Top Tweets for #xog
#XOG #BUUXDA OO KU SAABSAN #FAHIIMA IYO CIDA KA SHAQAYSAY INAY HARGAYSA AADO IYO MEESHA LOOGA SOO DHACAY.
HALKAN WAXAAN KA CAMBAARAYNAYAA XAFIISKA OPM KA @SomaliPM OO NOQDAY MEEL SOOMAALI LAGU KALA XIGSADO
SIDOO KALE WAXAAN U SHEEGAYAA INA BIDHAAN @mrbidhaan WAXAAD JOOGTAA WAA MAALMO MAALMAHAA HADII AAD KA SHAQAYNAYSO IN AAD QOF IRSAAQADII DABA-TAAGNAATO ADI IYO HAMIGAAGA MOOYE. NIN BAA LAGA HAYAA “DHAAXAAY XERADAAN KUU FADHIYAA”
#Xog
Idaacadaha aduunka ayaa sheegaya in Isr ay 50 askati oo ka soo jeeda asal ahaan Afrika u dirtay Somaliland.
Isr ayaa beenisey warkaa.
✍🏾: Deegaan Media
https://t.co/lUmP3Wn2wn
#GUBANSTATEOFSOMALIA🇸🇴
#DjiboutiCiise #SaylacCiise #DiriDhabeCiise #SittiCiise

#Xog
32 sarkaal (30 Isaaq ah iyo 2 reer Boorama ah) oo Somaliland u dirtay Isr si ay tababar u soo qaataan ayaa dib ugu soo laabtay Hargeisa.
Saraakiishan ayaa soo qaatay tababar gaaban oo ku saabsanaa adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) iyo hub kale oo noocyo kala duwan leh.
Waxaa xusid mudan, in 2bo markab oo sida hub kana soo shiraacday Imaaraadka Carabta ayaa bishan Juun bilowgeedii ku soo xidhay dekedda Berbera.
Sidoo kale, waxaa hadda soo if baxaya warar sheegaya in Isr qorsheyneyso inay GUJIS u soo dirto dekedda Berbera.
Xaaladda xeebaha Badda Cas iyo Geeska Afrika ayaa u muuqata mid si xawli ah isku bedeleysa!
✍🏾: Deegaan Media
https://t.co/IpY2LLqcN0
#GUBANSTATEOFSOMALIA🇸🇴
#DjiboutiCiise #SaylacCiise #DiriDhabeCiise #SittiCiise

#Xog yaab ah mid ka mida maxabiista lascanood manta la sii daayay ayaa ka hadlay maxabiista badan ee ku xidhan jeelka madheera ilaa Gebilay Hargeisa in firdhiye diiday in la soo daayo
Garaad kulmiye ku yidhi ha soo dayn 45 cisho jigjiga joogeen maxabiista cid ka daba hadashay.
#XOG: Dagaalka #Ethiopia & #Eritrea Ee Quwadaha Kale Hagayaan, Mowqifka #AbiyAhmed Ee #Somaliland & Mustaqbalka
#SaudiUAE #UAESaudiArabia #Somalia
https://t.co/zkP987ToKB
#Xog
Somaliland ayaa dhawaan "tababar" u direysa shaqaalihii ugu horreeyey dalka Isr.
Tiraba 25 farsamayaqaan oo ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa dhawaan u ambabaxaan Isr, oo dhowaan aqoonsatay Somaliland.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Aandam Cabdillahi Cabdalla, ayaa u dalbaday baasaboorrada shaqaalaha dawladda farsamoyaqaanada tababarka u baxaya!
22 qod waa Isaaq
2 qof waa gadabuursi
1 waa Harti
✍🏾 Deegaan Media

