Top Tweets for #spaforums
Attending an interesting conversation with @NIRASomalia director @AbdiwaliAbdulle at @somalipubagenda organized by @SPAForums. #SPAForums

Madasha @SPAForums ee @somalipubagenda waxa ay soo agaasintay madal uu marti ku ahaa Prof. Cabdi M. Kuusow, taas oo lagu gorfaynayay ka-qaybgal-la’aanta siyaasadeed ee beelaha qaar iyo xiriirka ay arrintaas la leedahay colaadaha soo noqnoqda ee jira Soomaaliya.
#SPAForums

After presentation of the findings, the study author @FarhanShabel and Burhan Said are on stage. Burhan reflects the study findings.
@MohamedAdam__ moderated the panel discussion. #SPAForums

Main sources of BRA expenditure ⤵️ #SPAForums

Our dissemination forum for our recent study on BRA Tax Revenue started.
The lead author and @SPAResearch_ Director @FarhanShabel presents the key findings of the study. #SPAForums

At dissemination forum for a yearlong study on Benadir Regional Administration (BRA) tax revenue by @somalipubagenda organized by @SPAForums #SPAForums

Madasha @SPAForums ee @somalipubagenda waxaa u qabsoomay kulanka billaha ah ee #GaxwoiyoGorfeyn. Kulanka bishan waxaa diiradda lagu saaray dib-u-dhaca ku yimid dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyo saameynta uu ku yeelan karo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka.
#SPAForums

@somalipubagenda in #Gaalkacyo disseminating study finding with relevant stakeholders. #SPAForums @SPAForums
Waxa aan magaalada Gaalkacyo ku qabannay madallo kala duwan, kuwaas oo ay ka soo qeyb galeen ururrada bulshada rayidka ah, odayaasha dhaqanka, ururrada haweenka, dhallinyarada, culimada, iyo qaybo kale oo ka tirsan bulshada.
Kulamadaas waxa aan ku soo bandhignay natiijadii kasoo baxday daraasad ay @somalipubagenda & Centre for the Study of Violence and Reconciliation (@_CSVR) iska kaashadeen oo ay ka sameeyeen magaalooyinka Gaalkacyo, Muqdisho, iyo Dhuusamareeb, kuna saabsanayd Hannaanka Dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo Caddaaladda Xilliga Kala Guurka.
Sidoo kale, xubnaha ka socday SPA waxay booqdeen xafiisyada dawladaha hoose ee Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug, iyaga oo sidoo kale u jeediyay lana wadaagay natiijada daraasadda xubno sare oo ka tirsan dowladaha hoose iyo maamullada magaalada ee labada dhinac.
#SomaliPublicAgenda #SPAResearchReport

Halkaan hoose ka daawo madal lagusoo bandhigay laguna gorfeeyay daraasad ku saabsan dhismaha iyo waxqabadka golayaasha deegmooyinka ee dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.👇
https://t.co/pP27V7iQld
#SPAForums

Our dissemination forum ended well. The discussions were about local government formation, its operationality, and ways forward. We appreciate our engaging participants we hosted today.
#SPAForums

"As the research findings highlight and I echo, there are challenges, including people’s lack of understanding of local government councils. Also, it is important to create trust between the people and the district council".
Sacid Omar Ahmed, Local governance expert
#SPAForums

In our today’s forum, @FarhanShabel presents the key findings of our year-long research study about the formation and operation of local councils in Southwest, Hirshabelle and Galmudug states. #SPAForums @SPA_PAF

My colleague @FarhanShabel discusses the key findings of a recent @somalipubagenda research report on local council formation and functioning in Galmudug, Southwest & Hirshabelle states.
#SPAForums @SPA_PAF

Waxaad Link-gaan hoose ka heli kartaa madal ay qabatay Somali Public Agenda isla markaana lagu gorfeeyay arrimaha doorashooyinka dalka gaar ahaan nidaamka madaxtooyada iyo labada xisbi.
Madasha waxaa marti ku ahaa @husseinhaaruun, la taliyaha arrimaha dastuurka ee madaxweyne Xasan Sheikh, @Halima_Yarey, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Galmudug, & Cismaan Muxudiin Macallin oo ah guddoomiyaha Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA.
Halkaan ka daawo.👇
https://t.co/nvxO3HzWKt

We have successfully concluded in #Mogadishu a forum on key issues in the NCC election agreement.
@husseinhaaruun, @Halima_Yarey & Osman Muhiadin were our panelists.
Key stakeholders including politicians & intellectuals attended the forum. #SPAForums @SPA_PAF

We have successfully concluded in #Mogadishu a forum on key issues in the NCC election agreement.
@husseinhaaruun, @Halima_Yarey & Osman Muhiadin were our panelists.
Key stakeholders including politicians & intellectuals attended the forum. #SPAForums @SPA_PAF

Halkan ka daawo dood lagu falanqeeyay daraasad aan dhawaan isla daabacnay Somali Dialogue Platform ee lagu baaray “Ballaarinta Ka-qeybgalka Dadweynaha ee Geeddi-socodka Siyaasadda”.
Waxaa marti ku ahaa @alihwarsame, @AvvBurhanAdan, @Halima_Yarey & Duniyo Mohamed.
#SPAForums
https://t.co/Ejnxybrykw
The study presentation will be followed by a panel discussion and then Q & A.
The panelists include @alihwarsame, @AvvBurhanAdan, @Halima_Yarey & Duniyo Mohamed.
#SPAForums
Madasha @SPA_PAF ee @somalipubagenda waxa ay sidii joogtada ahayd qabatay kulankii billaha ahaa ee #GaxwoiyoGorfeyn, kaasoo dhamaadka bil kasta la qabto. Kulanka ayaa bishan diiradda lagu saaaray ololaha dowladda federaalka ee la dagaallanka musuqmaasuqa.
Intii kulanku socday waxaa si faahfaahsan looga hadlay loona falanqeeyay sababaha uu salka ku hayo ololahani, habboonaanta habka loo marayo, saameynta uu ilaa hadda yeeshay, iyo in ay dowladdu sii joogteyn doonto la dagaallanka musuqa kana go’naan doonto.
Gabagabadii kulanka, kasoo-qaybgalayaasha madashu waxa ay soo jeediyeen talooyinkooda ku aaddan sidii dowladdu uga dhigi lahayd ololahan mid mira-dhal ah una adeega hufnaanta iyo daah-furnaanta hay’adaha dowladda, dowlad wanaagga, iyo caddaaladda.
#SPAForums

Last Seen Hashtags on Sotwe
الشيخ_صالح_آل_الشيخ
Seen from United States
momson ()*+ filter:native_video
Seen from United States
omegle
Seen from Singapore
Ankaratravesti
Seen from Turkey
vanmerkez
Seen from Turkey
africancasting
Seen from South Africa
omegle
Seen from United States
giant #macro
Seen from Poland
brondong kontol
Seen from Singapore
nolimit #nolimit (())****** filter:native_video
Seen from Brazil
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
110.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.9M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87.7M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.6M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.1M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
63.9M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
62.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

X 
@x
60.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
60.8M followers





















