Top Tweets for #yoocada
Qandaraskii #Waqoyi_bari la siiyay ee #Yoocada shaqadiisi waa ay bilaamatey😂.
#Yoocadii waa LOADING…👀

Geedkaas wali waa iga maqan yahay, qoladii Waqoyi bari ee #Qaandaraska qaadatey, Jamhuriyadii wey idin suugeysaa😂.
Dastuurka Dowladda Waqooyi Barri Soomaaliya Waxaa Ku qoran Xadka Koonfur Bari ee Dowladdu ledahay Waa Yoocada ✅

🚨 | The last remaining SSB military vehicles were nationalised today at Taliska aaga Bari, Oog under supervision of Kornayl Cali Barre.
They were taken to various frontlines from Dhuur-Madare to Shangeed. #Operation #Yoocada is about to start soon.
Xadka Jamhuriyada Somaliland la leedahay #FailedStateofSomalia Waa #Yoocada.
Waajibkuna dowlada Somaliland ayu saaranyahay iney so xidho Xaadkaas.
Insha allah waa laa gaadhii doonaa.

#Jiidali ilaa Xadhadhan iyo #Labida Gaatama ilaa #Yoocada inta u dhexaysa ciddii keenta Siyaasad aan ta #SSC_Khaatumo ahayn, waa in meesheeda lagu toogtaa.
Ninkani wuxuu ka tirsanyahay Wasaarada Diinta & Awqaafta Somaliland. Waxaa aad loogu xusuustaa inuu si adag ugu taageeray adeerkii @musebiihi xasuuqii uu ka waday #Laascaanood.
Maanta wuxuu isku sawiray geedka #Yoocada ee #Garoowe. Dowlada & shacabka PL waxaa looga fadhiyaa jawaab cad inay ka bixiyaan arinkaa.

Xagee buu ku danbeeyey bootada, goodis-ka & handadaadii #Yoocada & #Hangoolka?!
#Qadaat wayn, dadka iska hurdaa iyo looma ooyaan, waxaad maalin walbo caydaa, #Maanta waa kuu jeedaan!
#Cadaawad hurin, #Nacayb abaabulid, #Isku dir jookta ah & #Been abuur jookta ah iyo Yasid kaama dhamaato.
Isma maqashidee, Intaas waxaa kuu dheer @FaisalAliWarabe
#Fudeeyd #Aqoon la’aan & #XasilDarro & #Bahalnimo
Toloow kuwa aad masuul u tahay sideey u dhaqmi? Hanuunin ay u baahanyihiin!
Bal ugu yaraan #Mowqif yeelo ee ku dheganow wishi-washi, hunguri doon Adoo kale, waa waxa dalka waalay!
This is what is left of Somaliland!
No recognition, no more obsession with #Yoocada, no more Qaranka or SL National Army, no more fake elections or the facade democracy intended for western consumption. The secessionist administration is near collapse as there’s renewed civil war in the district of #Ceelafeeyn and new war started in the outskirts of #Hargeisa btw Habr Awal & #Garhajis.
The new tribal militia that @musebiihi recruited to fight against @SSCKhaatumo have turned their guns on one another.
@HoehneVirgil @HodoMure @EGaraad_

Geedkan #Yoocada ee aad loo hadal hayo, in la soo rujiyo oo #Oog lagu soo tallaalo ayaa ila quman.
Si markaa uu Qarankuna nidarkiisa u oofiyo Daraawiishtuna ay degaankooda si xor ah ugu tashadaan.
@MPMursalKhaliif @alihwarsame @alimohjama @AnalystSomalia @yGabobe @Qarrandoon
Hambalyo Hambalyo,Ciidanka Gacanlibaax oo maanta dufcadii ugu horaysay ku biirtay ciidanka Qaranka JSL Somaliland,Cadowgu haku quusto balanteenu waa Xuduudka Somaliland ee Yoocada.Guul Somaliland.

Cismanow, barri adoo barooranaya, yaan lagu arkin. Guul hal maalin ahi ma guul baa. Horta ciidankii Somaliland iyo saanadiisiba waxay hada joogan Oog, waxayna si khaso ah u bilaabayaan guluf aad ka qoomamayn doontaan. Waxayna inoo tahay #Yoocada iyo ka qaxa Garowe, Majertania...
Here are predictions that came true. Starting with myself. I repeatedly predicted the demise of the secession & Somaliland. See my article still posted in Wardheernews: “ The rise & fall of Somaliland”. But here are better unforgettable predictions.

If the fundamentally flawed argument of #Somaliland is, our border is #Yoocada, few KMs away from #Garowe, then is an act of urging unending conflict. Bcz, this border demarcation has set by the colonial powers, esp #British Admin. As the tree has dried, this concept is outdated!

Geedka #Yoocada xuduuda #Garowe iyo #Laascanood #LasAnod ee #Somaliland ku dagaalamayso in ay soo xirto. Yaab⚠️
Halka #SSC u dagaalamayso in aan #Somalia kala go’in✌️@HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre @musebiihi @SalahJama @VPsomaliland
Republic of Somaliland is in the final stages of a plan to seal its border with Somalia. Somaliland National Army will reach #Yoocada village in Somaliland border that passes 5km west of Garowe.
https://t.co/8oSj1Dlla6
" Hadii La Helo Soomaliland Lawada Lee Yahay Waxaa Fududaanaysa In Si Fudud Lagu Tago #Yoocada "
@ADENDEEQ @musebiihi @faaraxsheekh
#Aragtidayda
#Muwaadinimo
#Somalinimo
#WaqooyiVsKoonfur
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.2M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers
