#Xog - Wax badan ka ogow - Taliyaha Xilka Militari-ga la wareegay - Abdulkadir Isse P2 #Mogadishu #Somalia 🇸🇴
#Xog - Wax badan ka ogow - Taliyaha Xilka Militari-ga la wareegay - Abdulkadir Isse P1 #Mogadishu #Somalia 🇸🇴
#XOG:- Xildhibaanada #Somaliland ku matala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo horey door muuqda uga qaatay meelmarinta wax-ka-beddelka afartii cutub ee hore ee Dastuurka, ayaa maanta fadhiga Baarlamaanka la yimid aragti ka duwan tii hore, iyagoo si cad uga hor yimid qorshaha ay Villa Soomaaliya waddo.
Isbeddelkan mowqif ayaa lagu sababeeyay khilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Madaxweynaha Somaliland iyo Dowladda Federaalka, gaar ahaan Villa Soomaaliya, kaas oo saameyn toos ah ku yeeshay muxaafidbimadii Xildhibaanada reer waqooyi
Xogaha la helayo ayaa tilmaamaya in dhammaan xildhibaanada Somaliland ku matala federaalka ay hadda si buuxda ugu safyihiin mucaaradka, arrintaas oo beddeshay miisaankii siyaasadeed ee dooddii iyo go’aamadii la xiriiray wax-ka-beddelka Dastuurka.
#XOG: #Puntland iyo Maraykanka sannadka cusub ee 2026.
Ilo wareedyo amni oo sugan ayaa ii xaqiijiyay in dowladda USA saldhig militari oo weyn ka samaysanayso magaalada Boosaaso sannadka cusub ee 2026.
Saldhigan oo leh Raadaaro casri ah iyo qalabka difaaca Hawada sare ayuu Taliska AFRICOM ka hirgelin doonaa Boosaaso waxaana ka hawlgeli doona ilaa kun askari oo uu ka soo daabuli doono dhawr dal oo Afrika ah.
Saldhigan cusub ee USA ayaa Puntland ka caawin doona:
1. Hawlgallada ka dhanka ah Argagixisada sida ISIS iyo AS
2. Tababaridda iyo mushaar siinta ilaa 3 kun oo ciidamo gaar u tababaran kuwaasi oo la hawl geli doona Ciidamada Maraykanka.
3. Helidda Xogaha Sirdoonka ee Gobolka Geeska AFrika iyo guud ahaan Qaaradda.
4. Ilaalinta Badda iyo Hawada Puntland.
Dhinaca kale, Maraykanka ayaa guud ahaan dhawaan xiri doona saldhiga Balli-doogle ee Koonfurta Soomaaliya iyo dhawr saldhig oo ku yaalla Qaaradda Afrika marka laga reebo saldhiga weyn ee Jabuuti.
Sidoo kale, sannadka cusub waxaa Boosaaso booqan doona mas'uuliyiin sare oo Maraykan ah kuwaasi oo aan weligood hore u imaan puntland.
©️Abdoulrahman Isse

#Xog:
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa wadahadallo la furtay Midowga Afrika iyo dalalka saaxiibka ah si loo geeyo ciidamo nabad-ilaalin ah deegaanada u dhexeeya Maamulka #Waqooyi-bari iyo #Somaliland. Ciidamadan ayaa la filayaa inay ka mid noqdaan kuwo ka socda Masar, arrintaas oo Dowladda Federaalka si gaar ah ugala hadashay mas’uuliyiinta Masar, kadib markii wafdi wasiirro ah oo ka socday Soomaaliya ay maalmihii la soo dhaafay ku sugnaayeen magaalada Qaahira.
Dowladdu waxay sheegtay in ujeeddada qorshahan ay tahay in lagu xasiliyo xadka labada maamul, loogana hortago colaado cusub iyo dhiig-daata, maadaama cabsi laga qabo in xiisado dagaal ay mar kale ka dhacaan goboladaas.

#XOG: Samatabixinta oo ku kala qeybsan hannaanka looga jawaabayo muddo kordhinta
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku kala qeybsan muddo kordhinta ay raadineysa Villa Soomaaliya.
Farriimo ay is dhaafsadeen Xubnaha ku haray Madasha Samatabixinta iyo Xoghayntooda ayaa lagu gorfeeyay sida looga hortagayo damaca Madaxtooyada. Dhinacyada Samatabixinta ayaa weli isku raacin go’aankooda iyo sidii loo soo saari lahaa war midaysan.
Shariif Sheekh Axmed, Cabdi Faarax Shirdoon iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxay qabaan in laga hortago hawshaas oo si rasmi ah mawqif looga qaato, lana soo saaro warmurtiyeed.
Xubno kale oo ay kamid yihiin Xasan Cali Khayre iyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa iyagana aaminsan in warkani uu yahay mid aan sal lahayn, sidaas darteedna ka hadalkeeda uu sharciyad iyo dhiirigelin siinayo Madaxweyne Xasan Sheekh.
Si kastaba, dhammaan xubnaha waxay isku waafaqeen in diidmo laga horkeeno qorshahan, waxaase lagu kala aragti duwan yahay sida loo wajahayo iyo goorta laga jawaabayo.

