Top Tweets for #tuke
Ruby Gold and Malachite
Lovely depiction of youths in the harbor from Henry Scott #Tuke, Ruby, #Gold and Malachite, https://t.co/RC7WKgzM5y
Order your custom oil painting today -- email [email protected].

Bathers by Tuke
Wonderful Impressionist reproduction of the 1889 masterpiece by Henry Scott #Tuke, The #Bathers, https://t.co/xu4M5oTdVT
Order your custom oil painting today -- email [email protected].

We were pleased to welcome a delegation from Technical University of Košice (TUKE), Slovakia 🇸🇰 to IIT Indore 🇮🇳 🤝🌍
#IITIndore #TUKE #InternationalEngagement #slovakia #globalengagement #Academic

@ians_india #Tuke tukde, tukde virus gang is caring for only religious bigotry to increase their votes bank for only appeasement & very less betterment,upliftment of proud Motherland.
Its a chaos why they'll prefer so,ignoring patriotism & re-establishing who looted motherland😒ruthlessly.

Three Companions.
Lovely painting by #Tuke showing two young men and their dog by the sea, Three #Companions,

In a stark reflection of the ongoing clan tensions, the #Isaaq clan views General #Tuke as a war criminal, while the #Dhulbahante clan labels @musebiihi a criminal warlord. Additionally, it's worth noting that Warlord Bihi has been accused of committing atrocities against the #Gadabuursi clan in the 1990s.
Despite facing legal challenges from the Isaaq clan in the United States—cases that were ultimately dismissed—General #Tuke received a hero's welcome in #Laascaanod today.
#GreaterSomalia
#Somali #WarCriminal Yusuf #Tuke, deported from #US for #HumanRights abuses in #Somaliland. This marks a significant step towards justice for his victims/#IsaaqGenocide. #USA will not be a haven for human rights violators. #JusticeForSomaliland https://t.co/rXc2ejmNLj
Dawladda #Maraykanka ayaa si rasmi ah dalkeeda uga soo mastaafurisay Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (#Tuke) oo ahaa Taliyihii Guutada Shanaad ee Ciidamadii #Soomaaliya ee qaabilsanaa gobolka #Gabilay.

Sida ay Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA ka soo xigatay qaraar ka soo baxay waaxda dhaqan celinta Maraykanka wuxuu Sarkaalkani ahaa muddadii u dhexaysay 1987 ilaa 1988 Taliyaha Guutada Shanaad ee Ciidamadii Soomaaliya ee qaabilsanaa gobolka Gabilay, Sida ay qaraarkan ku caddaysay dawladda Maraykanku waxa lagu helay inuu mas'uul ka ahaa oo uu geystay gabood falo isugu jidh dil wadareed, Gubitaanka magaalooyinka, burburinta keydadka biyaha, Miinooyin dhulka lagu xabaalay iyo ciqaab jidheed oo uu kula kacay dad rayid ah oo lagu tuhmay inay ka soo hor jeedaan siyaasadda dawladii Maxamed Siyaad Barre.
Ku-simaha Agaasimaha Fulinta Hawlgallada Dhaqangelinta iyo Ka saarista Socdaalka iyo Kastamka Maraykanka ee Washington Russell Hott ayaa shaaca ka qaaday in Maraykanku aanu gabood-nabdoon u noqon doonin kuwa geysta xadgudubyada xuquuqul insaanka, Agaasimahani waxa uu sheegay in Kiiska Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo muddo dheer soo jiitamay uu aakhirkii ku soo dhammaaday in Maraykanka laga mastaafuriyo,
waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay inay ka go'an tahay sidii ay dhibaneyaashu caddaalad u heli lahaayeen.
Xarunta xuquuqul insaanka iyo dambiyada dagaalka ayaa ka codsatay dawladda Maraykanka inay bilowdo kiiska sarkaalkan oo sannadkii 2020-kii loo xidhay dunuubtii uu ka geystay dhulka Somaliland.
Garsoore ka tirsan waaxda caddaaladda ee socdaalka ee Maraykanka ayaa sannadkan soo saaray go’aan ka kooban 65 bog, kaas oo lagu caddeeyay in Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) uu shakhsi ahaantiisu jidh dil u geystay dad rayid ah, halka uu sidoo kalena ku amray Askartii ka amar qaadanaysay inay dilaan, oo xidhaan cid kasta oo dawladdii markaas jirtay ka soo hor jeestay.
Waxaa kale oo garsoorahani uu ka dalbaday dawladda Maraykanka inay dalkeeda ka mastaafuriso kornaylkan dhagaraha badan soo gaystay, taas oo Waaxda Hawlgallada Dhaqangelinta iyo Ka saarista Socdaalka ee Kastamka Maraykanku ay fulisay amarkaas 20-kii bishan December.
Kiiska kornaylkan lagu soo mastaafuriyey ayaa labaatankii sanno ee u dambeeyay ka socday dalka Maraykanka kaas oo ay ka qayb galeen hay'adaha xuquuqul iinsaanka caalamiga ah oo kaashanayay qaar ka mid ah dhibanayaashii uu Tacadiyada kula kacay Kornayl Tuke.

General #Tuke oo siwayn loogu soo dhoweeyay dalkiisa hooyo. Gen Tuke waa laandheere dhulbahante ah oo faarax Garaad. Gen Tuke waxaan aaminsanahay inuu yahay geesi qaran. 👇�
The Somali war criminal Col. Yusuf Abdi Ali (#Tuke) welcomed at Garowe Airport today.
Col. Yusuf is accused of committing serious crimes during the 1988 massacre in Somaliland. He is accused of playing a significant role in the brutal actions that led to the deaths of many civilians. The massacre involved widespread killings, destruction of villages, and other atrocities committed by the Siyad Barre regime against the people of Somaliland.
The events left a lasting impact on the region, and those responsible, including Col. Yusuf, have been held accountable by many in Somaliland and international human rights organizations.

Last Seen Hashtags on Sotwe
Ixlii
محارم_أمهات
Seen from Germany
bleached
Seen from United States
母女
Seen from Vietnam
douga
Seen from Indonesia
nolimit nolimit nolimit() +filter:native_video
Seen from Colombia
นวดนอกสถานที่พิษณุโลก
Seen from Thailand
incestoconpapá
Seen from Mexico
chapinas
Seen from Guatemala
momson nolimit filter:native_video
Seen from United States
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.6M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
109.3M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
106.9M followers

Rihanna 
@rihanna
97.4M followers

NASA 
@nasa
92.1M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.6M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
80.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
72.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
68.8M followers

YouTube 
@youtube
68.6M followers

Bill Gates 
@billgates
63.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.5M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
61.5M followers

X 
@x
60.9M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
60.1M followers