku jiraan, ganacsatadu xaq ayay u leedahay cidii ay hantidooda siinayaan, lakiin dagaalka #Qaawan waan uga digayaa…”.

#Markaan dhageytay #Khudbada #Tariikhiga ah ee #Madaxweyne #Said #Abdullahi #Deni markaan #Qiimeeyay siyaasiyinta kursiga kula loolamaayo iyo agendahooda siyaasiga ah.
#Markaan arkay #Faragalinta #Qaawan ee #Dowlada #Federalka ah iyo #Musharaxiinta ay #Wataan.
#Waxaan #Goostay inan #Tageero #Dib u #Doorashada #Siciid #Abdullahi #Deni. Waxaan u rajeynayaa #Guul iyo #Gobanimo

@EGaraad_ Mooryaantaan laga #adeejiyay Soomaaliya Walleysan hambaynayn, dhul iyo #shacabba waa #gacangaleen. Mooryaan #qaawan oo dalkaan iyo dadkiisaba si daran u #fiiqatay baa lagu #abaalmariyay inay shaqadoodii hore dib ugu noqdaan, #bililiqo baahsan.

@TerraAbdirizak @mohab9561 @AbiyAhmedAli Iska deeey adeerkiis #dabka ha u #shidee. Mooryaan #qaawan oo weliba #baahan dowladnimo ka sugimaynee. Marwalba waxay #raadiyaan qof ay u #sujuudaan, marna lagama yaabo inay #caqligooda ugu shaqeeyaan Qarankaan ay soo #rafaadiyeen oo soo #feenteen.


@NaciimaAbwaanQ Waaba haddii #dheguhu u #daloolaan ~ Mooryaan #qaawan dowladnimo looma #waaciidsado.

Last Seen Hashtags on Sotwe
momson #nolimit() +filter:native_video
pregnant
Seen from Poland
momson()*************************
Seen from Malaysia
hijo #incest
Seen from Mexico
RecoveryPosse
Seen from United States
blacked
Seen from Egypt
みわさんに頂いた
gaziantepgay
Seen from Turkey
ometv video*
Seen from Egypt
monkeyappwins
Seen from Australia
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.7M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.2M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.1M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.8M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.7M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.3M followers

X 
@x
60.8M followers










