Top Tweets for #Federalka
- Doorashadii SWβοΈ
- Doorasha Galmudug π
- Doorasha Hirshabelle π
2026 aakhir kiisa waxaa la qaban doonaa doorashada #Federalka.
Waad sugi kartaan tan iyo 2032.
Dowladnimadu baryo maaha.

MP #Mahadi Guuleed! #Federalka
#Caafimad qab hadii lagu dhisayo 16 Gobol min 5οΈβ£ Gobol #GB meeqaamkisa ha loo dhiso! hadiise Federalka loo dhisayo intan anaa ku habsadey waa arin kale! ama gobol walba idkiis
BREAKING π¨π¨π¨π¨
Khilaafka #JubalandπΈπ± iyo #FederalkaπΈπ΄
Bismillaah,
Dawladda Jubaland waxaa ka goβan inay xasiloonida ku soo dabaasho Gobolka #Gedo gaar ahaan Magaalooying #BaladXaawo, #Baardheere iyo #Garbahaarey.
Waxa halkaa khalkhal amni iyo kala qaybinta bulshada reer Jubaland ka wada
xubno laga soo xawilay Magaalada #Xamar.
Dadka Reer #Jubaland waxaa loogu baaqayaa inay ilaashadaan midnimadooda kana hortagaan wax alaale wixii halis galin kara nabadda iyo wadajirka Bulshada reer #Jubaland
4/7
ee Mabaadida Aasaasiga ah, oo u qoran sidaan: "Waxaa reebban in qof ama qeyb ka mid ah bulshada sheegto #gobannimada #Jamhuuriyadda #Federalka ah ee #Soomaaliya ama u adeegsadaan #Dastuurka si gaar ahβ, sidaas daraadeed Xasan Sheekh Maxamuud waxuu buriyey Dastuurkii heshiiska
#Markaan dhageytay #Khudbada #Tariikhiga ah ee #Madaxweyne #Said #Abdullahi #Deni markaan #Qiimeeyay siyaasiyinta kursiga kula loolamaayo iyo agendahooda siyaasiga ah.
#Markaan arkay #Faragalinta #Qaawan ee #Dowlada #Federalka ah iyo #Musharaxiinta ay #Wataan.
#Waxaan #Goostay inan #Tageero #Dib u #Doorashada #Siciid #Abdullahi #Deni. Waxaan u rajeynayaa #Guul iyo #Gobanimo

Aynu kaftan dhablaysanee, waa kuwii usbuucii hore reer Hargeysa & Burco bilaabay #Saylac waa magaalo #Somaliyeed. Waa raga markaliya ilooway 32 sanoo S/land subcin jireen
#Kenya arinkii bay maqashay. Wataas maanta tidhi #S_land waa dal Somaliyeed oo ka tirsan #Federalka Somaliya

Wasirka #Wasaarada #Arrimaha #Gudaha #Federalka & #dib u #heshiisiinta #jubbaland OO Kormeeray Dismaha Xarunta Wasaarada .
Shaqo Wacan Mudane Wasir
@oglemoha @JSStatehouse @AbdiShirdoon @senator_farah @HassanSMohamud @IftinSudi
Hanbalyo Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha Aqalka Sare @AqalkaSare ee barlamaanka #Jamhuuriyadda #Federalka #Soomaaliya.
Geesi Alle ma xiro.
@AhmedSixty @DualehKad @MusseId1 @AmbAmerico @MohamoudGaildon @hodansomali

Qoysas ka soo jeeda #Bokool gaar ahaa Degmada #tiyeeglow ayaa ka codsadey maamulka Koonfur galbeed iyo #Federalka in dib lagu celiyo deegaankoodii
@laftagareen @IlyasAliHassan @AmbMursal
#SHIDAALKASOM?
SABABTA UGU WEYN EE #SOM LOOGA JARAY #SOMGALBEED & #NFD WAA SHIDAAL.
OGOW, #ETHIOPIA & #KENYA WAXAA DHULKAA U DHIIBTAY #REERGALBEED.
HADA #KENYA WAXAY U ADEEGEYSAA GUMEYSI KALE OO DOONAYA #GAS.
#GOOSASHADA & #FEDERALKA WAXAA KA DAMBEEYA ISLA GUMEYSIGII HORE.
" #Dastuurka uu ku waashay #Faroole ciladihiisa isaga aya sabab u ahaa" @Godahbarre
Qodobada Lagu Muransana Waxa Ka mid ahaa:
1- Maqaamka Caasimada
2- Federaalka
3- Jinsiyada
4- Qaangadhka iwm
waxa la isla gartay in dib loo dhigo #Federalka Faroole ayaa looga tanaasulay!
In lasiidaayo gudigii dhismaha wadada #Bosaso wa arin wanagsan.
Dowlada #puntland wa inay la timaado mowqif ay kula macaamilayso dowlada #federalka.
Inta ay shacabka xirxiri lahayd
@alijira @MohamoudGaildon @alihwarsame @Siad_A @MahadYSh @afyare_elmi @daudedosman @faisalroble19 @Abukar_Arman @SadatGeesh @SadiaAden @Marawayne Aan wada hadalo waa aan heshiino. Muddo sanad ka badan baa #FMS ama Maamuladu ka cabanayeen #Federalka, wadahadal kani waa mid loo baaqhan yahay.
waxaa haatan socda kulanka #Golaha #Aqalka sare, ajandaha looga hadlayo waa:
1. Dhagaysiga daraasaad ku saabsan nidaamka #federalka dalalka kala duwan ee caalamka iyo doorka #Aqalka #Sare ee ilaalinta danaha dowlad goboleedyada.
2. Diyaarinta ajandaha kulanka 13aad ee golaha

#GUDIGA DIB U EEGISTA #DASTUURKA LABADA #BAARLAMAAN EE #FEDERALKA AH EE #SOOMAALIYEED AYAA KU WAREEJIYAY AFAR CHAPTER OO KA MID AH DASTUURKA GUDIGA MADAXA BANAAN, KA DIB MARKII KULAN LAGU QABTAY XARUNTA AQALKA SARE EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA AH EE #MUQDISHA

@YASINFHJ @YASINFHJ Ilama aha inaa tahay #Fahadka @TheVillaSomalia jooga.Hadaad tahay @M_Farmaajo muxuu ka qabaa fikirkada #Federalka ka soo horjeeda?
Kacdoonki isbedel doonka #Galmudug bilawday #Puntland kuu soo socdaa, waa in uu #Baydhaba soo maraa ka dibna #Federalka @TheVillaSomalia
Last Seen Hashtags on Sotwe
Teenage video.
momson()()() or #exny()()() or #nolimit()()() +filter:native_video
Seen from Brazil
muslimrandi
Seen from Netherlands
ConvocatoriaGaneshalab
Seen from United States
brothersister
Seen from France
ΰΈ£ΰΈ±ΰΈΰΈΰΈ²ΰΈΰΈΰΈΰΈΰΈ«ΰΈ±ΰΈ§ΰΈ¬ΰΉΰΈ
Seen from Thailand
η·ε¨
Seen from Japan
kucoin
Seen from United States
NSFW
Seen from Switzerland
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.2M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.4M followers

X 
@x
60.8M followers

