#xog muhiim
Xukumada wadani ee Somaliland waba kuwa dagalada beeleedka waliga beelaha gadabuursi dagaal kula jirta maxaa cadaymo u ah ?
Sawirka 1 waa odayada ciise djibouti ka tagay ee xamar tagay la kulmay nidamka muqdisho
2:waa xumada wadani oo isla kuwaa soo dhawaysay

#Xog Culus Isku shaandhaynta Wasiirada oo Galaafanaysa Wasiiro Culculus Sida SeeMore....
#Xog: Warar la helay ayaa sheegaya in fariimo rasmi ah loo diray maamulada Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland (gobolka Gedo), kuwaas oo lagu wargeliyay in doorashooyinka maamul goboleedyadaas ay si rasmi ah u bilaaban doonaan 20-ka bisha November.
Sababta waqtigan loogu soo beegay ayaa lagu sheegay inay tahay maadaama muddo-xileedka Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Guudlaawe, uu ku egyahay 12-ka November, isla markaana dowladda federaalka ay dooneyso in doorashooyinka maamulada dalka ay si isku mar ah u dhacaan.
Warar kale ayaa intaa ku daraya in Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), uu si adag uga soo horjeestay qorshahan, taasoo dhalisay khilaaf siyaasadeed oo cusub oo u dhexeeya Villa Soomaaliya iyo maamul goboleedyada qaar.

#XOG Muhiim ah
Waa Qayb yar buuga xeer ciise lagu sheegay Qof walba waa Soo baadhi karaa awdal saylac somalia ku qoran
Meel walba somalia ku qoran
Dhagalay dhan kalad u socotaye wax maqal
Waxa ku qoran oo kale diinta islamka qodobo ka Soo horjeeda Soo akhriya buuga 👇

#XOG Muhiim ah
School boodhinka ah ee saylac ka furay ismaciil Omer Geele shahadooyinka waxa ku qoran jamuuriyada somalia
@SomalilandNIA
Haayada sirdoonka Somaliland cadaymo waa kuwa wana Soo baadhi karaan
Arimo badan oo kale ku jira buuga xeer lagu yeedhay laftiisa !!

#Xog: Taliyaha Sirdoonka dalka Kenya, Nuuradiin Xaaji, ayaa lagu wadaa inuu magaalada Kismaayo tago subaxnimada hore ee Axadda, saacado kahor inta uusan halkaas gaarin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Safarkiisa ayaa la xiriira inuu kor joogteeyo wadahadalka iyo heshiiska ay wadaan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Axmed Madoobe.
Horay, dowladaha Kenya iyo Imaaraadka ayaa door weyn ku lahaa sidii heerkan la isugu soo dhowaan lahaa. Haddii arrintani dhacdo, waxay noqon doontaa fadeexad weyn oo ku saabsan dowladnimada Soomaaliya, maadaama ay ku soo beegmeyso saacado kaliya kadib markii xubno ka tirsan xukuumadda Xamse ay ku eedeeyeen mucaaradka iyo madaxda Puntland iyo Jubaland inay xalka Soomaaliya kala hadlayaan dalal shisheeye.

#Xog: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka QM, Dowladda oo kulammo diblomaasiyadeed ka waddo USA
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan shirka Qaramada Midoobay ee dhawaan ka dhici doona dalka Maraykanka.
Xogta la helayo ayaa muujineysa in Madaxweynaha uu wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Cali Omar Balcad, u diray si uu kulammo siyaasadeed iyo diblomaasiyadeed ula yeesho mas’uuliyiin Maraykan ah. Waxaa ka mid ah Senator Ted Cruz, oo hore ugu ololeeyay arrimo la xiriira #Somaliland.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkan ka faa’iidaysan rabta in ay xoojiso xiriirka diblomaasiyadeed ee USA, isla markaana ka hortagto dhaq-dhaqaaq kasta oo la xiriira taageerada ay Somaliland ka raadinaysay Washington.
Warar soo baxaya ayaa durba xaqiijinaya in Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Cali Balcad, uu la kulmay Senator Cruz, taas oo qeyb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka ee ilaalinta midnimada iyo qaranimada Soomaaliya.

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.8M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.2M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.3M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.4M followers

X 
@x
60.8M followers


























